You are on page 1of 12

Dharaarihii UFFO Iyo Dr.

Aadan Yuusuf Abokor Waxa farxad ii ah inaan halkan idiinku soo gudbiyo si aad iila wadaagtaan milicsi guud-mar ah oo ku saabsan dheegag ka mid ah taariikhda qiimaha leh ee Dr. Aadan Yuusuf Abokor, laga soo bilaabo xilligii dhalashadiisa, waqtigii U ! iyo marxaladdan hadda. Dr. Aadan Yuusuf Abokor waxa uu ka mid yahay aqoonyahanka reer "omaliland ee waqtigoodii, waxbarashadii iyo wax-tarkoodiiba u horay #amhuuriyadda "omaliland. Waxuu ka mid ahaa dhalinyaradii mutadawiciinta ahaa ee xabsiga dheer u galay wax-u-qabashada dadkooda, ka dib markii ay isu baysteen xal-u-helista iyo maaraynta xaalado nololeed oo aad u qallafsanaa oo waqtiyadaa ku habsaday dadkii reer "omaliland ee xilligaa $oogay. %saga oo ka mid ahaa dhalinyaradii U ! ee sannadkii &'()-kii tacaddiga iyo xadhiga la isugu daray, markii uu damiirkoodu siin waayay inay ka $oogsadaan xaaladdii ay dadkoodu ku sugnaayeen, ka dib markii taliskii waagaa $iray ee "iyaad *arre uu gabay xilkii ka saarnaa goboladdii waqooyiga ee maanta "omaliland ah.

Dr. Aadan waxaan )+-kii "e,tember ee )-&&-kii kula kulmay xarunta hay.adda /0!102""%! ee magaalada 3argeysa, waqtiyadaas oo uu shaaciyey inuu ka fadhiistay masuuliyaddii hay.addaas oo uu afar iyo toban sannadood hayay. Waxaan la yeeshay waraysi dheer oo uu si mug leh ugaga hadlay dharaarihii U !, sidii lagu xidhay, sababtii loo xidhay, $eelkii )- #irow ee lagu xidhay, sidii ay uga soo samata-baxeen xadhigii ciqaabta ahaa ee )- #irow, xilligii iyo qaabkii loo soo daayay, kulankii dhex-maray iyaga iyo "iyaad *arre, wixii ay waqtiga isku dhaafin $ireen, markii la soo daayay halkaa ay wax ka bilaabeen, aragtidiisa "omaliland ee hadda iyo arrimo kale. 4a hor inta ay naan guda gelin dulucda xog-taarikheedkan bal aynu ku horrayno5 waa kuma Dr. Aadan Yuusuf Abokor6 Dr. Aadan sannadkii &'78-kii ayuu ku dhashay magaalada 3argeysa, isaga oo + $ir ah ayaa loo qaaday magaalada 9adan ee dalka Yamen oo waalidkii degenaa. 3alkaas ayuu ku qaatay waxbarashadiisii hoose, dhexe illaa sare. %saga oo wax ka baran $iray %skuulo ay dowladdu leedahay oo uu maamuli $iray gumaystihii ingiriiska, maadaama oo Yamen uu waqtigaa guumaysan $iray %ngiriisku.

Waqtigaa uu dugsiga sare dhammeeyey oo ahayd &'8:-kii waxay ku soo beegantay xilli ay Yamen ka socdeen dagaallo xornimo-doon ah oo ay wadeen #abhad Yamaniyiin ah, iyada oo dadkii "oomaalida ahaa ee waqtigaa Yamen ka soo yaacay loo yaqaannay ;<abbadi keentay.= Dr. Aadan isagu "oomaaliya muu soo qaban ee waxa uu u kacay dhinaca >aaradda Yurub. Waxaana uu markab dalxiis ka raacay Yamen isaga oo uu wehelinayey nin ay saaxiib ahaayeen, iyaga oo tegay dalka ?alyaaniga una sii dhaafay #armalka. Waxaana ay halkaa u tegeen inay $aamacad ka galaan. Dowladii #armalku waxay u sheegtay inay deeqaha warabasho siiyaan dawladda "oomaalida oo aanay $irin wax deeq warabsho $aamacadeed ah oo ay cid siin karaan. %saga oo halkaa ku sugan ayuu la xidhiidhay walaalkii @uuse Yuusuf Abokor A@uuse ?uurB oo $oogay dalka /oland iyo labada nin oo kale oo kala ahaa Dr. @axamed 9ali "anqoole iyo Dr. @axamuud oo halkaa caafimaadka ka baran $iray, kuwaas oo uu u sheegay inuu u baahan yahay scholarshi,-$aamacadeed. Waxaana uu nasiib u helay inuu helo scholarshi, uu ku baranayo caafimaadka. @uddo sideed sannood ah ayuu /oland $oogay oo uu waxbarashadiisa #aamacadeed ku diyaarinayey. &':8-kii ayuu digtoorku soo dhammaystay waxbrashadaa-$aamacadeed ee uu ku qaadanayey dalka /oland, isaga oo hal sano ka soo shaqaynayay cusbitaallada dalkaa uu wax ka baranayay, waxaana uu soo bartay daawaynta cudurada guud. &'::-kii ayuu go.aansaday inuu waddankiisa hooyo dib ugu soo noqdo, waxaana uu ka soo degay magaalada <amar. "haqadiisii ugu horaysay ee dhakhtarnimo-na waxa uu ka bilaabay Digfeer oo ahaa cusbitaalka guud ee <amar. %ntii u dhexaysay &':: ilaa &':'-kii ayuu ka shaqaynayay cusbitaalka Digfeer. &'(--kii ayaa Digtoorka loo soo beddelay cusbitaalka guud ee 3argeysa, ka dib markii uu codsaday in xaggan loo soo beddelo. @arkii uu dhawr bilood $oogay ayaa loo magacaabay agaasimaha 9usbitaalka 3argeysa. Waxa uu la kulmay xaalad aad u liidata oo ka $irta cusbitaalka, taas oo salka ku haysay cadaadiskii baahsanaa ee taliskii Af-weyne ku hayay dadka reer "omaliland ee waagaa 3argeysa ku noolaa. "i wax looga beddelo xaaladdaa uu ku sugnaa cusbitaalku waxa uu Dr. Aadan isugu yeedhay

dhallinyaradii aqoonyahanka ahaa ee dalka ku soo noqday iyo dadkii ganacsatada ahaa, iyaga oo shir ka yeeshay sidii wax looga qaban lahaa xaaladda cusbitaalka, waxbarashada iyo arrimaha kale ee bulshada.

