Professional Documents
Culture Documents
Forms must be completed and returned to the Foomamka waa in la buuxshaa oo xafiiska lagu soo
office by May 31, 2011. Applications may be ceshaa Maajo 31, 2011. Arjiyada waxaa lagu codsan
requested: karaa:
By mail: ODDC, 899 East Broad Street, Boostada: ODDC, 899 East Broad Street, Suite
Suite 203 , Columbus , Ohio 43205 203 , Columbus , Ohio 43205
By phone: (614) 466-5205 or toll-free Telefoon: (614) 466-5205 ama khad-bilaash
(800) 766-7426. If you are leaving a (800) 766-7426. Haddaad farriin dhaafaysid,
message, please spell out your name, and fadlan higgaadi magacaaga, bixina
give your address including zip code, and cinwaankaaga oo ku jiro sib koodhka iyo
phone number lambarka tilifoonka
Tsunamis are ocean waves that are produced by Sunaamiyada waa hirar badweynta ka yimaada oo ay
earthquakes or underwater landslides. The word abuuraan dhulgariirro ama dhulgo’yo ka dhaca dhulka
is Japanese and means “harbor wave,” because hoostiisa. Eraygu waa eray Jabbaan ka yimid oo
of the devastating effects that these waves have micnihiisu yahay “hir marseed/dekadeed” waxaana
sidaa loo yiri saamaynta kharribaadda ah ee ay hirarkani
had on low-lying Japanese coastal communities.
ku yeeshaan bulshooyinka xeebaha sheebaha ah
Tsunamis are often incorrectly referred to as tidal deggan ee reer Jabbaan. Sunaamiyada waxaa inta
waves. badan si khaldan loogu yeeraa hirkacyo.
Tsunamis, which pose the greatest risk to areas Sunaamiyada, oo khatarta ugu weyn ku ah aagagga ka
less than 25 feet above sea level and within one yar 25 fiit oo heerka badda ka hooseeya, oo kuna yaalla
mile of the shoreline, can cause: meel hal mayl u jirta hiriqa xeebta ayaa waxay sababi
Flooding. karaan:
Contamination of drinking water. Daadad dhaca.
Fires from ruptured tanks or gas lines. Biyaha la cabbo oo sumooba.
Loss of vital community infrastructure. Dab ka dhasha haamaha iyo tuubbooyinka gaaska
Most deaths caused by tsunamis result from oo dillaaca.
drowning Lumidda kaabe bulsho oo wax-ku-ool ah.
Since 1945, six tsunamis have killed more than Geerida ugu badan ee ay sababaan sunaamiyada
waxay ka imaadaan biyo ku bakhtiyid.
350 people and caused 500 million dollars worth
Ilaa iyo 1945, lix sunaami ayaa Hawaii, Alaska, iyo
of property damage in Hawaii, Alaska, and the Xeebta Galbeed ku diley in ka badan 350 qof oo
West Coast. Twenty-four tsunamis have caused sababayna lumidda hanti u dhiganta 500 oo milyan.
damage in the United States and its territories Afar iyo labaatan sunaami ayaa burbur ka geystay
during the past 224 years. Maraykanka iyo dhulalkiisa intii lagu jirey 224tii
Tsunamis can travel upstream in coastal sanadood oo ina dhaaftay.
estuaries and rivers, with damaging waves Sunaamiyada waxay farraqyo xeebeedyada iyo
extending farther inland than the immediate webiyada ugu socon karaan si lid-hireed (qulqulka ka
coast. A tsunami can occur during any season hor imanaya) ah iyagoo wata hirar wax burburiya oo ugu
of the year and at any time, day or night. sii fidaya dhinaca duurka si ka badan docaha xeebta.
