Welcome to Scribd, the world's digital library. Read, publish, and share books and documents. See more
Download
Standard view
Full view
of .
Look up keyword
Like this
5Activity
0 of .
Results for:
No results containing your search query
P. 1
Women and Islam -Quran is Miracle2

Women and Islam -Quran is Miracle2

Ratings: (0)|Views: 153|Likes:

More info:

Published by: Ahmed Mohamed Sh. Hussein on Dec 03, 2009
Copyright:Attribution Non-commercial

Availability:

Read on Scribd mobile: iPhone, iPad and Android.
download as DOC, PDF, TXT or read online from Scribd
See more
See less

02/01/2014

pdf

text

original

 
The Miracle of the QuranWomen and Islam
 By: Ahmed Mohamed Sh. Hussein(Ahmed Dheere)
Qaybta 2aad. Sahay.
Arar.
 Alle s.w inta uusan biniaadamka abuurin waxuu u diyaariyey caalamkii uu ku noolaan lahaauuna maamuli lahaa. Xikmadda ka dambeysaa waxay tahay in adeegihii la diyaariyo intaaan kii loo adeegayey la diyaarin. Alle isagoo og insaanka iyo tabardarradiisa ayuu waxkasta u leeyliyey oo hayin uga dhigay. Waxa keliya oo insaanka laga rabaa in uu asbaabtiila yimaado oo markaas adduunyada ka dhigto beer (nimco), lakiin haddii uu ka gaabiyomarkaas waxuu ku noolaanayaa dhibaato. Alle waxuu siiyeye xeeladdii iyo caqligii uu waxkasta ku kasban lahaa. Alle isagoo la hadlaya rasuulka waxuu leeyahay:
اههقوف نههم يههسر اههف لههعج .ناههع بر كههذ دهه  وعت نمو يف ضر خ ا  أأ لق اههئ ضر اهه اههف اههخد ي ءا ي وس ث .نئا ءوس ا ةعر يف اتوق اف رق اف را صف .نعئاط ات ااق ا  اوط 11-9
Waxaad ku tiraahdaa war ma waxaad beenineysaan axadkii dhulka ku abuuray labo(2)maalmood kaaso ah Rabbigii caalamiinta isla markaasna wax la wadaajineysaan; waa kandhulka korkiisana ka yeelay buuro barakeeyeyna markaasna afar cisho quudkeeda ku jaangooyey taaso qancin karta kuwa weeydiinaya; markaas kadibna Alle waxuu u qasdeysamada iyadoo qiiq ah, cirkii iyo dhulkii ayuu ku yirih ikhtiyaarkiin ama khassab iiguimaada, waxayna ku yiraahdeen waxaanu ku nimid annagoo ku ogol (hoggaansan).Sur Fusilat.9-11.
Waxaa halkaas laga gartay in ayan dooneyn in istikhyaar la siiyo ee ay door bideen in Alle u taliyo oo amarkiisa ku socdaan. Tusaale: Isagu inuu qorraxda soo saaro,roobka soo dejiyo, dhirta soo saaro iyo waxyabaha kale ee annaan shaqada ku lahayn. Alleinsaanka mid walba kan kale ayuu ka buro siiyey si noloshu isugu dheeli tirnaato. Insaankuwalaalkiisa kale kama maarmo oo hawsha mid hayo kan kale kama maarmo. Sidaas darteed hawl hawsha kale ka wanaagsan ma jirto oo Alle xaggiis hawlaha oo idili waa isugu mid eeinsaanka ayaa u haysta in ay kala fiican yihiin. Midda kale insaanka kitaabka Allerumeeyey waxaa loo baahan yahay in uu ogaado hawsha uu hayo in uu u qabto saddexujeedo oo muhim ah: Tan koowaad Alle dartiis, tan labaad in uu ka faaiideysto, tan saddexaadna in dadka aan awooda u helin (disable) kuwa aan aqoonta u lahayn iyo kuwakalaba uga faaiideeyo.
1
 
 Insaanku jaahilnimadiisa waxuu doortay wax uusan ka bixi karin oo ah
ikhtiyaar 
in la siiyoama xil isa saaro oo markaas uu Alle ku caasiyo ama ku addeeco waana
 xilka
dhulkii,buurihii iyo samawaadkuba diideen loogana turay. Alle waxuu leeyahay:
اه هموظ اهه هه اهه اههح اه هم نه هش اهه  ناهف ا ضر ا ي ةام ا ا بزح .وج 72
 Waxaanu u bandhignay samawaadka, dhulka iyo buuraha ammaano
(xil)
waana diideen in ayqaadaan waana uga turnay waxaase qaaday insaanka waase dulmi fale jaahil ah.Sur.Alaxsaab72. Alle isagoo ka hadlaya abuurista cirarka iyo dhulka waxuu leeyahay:
ءاهه .يح ءيش ل ءا نم اعج ااف اتر اا ضر ا   ن  30
Ma weeyan arag ama ogaan xaqdiidayaashu in ay samawaadka iyo dhulku iskudhega-naayeen oo aan kala goyney shey kastana noloshiisa ka dhignay biyo eemiyeydnaan rumeyneyn.Sur Alanbiyaa 30.
Waxaa la ogaaadey abuurista caalamkaas Alle ka hadlay in cilmiga casriga ahi maanta waxuun ka ogaadey farina ayan kaqodnayn cilmigaas.
Sahay.
Sababta loo abuuray jinniga iyo insiga.
Alle s.w sidaan ognahay waxuu kalifay
insiga
iyo
 jinniga
waxuuna leeyahay:
ار .ع   ن خ ام 56
Jinniga iyo insiga wax kale uma abuurin in ay i caabudaan mooyee. Sur Addariyaat 56.Alle s.w waxuu noo sheegay in Adam iyo Ibliisba ay Rabigood caasiyeen maxaysecaasinimadoodu ku kala duwan tahay ?. Caasinimada Adam waa mid ku saleysan illowshokadibna uu ka toobad keenay, tan Ibliisna waa
amar diido cad
oo uusan ka toobad keeninweliba ku madax adaygay. Alle waxuu leeyahay:
اط .امز    يف لق نم د ي ا  115
Adam hore ayaan ula ballanay waana uu illobey go’aan adagna lagamahelin.Sur Daah115; ballantaasina waxay ahayd in uusan geedkaas u dhowaan iskana jiro Ibliis.
اط .  باف ر اج ث وغف ر د يص 122-121
 