Waxa kale oo xilligaa waddanka ku sugnaa Urur dhakhaatiir ah oo la odhan $iray 1ermany Amergency Doctors, oo adeegyo caafimaad u fidin $iray dadkii ku $iray xeryaha qaxoontiga ee 3argeysa u dhawaa. Waxaana Dr. Aadan iyo qolyihii la shaqaynayay ay ururkaas dhakhaatiirta ah ka codsadeen in dadka xanuunsanaya ee xeryaha qaxoontiga la keeno cusbitaalka oo lagu daaweeyo, iyagiina way ka ogolaadeen oo markii ay xaaladda cusbitaalka qiimeeyeen waxay ogaadeen inay wax ka qaban karaan. Waxaana ay xilligaa cusbitaalka u qoondeeyeen miisaaniyad dhan ) milyan oo lacagta #armalka ah, iyaga oo mar kasta keeni $iray dhakhaatiir mutadawiciin ah oo bil illaa laba bilood amma sannad-ba cusbitaalka $oogi-$iray. @arkii cusbitaalka qalab cusub la keenay, lacagna la keenay ee qoladii $armarka ahayd dawooyinkii keeneen, ayuu cusbitaalkii noqday ku ugu wanaagsan "oomaaliya. 3awshii halkaa kumay $oogsan ee kooxo kale oo dhalinyaro ah, ayaa iyaguna si tabaruc ah dugsiyada wax dhigis uga bilaabay. 4ooxihii C""-ta iyo nabad-sugidda ee ku sugnaa 3argeysa ayaa illaa afweyne gaadhsiiyey hawlaha ka socda waqooyiga iyo abaabulka wax-qabasho ee lagu hawlan yahay, taasoo ka hor imanaysay qaabkii loogu talo-galay in dadka reer "omaliland ee xiligaa $oogay inay nolol xun ku noolaadaan. 3addii aynu intaa ka soo gudubno, waxaynu hadda si toos ah u dhex muquuranaynaa qaybtii ugu muhiimsanayd ee nuxurka qoraalkeenna. Waxuu Dr. Aadan oo si faahfaasan uga xog-warramayaa su.aal la xidhiidhay qaabkii loo xidh-xidhay kooxdii U ! iyo sidii loo asaasay-ba, waxuuna ku $awaabay oo uu yidhi5 ;Waxa dhacday markii aanu halkaa wax marinaynay in aanaan $oo$in ee aanu halkaa shirarkayaga ka sii wadannay. "hirarkaasna kolkii danbe waxa aanu kaga hadli $irnay waxyaabaha cadaadiska ah ee lagu hayo waqooyiga haddii ay tahay xagga siyaasadda iyo dhaqaalahaba. %llayn berigaa 0a$iimka dad badan ayaa u shaqayn $iray oo isugu $iray nabad-sugidda amma kooxii loo yaqaannay dhabar-$ebinta iyo hay.ado badan oo sir-doon ah, wararkii illaa <amar iyo