The first wave of a tsunami is usually not the Sunaami waxay dhici kartaa xilli kasta oo sanadka ka
mid ah iyo waqti kasta, habeen ama maalin.
largest in a series of waves, nor is it the most
Hirka ugu horreeya ee sunaamidu inta badan maaha
significant. One coastal community may kan ugu ballaaran hirarka is-xigxiga mana aha kan ugu
experience no damaging waves, while another, saamayn badan. Hal bulsho oo xeeb deggen ayaanay
not far away, may experience destructive deadly hirarku wax u dhimi karayn, meesha ay mid kale oo aan
waves. Depending on a number of factors, sidaa uga fogeyn la kulmi karto hirar geeri iyo burburba
some low-lying areas could experience severe keenaan. Iyadoo ku xiran saameeyeyaal badan, qaar ka
inland inundation of water and debris of more mid ah meelaha ku yaal sheebaha ayaa la kulmi kara
than 1,000 feet. biyo badan oo berriga ku qarqiya iyo qashin uu
jooggoodu gaaro in ka badan 1,000 fiit.
Do the following to prepare for a tsunamis:
Samee waxyaabaha soo socda si aad ugu diyaar-
Know the risk for tsunamis in the area. Know garowdo sunaamida:
Ogow khatarta sunaami ee aagga. Ogow dhererka
the height of your street above sea level and
jidka aad degan tahay ee ka sarrayntiisa heerka
the distance of your street from the coast or badda iyo fogaanta uu jidkaasu u jiro xeebta iyo
other high-risk waters. Evacuation orders biyaha kale ee halista sare leh. Amarrada guuridda
may be based on these numbers. ayaa ku salaysnaan kara cabbirradaas.
Continued~Page 3. Eeg Bogga 3aad.
SomaliCAN Outreach Newsletter Funded By: Published By: 2
SOMALICAN OUTREACH NEWSLETTER: April 2011
If you are visiting an area at risk from Haddii aad booqanaysid carro ugu jirta halis
tsunamis, check with the hotel, motel, or sunaamida, weydii shaqaalaha huteelka, muteelka,
campground operators for evacuation iyo kaamka xogta daad-guraynta.
information.
Qorshee oo ku tababbaro wadiiqooyinka lagu
Plan and practice evacuation routes. If baxo. Hadday suuroggal tahay, dooro meel boqol
fiit am aka badan ka sarraysa heerka badda, ama
possible, pick an area 100 feet or more above
ugu yaraan laba mayl gudaha berriga oo ka fog
sea level, or go at least two miles inland, away hiriqa xeebta u bax. Waa in aad meesha aad ku
from the coastline. You should be able to reach bedbaadayso ku gaari kartid 15 daqiiqo oo lugayn
your safe location on foot within 15 minutes. Be ah. Awood u yeelo in aad qaadi kartid marinkaaga
able to follow your escape route at night and fakashada habeenkii iyo cimilo kacsan markii lagu
during inclement weather. jiraba.
Discuss tsunamis with your family.
Discussing tsunamis ahead of time will help Qoyskaaga kala sheekayso sunaamida. Kala
reduce fear and anxiety and let everyone sheekaysiga qoyskaaga sunaamiyada iyadoonay
know how to respond. Review flood safety dhicin waxay yarayn doontaa cabsida iyo
and preparedness measures with your walbahaarka waxaanu qof kasta awoodi doonaa in
uu sameeyo waxa ku habboon. La muraajicee
family.
nabdoonaanta iyo u diyaarsanaanta daadadka
qoyskaaga.
Talk to your insurance agent. Homeowners’ La hadal wakiilkaaga caymiska. Caymiska
policies do not cover flooding from a Mulkiile-guri (Homeowners’ policies) ma daboolaan
tsunami. Ask your agent about the National daadadka sunaamida. Wax ka weydii wakiilkaaga
Flood Insurance Program (NFIP). caymis Barnaamijka Caymiska Daadadka ee
Qaranka (National Flood Insurance Program:
Use a NOAA Weather Radio with a tone-alert NFIP).
feature to keep you informed of local watches
and warnings. Isticmaal raadiyaha cimilada ee NOAA oo leh qayb
Ways to protect property: digta markay wax dhacaan si aad uga warhayso
dhawridda iyo digniinaha maxalliga ah.
Avoid building or living in buildings within
Dariiqooyinka lagu ilaashado hantida:
several hundred feet of the coastline. These
Iska ilaali dhisashada ama ku noolaashada
areas are most likely to experience damage dhismayaasha dhawr boqol ee fiid u jira hiriqa
form tsunamis, strong winds, or coastal xeebta. Aagaggaasi waxay u badan yihiin in ay
storms. dumitaan kala kulmaan sunaamiyada, dabaylaha
xooggan, iyo duufaan xeebaadyada.
