Maansadani waxay sheegaysaa astaamah xun xun ee ay leeyahiin dadka Soomaaliyeed.Soomali baan ahaySabadaydu waa meelSiman oo dagaal badanHaddii aan socdaal tagoAnigoo sibraariyoSolay jiidha qaatoWarankayga siibaneKu sibaaqa xaydhooSenga fuula mooyeeSahal looma mari karoSagal li'i ma nabadgaloLaba surin ku kulantaaMarkii ay salaantiyoSideed tahay dhameeyaanSu'aashoodu waa qoloNinba saamiguu yahayAnigoo sansaankiyoSawraca tilmaantiyoSaantayda oogadaSifo aan wadaagooSawir keliya leeyahaySixirkii qabiilkiyoSumadaydu waa qoloSinta CeerigaabiyoSabadii KismaayoodBoorama salkeediyoSurimada NugaaleedInta saylac joogtaaSadarada quraankiyoSuuradaa ilaahiyoSalligay wadaagaanSina kuma heshiiyaanWaan kuu sarreeyaaAnigaa suldaanka lehOo kaa sarkaal badanHadallada sillooneeSunta laga abuuraaSifa hayga weeyaanNoloshaydu waa subaxSamadoo irmaanooSidigtii lamaan tahayCaanii susumayaanU salaaxo gaawahaIyo seben guyaadooDhulka saac magooliyoSiman tahay dareentiiSahankaygu waa debedSacabada intaan furoSad shisheeye aan heloWaxa laygu sooraaAma laysaxeexaaWaa saanad qiiqdiyo
Leave a Comment