taliskii Af-weyne ayay gaadheen. Ciman Wufuud ah oo Af-weyne uu <amar ka soo diri-$iray kuna soo odhan $iray Dsoo de$iya reer waqooyigii wuu kacsan yahaye.. Cimankaasi way yimaadaan oo way nala hadlaan, annaguna wixii waddanka ka $ira ee dadku ka cabanayeen ayaanu ku dhiirannaa oo aanu u sheegnaa. arrimuhu waxa ay berigaa ku wanaagsanaayeen marka ay weftigu yimaadaan waxa ay odayaashu ku odhan $ireen DAnnaga dhalinyarada-yada ayaa noo hadlaysa oo sheegaysa wixii dhibaatooyin ah ee $ira.. %yaguna may hadli $irin, annaguna waanu ku dhiiran $irnay oo qolaadaa ka socota 0a$iinka <amar wax walba waanu u sheegi $irnay. <illigaa oo ahayd &'(&-kii waxa $irtay waraaq yar oo #oornaal ah oo magaceeda U ! la odhan $iray, taas oo qarsoodi ahayd laguna qori $iray wixii duruufo ah ee dadka haysta, wacyiga dadkana kor loogu qaadi $iray, ayaa u gacan-galay qoladii sir-doonka. @anuu ahayn $oornaal caadi ah ee waxa lagu daabici $iray ?eeb, waxaana ku qornaan $iray DCinkii helawba $oornaalkaas sii badi oo dad kale gaadhsii.. "idaas ayuu dadku isku gaadhsiin $iray. Warqadii markii la helay waxay gaadhay dowladdii Af-weyne, waxaana dawladdii bilawday in dhalinyaradii la xidhxidho. @arkii ugu horreysayna waxa la xidhay laba nin oo naga mid ahaa-- waa Maxamed Baaruud iyo Axmed Jabane oo imika 9anada $ooga, waxaana lagu xidhay nabad-sugidda oo ahayd meeshan ay imika yihiin wadaaradda arrimaha dibadda iyo Eaanta socdaalku. @arkaa annagana waa na loo sheegay in nala xidhayo oo qolada C""-ta waxa ku $iray niman reer waqooyi ah, kuwaas oo noo warrami $iray naguna odhan $iray Didinkana waa la idiin soo socdaa oo waa la idin xidhayaa.. Anigu waan ogaa in la xidhayo oo xafiiska Axarunta cusbitaalka 3argeysaB ayaa la igu yimi oo la igu yidhi DAdiga caawa ayaa laguu imayaa oo lagu xidhayaa.. 3addana annaga oo og in nala xidhi doono ayaan midkaayana waddanka ka baxsan oo aanu $oognay, oo aanu nidhi ha la ina xidho oo bal aynu eegno waxay sameeyaan. %s-la habeenkii aniga oo guriga $ooga ayaa duub-castii amma millaterigii oo gurigaysa ku wareegsan la iga toosiyey, waxaana ay i toosiyeen kowdii habeennimo. Waxaana la socday koox C"" ah laga soo diray <amar, oo kuwii 3argeysa way aamini waayeen. @arkaa xaas maan la hayn ee solone AkeliB ayaan ahaa. D"oo bax. ayay igu yidhaahdeen waad soo noqon doontaaye, markaa wax dhar ah maan qaadan. 4olkii aan debedda u soo baxay ayaan arkay gurigii oo ay ku wareegsan yihiin qoladii duub-casta ahayd. Waan soo raacay oo meesha Eaanta socdaalka oo berigaa cusbaa oo aanu weli la waree$in Eaanta socdaalku, ayaa la igeeyey oo ay xarun ka dhigteen todoba C""-ta ah oo laga soo diray <amar madax-na uu u ahaa nin la odhan $iray 9ali <useen, oo ahaa ninkii qolada $abhadda ""D -ta ee @a$eerteen ku takhasusay ee gamta AlaayeyB u $oogsaday. Waxaana uu ahaa nin aan naxariisba lahayn oo dhiigyo-cab ah, qolada uu watayna waxay isugu $ireen Daarood, 3awiye iyo qolyooyin kale laakiin %saaq kumuu $irin. Cin sheekhaal ah oo u garaaci-$iray ?eebka ayaa ku $iray oo isagan ay 9%D-da ka soo kaxaysteen. "idii habeen kasta dhawr qof loo soo qabanayay ayay tiradayadii gaadhay dhawr iyo labaan qof, oo gurigaa iyo mid kale ayaanu ku $irnay oo qof walba qol goonni ah ayay ku xidheen, iyagoo katiinad nagu xidhi $iray habeenka ay na waraysanayaan. Waxaana waraysigii socday afar bilood, dhammaan shirarkii samafalka ahaa ee aanu isugu iman jirnay axa ay ka dhigeen shirar siyaasi ah oo lagu in!ilaabayo do ladda "oomaaliya. @aalintii afartii bilood dhammaatay ee ay kiiskoodii diyaarsadeen, ayaanu ogaannay qodobada ay doonayaan in na lagu qaado, kuwaas oo wada ahaa qodobo dil ah. @arkiiba waraaqo ayaanu qornay oo inta aanu dad u dhiibnay ayaa suuqa la geliyey, annaga oo ku qornay in maxkamadda nala gaynayo oo qodobo dil ah na lagu qaadayo. )--ka bisha ebruary ee hadda loo aqoonsaday maalinta dhalinyarada "omaliland waxa ay ku timi, iyadoo ardaydii dugsiga sare ee aarax !omaar oo soo rawaxday oo filaayay in maalintaa na la keenayo maxkamadda ayaa waxay la kulmeen gaadhi shebegle ah oo maxaabiis siday, dabadeedna shiid ayay ku bilaabeen askartii iyo maxaabiistii. @arkii ay xaaladdu halkaa maraysay ayaa iskuulladii kalena laga soo dareeray sida )8-ka #une iyo qaar kale, kolkaasaa maxkamadii la isugu wada yimi, oo ardaydii meel walba qabsatay. @arkii uu booliskii ku filnaan waayay caabiskii ka hor imanayay ayaa millaterigii uu xilligaa 1aanni haystay la soo saaray, oo dabaabadahoodii iyo *eebeeyadoodii wata. Dhawr arday oo aan filayo ilaa saddex arday inay ahaayeen ayaa berigaa ku dhintay. @arkaasaa