Elevate coastal homes. Most tsunami
waves are less than 10 feet high. Sare u qaad guryaha xeebta. Inta badan hirarka
sunaami way ka gaaban yihiin 10 fiit.
Follow flood preparedness precautions.
Many of the precautions that are appropriate Raac taxaddarrada diyaarsiga cuntada. In badan
for floods are also appropriate for tsunamis. oo ka mid ah taxaddarrada u habboon daadadka
ayaa iyagana u habboon sunaamiyada.
Consult with a professional for advice about
Kala tasho xirfadle oo ka hel talada dariiqooyinka
ways to make your home more resistant to aad gurigaaga uga dhigi karto mid biyaha iyo
tsunami and water. Also, there may be sunaamidaba iska caabbin kara. Waxaa kaloo jira
ways to divert waves away from your dariiqooyin gurigaaga looga weecin karo hirarka.
property.
SomaliCAN Outreach Newsletter Funded By: Published By: 3
SOMALICAN OUTREACH NEWSLETTER: April 2011
BARACK OBAMA
Events
April 14, 2011 - Legislative Advocacy Day - April 14, 2011 - Legislative Advocacy Day – Waxaa
Sponsored by the Ohio Developmental martiggeliyey Ohio Developmental Disabilities Network:
Disabilities Network: the Ohio Developmental Ohio Developmental Disabilities Council-ka, Ohio Legal
Disabilities Council, Ohio Legal Rights Service, Rights Service, iyo University Centers for Excellence ee
and the University Centers for Excellence in dhinaca Developmental Disabilities ee The Ohio State
Developmental Disabilities at The Ohio State University Nisonger Center iyo the University of
University Nisonger Center and at the University Cincinnati, ee ah Ohio Statehouse-ka. Munaasabadda
of Cincinnati, at the Ohio Statehouse. The event waxa ku jiri doona barnaamij kooban oo uu ku xigo
will include a brief program followed by ballamo sharci-dejiyayaasha lala leeyahay si loogala
appointments with legislators to discuss subjects hadlo mawduucyo muhiim u ah iyagaa horey u dhaqajin
of importance directly with those who can move karo illeene. Dadka isu ololeeya, qoysaska, iyo
those concerns and ideas forward. Self advocates, xirfadleyaasha bulshada naafannimada koritaaneed
families, and professionals in the developmental waxaa lagu dhiirriggelinayaa in ay isu yimaadaan lana
disabilities community are encouraged to come hadlaan sharci dejiyeyaasha. Diiwaanglinta waxaa
together and talk with legislators. Registration for laydinku boorrinayaa in aad u booqataan
the event is encouraged, at www.nisonger.osu.edu/legislativeregistration. Mar haddii
www.nisonger.osu.edu/legislativeregistration. As ay tani tahay munaasabad la martiggeshay, ma leh
this is a sponsored event, there is no registration khidmadda diiwaangelinta. La xiriir Carmen Shelton,
fee. Contact Carmen Shelton, (740) 505-8337 or (740) 505-8337 ama email u dir
email c_shelton@ameritech.net. for further c_shelton@ameritech.net. si aad xog dheeraada uga
details. heshid.
April 26-28, 2011 - Solidarity 2011 - at the Hyatt April 26-28, 2011 - Solidarity 2011 - waa Hyatt
Regency Columbus, 350 North High Street . Regency Columbus, 350 North High Street . Agabkii is-
Registration materials are now available at diiwaangelintu haddaba wuxuu diyaar ku yahay
www.dnos.org. The conference will include www.dnos.org. Shirweynaha waxaa qayb ka noqon
employment information, a job fair, a visit to the doona xog shaqo, awguul shaqo, booqasho aqalka
Statehouse, and more. A limited number of gobolla, iyo wax badan oo kale. Tiro kooban oo deeq
scholarships are available. Contact: Solidarity waxbarasho ah ayaa jirta. La xiriir: Solidarity 2011
2011 at (800) 863-0344; or email: DNOS@the- halkan (800) 863-0344; ama email: DNOS@the-
meeting-connection.com. meeting-connection.com.