Adam Rabigiis waa caasiyey waana baadiyoobey markaas kadibna Alle waa udambidhaafay waana hanuunshey.Sur Daah 121-122. Alle waa uu cafiyey isaga iyohaweentiisa kadib markii ay Alle dembi dhaaf weydiisteen waxayna yiraahdeen:
 .نسا نم نو احت ا غت   ا اظ ار اق 23
2
 
Rabigayow naftayada ayaanu dulminnay ee haddii aadan noo dhaafin noonanaxariisan waxaan ka mid noqoneynaa kuwa khasaaray.Sur.Alacraaf.23.
Caasinimada Ibliis.
Caasinimada
Ibliis
waxay ku saleysneyd
amar diido cad.
Allana waxuu leeyahay:
 ة خ ي ر م ن ف ن نم ا   ف 50
Waa ay sujuudeen aan ka ahayn Ibliis oo ahaa
Jinni
amarkii Rabigiisna diidey.
Sur.Alkahfi 50.
Waxaad eegtaa aayadaha:
Sur. Albaqara. 30-34;
 
Sur.Alxijr 32-33;Sur.Saad 71-76;
 
Sur.Alacraaf 11-12;
 
Sur.Alisra 61-62;
 
Sur.Daah 115-117.
Culumada qaar ayaa dadku ugu warrama in Ibliis malaaigta ka mid ahaa oo aan arkaynqawlka Alle marka uu leeyahay Ibliis waxuu ahaa
Jinni,
malaaigina Alle s.w macaasido.Aayadahaas tilmaamaya malaaigta iyo Ibliis waxaa loo soo celceliyey iyadoo mid walbatilmaameyso arrin gaar ah oo Ibliis siyaabo kala duwan uga hadlayaan. In Ibliis Jinni yahayee uusan malaaig ahayn, sujuudii oo uu kibir iyo islaweyni u diidey, isagoo Adam yasayaabuuristiisa dhoobada ah, isagoo ku faanaya in
dab
laga abuuray, isagoo ku dooday in uu kawanaagsan yahay, iyo isagoo Alle kula dooday in Adam laga karaama yeelay.
 
Dabeecadda insaanka.
Insaan marka la yiraahdo Alle waxuu ku tilmaamay dabeecado aan wanagsaney in iimaanweheliyo mooyee. Insaanku had iyo jeer wanaagga waa ka deg degaa waxuuna wanaaggaka hormariyaa tan xun maxaa yeelay waxuu ahmiyadda weyn siiyaa waxa uu markaas kugaari karo goolkiisa dhow (adduunyo) ee u muuqda isagoon eegin goolka fog (aakharo) ee kaqarsoon. Alle isaga ayaa insaanka abuuray isaga ayaana sifeeynaya:Alle s.w waxuu leeyahay:
صع .ة خ ي ااص و وم ن  خ ي ا  صع 3-
1
Waqtiqa ayaan ku dhaartaye insaanku khasaare ayuu ku sugan yahay aan kaahayn kuwa kitaabka rumeeyey oo camallada suuban sameeyey, sabirkana isfaraxaqana isfara.Sur Alcasri 1-3; ogow waqtiga Alle ku dhaartay ciyaar ma aha ee waaarrin insaanka lagu boorinayo waxaana ka mid ah: Samanka, xilliyada, cimriga,ilaalinta iyo ku xisabtanka waqtiga dhinac kasta. Haddana waxaan arkeynaa sidainsaanka loo tilmaamayo:
ءس .رو ا ا 67
 
Insaanku waa kan nicmadda Alle qariya. Sur Alisra 67;
 .ج ءيش ا  ا 5
4
Insaanku waa muran badane.Sur Alkahf 54;
ءس .روق ا ا 100
 3

Activity (5)

You've already reviewed this. Edit your review.
ahmed2727 liked this
1 thousand reads
1 hundred reads
hawa1234567 liked this
Mohamed Al-Hadi liked this

You're Reading a Free Preview

Download
scribd
/*********** DO NOT ALTER ANYTHING BELOW THIS LINE ! ************/ var s_code=s.t();if(s_code)document.write(s_code)//-->