magaaladiina bandoo la saaray. @arkii arrintii yara degtay waxoogaa, ayaa annaga maxkamadii )(-kii ebruary nala keenay. Waxa na lagu qaaday maxkamadii *adbaada oo aan qofka loo ogolayn inuu hadlo amma aan waxba la waydiinayn, laakiin looyar ayaa lagu qabanayaa oo kuu hadlaya. "i kasta ha ahaatee, waa maxkamaduun dadka la tusayo in maxkamad lagu taagay, laakiin go.aanka horeba loo gaadhay. Waxa na lagu xukumay xukunno kala duwan oo saddexdii noogu horeeyey oo kala ahaa5 Maxamed Baaruud# Axmed Jabane iyo Maxamed $aaji Maxamuud %umar $aashi waxay ku xukumeen dil, aniga iyo niman badan oo kale waxa ay ku xukumeen xabsi daa.im, halka ay qolooyin kale kaga xukumeen )F sano, +F sano iyo xukunno kale. Waxa ay maxkamaddii xukuntay )- ka mid ah )( yagii. Waxa ay sii daayeen ( qof oo ay yidhaahdeen iyagu waxba may ogayn. @arkii uu xukunkii dhacay ayaa waxa <amar u duulay ninkii C""-ta haystay ee ina "iyaad *arre qabay iyo %na Eax-was oo arrinta yada loo soo diray. @arkii uu xukunkii dhacay ayay <amar tegeen oo ay Af-weyne la kulmeen, kolkii rabashaddii dhacday ay $oogsan wayday ayuu xukunkii ka $ebiyey saddexddii dilka ahaa wuxuuna ugu beddelay xabsi daa.in. #eelka 3argeysa ayaanu ku $irnay sideed bilood. Wax kalena ugu maanaan $irin ee waxa la doonayay in dadka la de$iyo, oo waxa ay lahaayeen !ctober marka la gaadho ayaa la saamaxayaa oo @adaxweynuhu cafinayaa. @arkii !ctober la gaadhay ayaa <amar na loo qaaday, dabadeed !doyaashii ayaa 1aanni u yeedhay oo isna 4itaab ayuu gacanta u saaray in na la soo cafinayo, iyaga A!doyaashaB laftoodu sidaa ayay aamin sanayeen, illayn odaygu cidna waxba umuu sheegine. @arkii nala qaaday ee <amar nala geeyey ayaa annaga oo laba habeen $oognay, waxa habbeenimadkii la keenay baabuurtii shebegga lahayd ee @illateriga kolkaasaa na lugu guray oo toos na loo geeyey meel la yidhaahdo &' Jiro oo &(- 4@ u $irta *aydhaba. @eeshaasi waa meel aan cidna loo ogolayn inay u soo dhawaato ilaa F 4m dhinac kasta, reer-guuraa meesha maraya mooyee cid kale uma soo dhawaan karto. Waa meel #eel ah, oo waa halkii ay ku xidhnaayeen %na-cigaal A@adaxweynihii geeriyooday ee "omalilandB iyo Abshirkii reer /untland. Waxaana la soo daayey markii annaga ebruary nala gaynayay maxkamadda bishii ka horeysay ee #anuary. Waa $eel qof walba keligii qol lagu xidhayo oo cid is-arki maysaan. @aalinta lagugu xidho ayaa kuugu danbaysa qof aad aragto, wuxuum-baad is-arkaysaan ninkaa gaadhka ah ee furaha sida iyo marka ay saddexda waqti raashinka kuu keenayaan laakiin cid kale oo aad arkaysaa ma $irto. Waxa ay markaa nagu kalliftay, Cin naga mid ahaa oo Yuusuf (aydh la yidhaahdo oo isaga waraaq laga helay markii na la geeyey meesha A#eelkaB. Waraaqdaas-na uu u diraayey nin sucuudiga $ooga oo uu ku lahaa D"C@-ta taageera oo Afweyne iska celiya. ayaa laga helay shanddadiisii markii nala geeyay )- $irow. Cinka meesha haystaana waa nin yar oo @areexaan ah oo markii hore isba-toore ahaa, haddase kornayl ah. Waxa uu yidhi Dkan isaga GYuusuf 1aydhH ifka ka qariya, oo waxa aad gaysaan meel shishe oo silsilado ku xidha.. @arkaa isaga waa na laga fogeeyey oo waxay ku xidh-xidheen silsilado ay lugaha kaga xidheen oo uu suuliga uun gaadhi karo. 3abeen kasta inta uu yidhaa iigu yeedha ayuu hor dhigaa kafanta iyo baaskoolad, kolkaasuu ku yidhaahdaa Dhaddii Cimankaa aad waraaqda u qoraysay aad i siin waydo magacyadooda baaskooladdaas inta aan madaxa kaaga dhufto ayaanay cid danbe iskaa waydiinayn.. 3abeen kasta wuu argagixin $iray. Yuusuf-na wuu diiday inuu magacyo siiyo, waayo wuu ogaa haddii uu magacyada siiyo in "afaaraddii xumayd ee "ucuudigu inay nimankaas dhibaato u gaysanayso. Yuusuf oo dhibaatadaas soo maray ayaa markii danbe na lugu soo celiyey, oo laynka-yagii ay qolalkayagu ku yaalleen ayaa lagu soo celiyey. Yuusuf markaa xoog ayuu u soo dhibaatooday oo habeen iyo maalinba wuu ku xidhnaa albaabku oo madow ayuu ahaa qolkiisu lagamana furi $irin albaabka. Waxa uu u baahday inuu la hadlo ninka saaxiibkii ah ee ku xiga, dabadeedna gidaarka ayuu soo garaaci $iray, saaxiibkiisa ku xigaana wuu soo garaaci $iray oo waan noolahay ayuun-bay arrintu ahayd. Waa tan la yidhi Dnecessity is the mother of inIention.. >ofka marka ay baahidu ku badato maskaxda ayuu ka sheqaysiiyaa oo wuxuun-buu qofka beni.aadamka ahi soo saaraa. @arkiiba waxa uu ka fikiray wixii la odhan $iray GD3%%D3AADAH ee ay ku wada hadli $ireen maraakiibtu, dabadeedna waxa uu ogaaday in waxaasi yahay wax la garaaci karo. @arkiiba waxa uu bilaabay Al,habet G%nuu xarfo u beddelo garaaca gidaarkaH, waxa uu ka bilaabay A laa J sidii uu isugu gay-gaynayay.

Dhibtaada keliya ee na haysatay waxay ahayd in qofka kugu xiga aad u sheegto oo aad ku tidhaahdo Dwaar waxan aan garaacayaa waa xarfo ee qoro,. haddii aad intaa ka gaadhsiiso isna wuu qoranayaa oo gidaarka ayuu ku qoranayaa, dabadeedna wuu xafidayaa markaasu masaxayaa. @axaayeelay galab kasta waa la baadhaa qolalka. %nta badan askariga gaadhka hayaa marka ay sanqadhiisu kaa yara fogaato ayaa qofku inta uu albaabka shebegga ah istaago ayuu odhanayaa Dwaxan aan garaacayaa waa xarfo ee qoro.. %sna sidaas ayuu ku qoranayaa. <arfihii ayaanu dhammaantayo is-gaadhsiinnay, oo waxa ay noqotay inaanu si caadi ah u wada hadalno. Aroortii marka aanu soo toosno ilaa habeenkii gidaarkaas ayaanu ka wada sheekaysan $irnay. Waxa dhacday in rag halkaa qur.aanka iyo tafsiirkaba laga baray, oo laba nin oo mid tafsiirka yaqaanay midna aanu aqoon ayaa halkaa tafsiirka iska baray. 4an @areexaanka ah ee #eelka haystay oo noo ogolaa uun 4itaabka qur.aanka, ayaa aniga ii ogolaaday inaan shandaddayda kala baxo buug (-- oo bog ahaa kaas oo aan qolka ku dhex haystay. @arkaa waxa xanuustay @axamed *aaruud oo igu xigay, waxa ku dhacday wuu fadhiisan kari waayay, habeenkiina hurdo ayuu iska waayay, haddii uu seexdana wuu sasayaa. kolkaa waxa uu ka baqanayay waalli oo wadnaha ayaa aad u garaacayay. ?ii dhakhtarnimada ayaan ku isticmaalay inaanay waxani dhibaato lahayn, aniga oo si ,sychology ah u isticmaalay in waxani tahay cidhiidhiga uu ku $iro oo dhakhtarnimadii ayaan hadal ku waday, inuu $imicsi sameeyo ayaan u sheegay. Wixii markii ay waxba ka tari waayeen, ayaan buuggii soo qaatay oo waxa aan ku idhi D*uugga ayaan kuu akhriyayaa ee dhegayso.. *uugga markii aan gidaarka uga akhriyey fikirkii uu ka fikiryey waad waalan doontaa oo wadnaha ayaa iskaa-taagi ayaa meeshii ka baxay, oo waxay noqotay inuu sheekadan wanaagsan uun dhegaysto, oo faraha ayaan maryo isaga duubay si aanu gidaarku wax ii yeelin. Aroortii illaa galabnimadka ayaan buugga u akhriyi-$iray, oo habeenkii waa madow oo buugga lama arki karayo ee kolka uu habeenkii seexdo ee uu salalo, ayuu i toosin $iray oo sheeko caadi ahK.illaa caruurnimadii ayaanu ka sheekaysan $irynay. "idii ayuu ku degay oo uu xanuunkii kaga ladnaaday. *uuggiina waxa aanu ku dhammaynay laba bilood iyo dheeraad. @uddo gaaban-na way nagu qaadatay inaanu fartaa ku xafidno. "i kasta ha ahaatee, waxa aanu meeshii G$eelkiiH ku $irnay muddo todoba sannadood ah. Waxa nala xidhay markii hore &'(&-kii bishii CoIember, waxa aanu halkan $oognay G3argeysaH ilaa bishii !ctober &'()-kii. Waxaana nala soo daayay oo aanu )- #irow ka soo baxnay &'('-kii, ka dib markii @araykanku cadaadis saaray Af-weyne, oo wakhtigaa dagaalkii qaboobaa ayaa dhammaaday, oo waxa meesha ka baxay @araykanku wixii uu kelitaliyeyaasha sida Afweyne uga baahnaa. @arkaa waxa noo hadli $iray ururo badan oo ay ka mid ahaayeen Amnesty %nternational, African Watch iyo American Academy of "cience oo ah akademiyadda culuumta sayniska ee @araykanka oo waxa ay leedahay qayb xuquuqda aadamaha raadisa, iyaguna aad ayay noogu hadli $ireen oo cadaadis ayay saari $ireen dawladda @araykanka, intii hore cadaadiskoodu wuu shaqayn waayay ee markii la gaadhay &'('-kii ee uu @araykanku arkay inaanu digtaytar iyo "iyaad *arre u baahnayn ayuu lacagtii ka $oogoiyey. Waxaana uu maraykanku ku yidhi Dlacagtaa bixin maayo illaa aad sii dayso wixii maxaabiis ah ee siyaasad u xidhan.= "iyaad *arrena &'('-kii lacag wuu u baahnaa oo dagaallo ayaa ku socday oo "C@, ""D iyo iyo %toobiyaba dagaallo ayaa kaga socday. @arkaa lacag ayuu u baahnaa oo waatii shilinka "oomaaliyeedna baaba.bay ee dhaqaaluhuna hoos u dhacay. >of nagumuu reebin oo wuu na soo wada daayey. #eelkii dhammaa ee )- #irow waxaa nagaga hadhay oo keliya nin %toobiyaan ah oo lagu soo qabtay dagaalkii &':: "oomaaliya iyo %toobiya dhex maray. Dhammaan wixii siyaasad u xidhnaa ee xitaa meelaha kale ku xidhnaa wuu soo daayey. @arkaa kolkii hore ayaan sheekada kaa illaabaye )- #irow &7 qof ayaa na lagu geeyey oo Afweyne ayaa yidhi Dwixii toban sano ka yar ku haya $eelka <amar.= Eix ayaa ka yaaraa &- sano oo naga hadhay. Eixdaa qof saddex waxa lagu xukumay siddeed sannadood, saddexda kalena min saddex sannadood ayaa lagu xukumay. @arkaa iyagu way naga horreyeen oo way dhammaysteen xadhigoodii. &7-ka yagii ku xidhnaa )- #irow ayuun-baa la soo daayey. "oodayntayadu mid ca$iiba ayay ahayd oo na looma sheegin. 1alabnimadkii ayuun-baa qof kasta waxa loo keenay garan cad iyo macawis cusub. Waanu yaabnay illayn weligayaba waxba namay siin $irin oo waxa yaga oo googa.ay ayaanu toltolan $irnay. 1idaarka ayaanu ka wada hadalnay annagga oo isku leh5 DWaar maanta maxaa $ira6. @arkaa 9iidna may ahayn ee munaasibaddii ayaanu garan waynnay. 4olkii

cashadii garawga ahay nala siiyey ee meeshii la nagu xidhay, ayaa fiidkii markii uu shaacu madoobaaday nin walba laga furay qolkii uu ku xidhnaa. Waxaanu maqalnaa uun sanqadhan la furayo albaabada, waanu yaabnay illayn weligayo xilligaas oo kale nagamay furin.e. @arkaasaa nala kaxeeyey oo nala geeyey qol uu fadhiisan $iray ninka $eelka haysta. Aniga saddex qof ayaa iga horeeyey oo markii aan soo fadhiistay ayaan eegay saddexdii qof ee iga horreeyey kolkaasaan garan waayay. 3adda waa nimankii aanu saaxibbada ahayn ee aanu wada xidhnayn. ?odobadii sano ee aanu xidhnayn ayuu mid waliba isbeddelay. @id lafo noqday oo caato noqday, mid caddaaday oo $idhkiisu qorrax la.aantii isbeddelay intii uu $eelka ku $irayKqof waliba wuu is beddelay. Wada-hadli mayno.oo inta labadii habeennimo baabuur badan oo Eaankuruusarro ah la keenay ayaa nala saaray annaga oo katiinadaysan. @arka aad $eelka ka baxayso iyo marka aad soo gelaysaba indhaha ayaa lagaa xidhayaa si aanad u ogaan waddada la marayo. *aydhabo marka la gaadho ee aad aragto laydhka *aydhaba ayaa lagaa furayaa maradii indhaha kaaga xidhanayd, laakiin katiinadu way kugu xidhnaanaysaa. @arkii aanu *aydhabo maraynay ayaanu garannay inaanu <amar ku soconno oo inay ra$adu yara wanaagsan tahay ayaanu dareennay. 4olkii hore maanaan garanayn in nala tooganayo iyo in meel kale na loo wado. Eabadii 3abbeenimo ayaa nala geeyey <amar sidii na loo sii waday ayaa nala geeyey @adaxtooyadii, waxaanu is hortaagnay qolkii Afweyne oo ninkii ugu horreeyey ee na arkay isaga ayuu ahaa. Afweyne waxa uu isaga hadlay nac-nac iyo wax bilaa macne ah. Cin kasta waxa uu waydiiyey5 ;@a qabtaa dembigii lagugu xidhay.= @arkaasaa nin kastaa ku yidhi5 ;@ayee ma qabo.= *al inuu waalan yahay iyo kale todoba sannadood ka dib ayuu na waydiinayaa in aanu dembigii qabno iyo in kale. @arkaasuu nagu yidhi5 ;Anigu waxba ma xidho ee wax ayaan soo daayaa ee nimankii idin xidhay waa iyaga iyo ilaahood.= Waxaas ayuu isaga hadlay. 4olkaasuu nagu yidhi5 ;"oomaali dhiigeedii wuu datay, waqooyigii wuu ku daayay, 3argeysi way ku daysay, *urco way ku daysay.= Waxa uu noqday ninkii ugu horreeyey ee noo warramay, waxaana uu u $eeday meeshii cidi kumay hadhin ee dadka inii kale qaxoontiga ayay $oogaan. Annaga oo yaaban oo leh waar tolay miyuu waashay waxan uu ku hadlayaa waa maxay, ayuun-buu yidhi ;!rdoo guryahoodii geeya.= @id yar oo noogu yaraa lana yidhaahdo 9abdiraxmaan @asalle ayaa yidhi5 ;!o @adaxweyne gurigan aad sheegaysaa waa maxay soo digan leh 3argeysi way ku daysay.= @arkaasuu gartay inuu khaldamay oo uu yidhi5 ;Waar orda qaada oo hudheel geeya.= 3udheel ku yaalla <amar ayaa nala geeyey oo bac lacag ah ayaa na loo dhiibay. Waxaana hudheelkii noogu yimi dadkii reer waqooyiga ahaa ee ogaaday in nala soo daayay. *acdan lacagta ah ee na loo dhiibay waxaanu u haysannaa in lacag badan na la siiyey. @arkii aroortii aanu ka quraacannay ayaanu bacdii lacagta ahayd u dhiibtay mise waxba kamay soo hadhin. *acdii dhammayd ee lacagta ahayd waxay noqotay qutaacdii. @arkaas ayaanu ogaannay sida ay lacagtu u baaba.day.

@arkii ay dadkii noo warrameen oo mid kasta oo naga mid ah war aan fiicnayn loo sheegay, mid la yidhi aabahaa ayaa dhintay, mid la yidhi walaalkaa ayaa dhintayK..aniga aabbahay ayaa dhintay intii aan xidhnaa. Cin kale oo aan kuu sheegayay oo @uuse ?uur oo la idhan $iray oo mutacallim ahaa isna 3argeysa ayuu ku dhintay oo madaafiicdii 3argeysa lala dhacayay ayuu ku dhintay. @arkaa nin walba war xun oo caynkaas ah ayaa loo dhiibay, kolkaas ayaanu tashannay oo waxaanu iswaydiinnay maxaynu qaban karnaa6 Waxa kaliya oo aanu ku tashannay inaanu dadkii la xidhiidhno oo #abuuti ayaanu tagnay, waxaanu uga soo gudubnay %toobiya oo xeryihii qaxoontiga ayaanu soo marnay oo dhibaatada taagan ayaanu aragnay. @arkaa ayaanu u tagnay qoladii "C@-ta ee Diridhaba, haddana waxaanu booqannay ciidamadii "C@-ta ahaa ee $iidda hore $oogay. Annaga oo gubaabo iyo mahadnaq u $eedinnay. Waxay soo socotaba waxaanu samaysannay urur samafal ah oo la odhan $iray "!0A, kaas oo aanu ugu talo-galnay inaanu wax ugu qabanno dadkeenii qaxoontiga ku sugnaa. @arkii dalka la soo galay &''&kiina ururkii ayaanu sii wadnay, annaga oo aad uga shaqayn $irnay dayac-tirkii iskuullada iyo waxyaabihii danta guud ahaa. 3alkaa ayaanu ka sii wadnay hawlihii samahafalka. @arkaa shaqada hay.addan /0!1A02""%! waxaan bilaabay &''(-kii, waxaan ka shaqaynayayna &7 sano. "haqada ugu weyn ee ay /0!1A02"%! qabatay waxa weeye sidii ay wax badan ula qaban lahayd waxan la yidhaahdo ururada rayidka. %skata oo aanu ka shaqaynnay caafimaadka, 3%LMA%D"-ka iyo deegaanka. Eaakiin halka ugu weyn ee ay xoogga saartay waa ururada bulshada. "annadkii &''Fkii ayay /0!1A02""%! xafiiskii ugu horreeyey ka furatay 3argeysa, walow xilligaa ay ururada rayidka ahi yaraayeen haddna way cusbaayeen oo khibrad hore may lahayn. Waqtigii Afweyne-na lama ogolayn ururada rayidka ah. Waxaanu xilligaa la shaqayn $irnay 3ALAY!9! iyo CA1AAD oo &'':kii samaysantay. Ururadaas ayay ahaayeen kuwii markii hore aanu la bilawnay. /0!1A02""%! waxay soo shaqaalaysaa dad a$anebi ah oo khibradda, aqoonta iyo farsamadaba kala shaqeeya ururadeenan rayidka ah.

"!CY! markii la asaasay ee )--+-diiba wada-shaqaynta waanu la bilawnay. Waxaanu markii ugu hoorraysay-ba aanu u keennay gabadh filibiiniyad ah oo aad u soo dhistay "!CY!. Waxaana ay soo dhisaysay saddexdii sannadood ee ugu horreeyey, taas oo sababtay inay noqdaan urur bisil illaa haddana sidii ayay /0!1A02""%! ula shaqaysaa "!CY!. Ururada danbe ee aanu la shaqaynayna waxaa ka mid ah 1AL! oo markii hore *erbera degenayd haddase degan 3argeysa, *urco iyo 9eerigaabo. Waxa kale oo aanu la shaqaynay qolo kale oo !/A1 la yidhaado G orum for ,eace and goIernanceH. Dhinaca 3%LMA%D"-ka waxaanu kala shaqaynaa ururka dhalinyarada ee 3YDA. Waxa kale oo aanu cusbitaalka weyn ee 3argeysa kala shaqaynnaa dawooyinka la siiyo dadka la nool xaruunka A%D"-ka. Waxa kale aanu la shaqaynaa urur ?AE!WADAA1 la yidhaahdo oo daryeela dadka xanuunkan la nool. 3awlihii doorashooyinkana waanu ka qaybgalnay sida tii *aarlamaanka iyo tii madaxtooyada ee kal hore dhacday. Waxaana aanu keennay goob-$oogeyaal caalami ah oo korka kala socday doorashooyinkaas. Waxa kale oo aanu buugaag ka qornaa aqoonsiga "omaliland maadaana oo ay "omaliland ga.doonkan GisolationH ku $irta si ay ga.doonkaas uga baxdo. *uuggii ugu horreeyey ee aanu arrintan ka qornay waxaa la yidhaahdaa ;*29!@%C1 "!@AE%EACD= waxaana qoray nin aanu lacag siinnay oo la yidhaahdo @ark *. waxaana ku $ira taariikhdii "C@, asaaskii "omaliland ilaa hadda. >of kasta oo a$anebi ah oo doonaya inuu "omaliland wax ka ogaado haddii uu buugan akhriyo way ku filan tahay.= Dr. Aadan Yuusuf maadaamoo uu dhibta intaa le.eg uu soo mutay "omaliland, waa maxay aragtidiisa ku waa$ahan heerka "omaliland marayso, isagoo arrintaa sharraxaad ka bixinaya waxuu ku $awaabay oo uu yidhi5 ;3orta "omaliland marxalad adag ayay ka soo gudubtay, wixii inagu dhacay waqtiyadii hore iyo la dagaalanka cadawgu "oomaalida ku hayaanKwaxaas oo dhami dhibaato badan ayay ina soo gaadhsiiyeen, laakiin ilaahay mahadii waxaas oo dhan waynu ka soo gudubnay oo caqabadihii ugu waa weynaa ayaynu ka soo gudubnay. 9aqabadda ugu adag ee imika ina haystaa waxa weeyaan xagga siyaasadda, inkasta oo aynu dimuqraadiyadii ku guulaysannay oo aynu doorashooyin qabannay,

haddana wax badan ayaa innaga dhiman oo ta ugu weyni tahay xisbiyada oo xaggii xisbiyada ayaynu ka liidannaa. <isbiyadu waa waxa dimuqraadiyadda asaaska u ah, oo haddii aanay xisbiyadu xagga doorashada isku bed-bedelin wax badan ayaa dimuqraadiyada ka dhiman. "addexdan xisbi ee hadda $ira G4UE@%Y2, UDU* iyo U9%DH waxaan u arkaa inay yihiin kuwo aad u liita. %mika toban sannadood yay $ireen illaa haddana wax horumar ah oo ku soo kordhayaa ma $iro. "iyaasayad iyo waxay ku kala duwan yihiin oo aynu ku doorannaana ma $irto. Waa xisbiyo aan xitaa ogayn dadka xubnaha ka ah, taageerayaashoodu inta ay yihiin. @arkaa horta dhibaatadaasi dalka way haysataa. Anigu waxaan ka mid ahaa dadkii ay la kulmeen guddidii ka soo talo-bixinta ururada siyaasadda ee ogolaaday in la furo ururada siyaasadda. ?aasina waxay keentay inay xitaa dardar iyo dhiirigelinayso saddexda xisbi ee $ira oo ay ku talo galaan in meesha tartar imanayo. ?a kale ee aan anigu ku dhaliilayo "omaliland waxay tahay golayaashii sharci-de$inta ee Wakiillada iyo 1uurtida oo weliba golaha ay ummadu soo dooratay ee Wakiillada ay dadku ka niyad-$absan yihiin, oo wixii ay ka filayeen aanay ka soo bixin oo ay noqdeen uun dad iyagu isku mashquulsan amma dad kala qayb-qaybsan oo arrimo ku kala qaybsan, iyagoo noqday dad dadweynihii soo dhex-galeen oo ay kala kaxaysteen. @arkaas oo sharciyadii muhiimka ahaa iska yaalaan ay kolka sharci la moodo inay cidi ka danbayso eryanayaan. 0untiina waxaad moodaa inay wadaniyadii ka maqan tahay, iyaga oo dano gaar ah uun eryanaya. ?aasina dadkeennii meesha u soo halgamay G"omalilandH waxay ku riday in aynu aad iyo aad uga xumaanno oo aynu ka niyad-$abno. @arkii hore ee *aarlamaanka la dooranayay ra$adeenna iyo filashadeennuba aad ayay u sarreeyeen. @arkaad hoos u soo dhaadhacdo dawladihii hoose ee iyagayna la doortay )--)-kii, waabay ka sii liitaa oo waa kuwan is haysta ee dhul uun eryana. Doorashada soo socota waxaa habboon in la eego qofka la dooranayo ee aan la dooran xisbi amma urur, waana in aanay noqon in liis la isdaba taxo oo aan la dooran dad aan talo lahayn ee sidii baarlamanka waa in uu qofku isa soo sharraxo oo dadku qiimeeyaan oo ku doortaan qofkaas ayaanu doonaynaa. 3adda waxaad moodaa dadkii codka bixinayey inay bislaadeen oo laga yaabo inaan cod danbe si sahlan looga helayn. @aanta magaalooyinkeennu way dayacan yihiin oo nimankii aynu doorannay waa kuwaas. Dadweynahana waxaan ku dhaliilayaa xaggii cashuur-bixinta oo ma $iro waddan socon kara bilaa cashuur. 3addii ay ganacsatada iyo dadka shaqaalaha ahiba ay cashuurta la dhuuntaan dhibaato weyn ayay dawladda u keenaysaa tii hore iyo tan-ba. "ababtoo ah dee meel kale oo wax ka soo gelayaan ma $irto, dad ina caawinaya oo inoo kabaya miisaanayaddeenuna ma $iraan. @arkaa waxaan dadka farayaa oo aan ku boorinayaa inay cashuurka bixiyaan illayn waa inta ay wax ku dhaqdhaqaaqayaane. %nkasta oo aynu caqabado badan ka soo gudubnay haddana intaas ku gabagabaynayaa. *alse xagga ictiraafka haddii aan wax yar ka idhaahdo, maaha inaynu wax walba ku illawno ictiraafka isaa iska iman doona. %ntaa waa la ina qiimaynayaa oo waa lala socdaa warkeena. *erigii dhawayd doorashadii madaxweynaha ee )-&--kii dhacday wax badan ayay ina tartayoo adduunkii iyo dad aan warba inoo hayan ayaa inoo $eestay. Waddamadii deeqda bixin $iray qaar badan oo ka mid ah ayaa deeqdii inoo laban laabay. @arkaa waxa weeye marka aad hawshaada qabsatid ee lagu arko adiga oo dadaalaya ictiraafku wuu iska iman. Eaalkiin haddii aad tidhaahdo waxba qabsan maayo oo kolba wefti ayaan dirayaa oo aqoonsi ayaan raadinayaaKaqoonsi laguma helo wefti la diro oo kolba meel loo diro. Weftigaa la dirayo lacagta ku baxaysa in la geliyo dalka ayaa ka fiican oo wax lagu qabto ayaa habboon. Adduunku hadda wuu isku xidhan yahay oo waxa $ira ;1lobaliNation= oo iska tuulo ayuu noqday oo waxa isku xidhay waxa la yidhaahdo ;%nformation technology= meel uu warkaagu ka maqan yahay ma $iro. @arka wax wanaagsani dhacaanna waa la maqlayaa marka waxa xumi dhacaanna waa la maqlayaa.=

Dr. Aadan Yuusuf Abokor waxa bishii "e,tember ee sannadkii )-&&-kii shaaca ka qaaday inuu ka faadhiistay shaqadii uu ka hayay hay.adda /0!1A02""%!, waxaan waydiiyey sababta ku kallifta inuu shaqadaas ka fadhiisto, isaga oo arrintaa sharxayana waxa uu yidhi5 ;Waxa aan wax weyn ka bartay dhalinyarada "!CY! ee aan muddada dheer la shaqaynayay, oo waxyaabaha ugu badan ee ay ka cawdaan waxa weeye D!dayaal ayuun-baa na hor taagan.. Eaakiin taas xaqiiqadu maaha ee "ababtu waxa weeye mar haddii aan ka shaqanayay oo aan /rogaressio muddo &7 sannadood ah aan ka shaqaynayay. Waxa muhiim ah maadaama oo aanad meeshii wax cusub iyo ikhtiraacid aanad ku soo kordhinayn waxaa loo baahan yahay inaad meesha u bannayso qof kaa da. yar oo haya himiladii uu wax ku qaban lahaa. Yaanay kaa noqon uun inaad meeshii ku dheganaato. "oomaaliduna waxay ku maahmaahdaa Dwaan baahanahay bakhti looma cuno.. @aaha meel lacagi kaa soo gelayso inaad tidhaahdo yaanay idhaafin oo aad halkaas uun fadhidid, ilaahay ayaa dadka arsaaqa. Anna marka aan hawshan ka fadhiisto hawl-gab amma bisil ma lihi GretirementH oo Yurub iyo @araykanka ayaa lagu retire-garoobaa laakiin waxii hawl ah ee "omaliland la iiga baahdo waan wadi karaa ee fadhiisan maayo. @aadaama oo lala shaqaynayo ururo yar yar oo dumar iyo dhalinyaro isugu $ira oo u baahan tamar badan, anigu waxaan is idhi waxaad gaadhay saacaddii ay ku habboonayd inaad u bannaysid qof laga yaabo inuu kaaga fiicnaan doono, illayn aniguba waxaan soo bilaabay aniga oo da.dan ka yar &7 sanana waan soo waday shaqadan.e. Waan garanayaa markii aan bilaabay iyo imika sidaan ahay, inaan anigu is-qiimeeyo oo aan is-idhaadho waxay ku fiican tahay qof kaa da. yar ayay noqotay. Dadka waa weyn ee meelahaa fadhiga anigu waan diidanahay oo waan ka soo hor$eedaa. Waxaan doonayaa 9abdirashakuurow G3eersareH inay arrintani tusaale fiican u noqoto dadka waa waa weyn ee meelahaa iska fadhiya ee u bannayn la. dadka yar-yar ee dardarta haya ee wax ka beddelaya shaqooyinka.= @ar kale Dr. Aadan waxa uu ka $awaabayaa su.aal ah5 maadaama oo aad shaqadii ka fadhiisatay maxaa kuu qorshaysan oo aad qabanaysaa, waxa uu ku $awaabay oo uu yidhi5 ;4ollay ma noqonayo qof meel iska fadhiisanaya oo aan waxba qabanayn. %mikaba waxaan ku $iraa guddida maamusha cusbitaalka 3argeysa, waxa kale oo aan guddoomiye ka ahay board-ka addakemiga nabadda iyo hurmarinta,

hawlahaasi waa kuwa mutadawacnimada ah ee hawlihii kale ee shilinka lagu raadiynayayna dee waan wadi doonaa haddii ilaahay ka dhigo. 4ollayba madax noqon mooyo oo waanigaa ka fadhiistay ee wixii la talin ah ayaan qabanayaa. Ugu danbayntii Dr. Aadan Yuusuf Abokor, waxuu xaadirinayaa tiradoodu intii ay ahayd waqtigaa lagu xidhay )- #irow, isla markaana ay soo wada dhammaysteen todobadii sannadood ee ay ku $eelkaas, isaga oo xusay inay ahaayeen &7 qof oo kala ahO &. @axamed *arud 9ali ). Axmed Yuusuf #abane +. @axamed @axamuud 9umar 9aashi 7. Dr. Aadan Yuusuf Abokor F. Axmed <useen Aabay 8. 9abdiraxmaan <a$i 9abdalle Aadan :. Aadan Warsame "iciid (. Yuusuf 9abdilaahi 4ahin '. 9ali Yuusuf Aar &-. Dr. @axamed "heekh <asan ?aani &&. Dr. 9usman 9abdi @aygaag &). *aashe 9abdi Yuusuf &+. <useen @axamed Ducaale &7. @axamed 9ali %brahim

9abdishakuur <aa$i @uxumed @uuse A3eersareB cabdiheersare-&Photmail.com htt,OMMheersaremuxumed.blogs,ot.comM

You might also like