Welcome to Scribd, the world's digital library. Read, publish, and share books and documents. See more ➡
Download
Standard view
Full view
of .
Add note
Save to My Library
Sync to mobile
Look up keyword
Like this
2Activity
×
0 of .
Results for:
No results containing your search query
P. 1
“The American Military and the Ethics of War” (Somali Translation by Labeik Media)

“The American Military and the Ethics of War” (Somali Translation by Labeik Media)

Ratings: (0)|Views: 607|Likes:
Published by BillaoJournal
A Somali Translation of the speech by al-Qaeda's Abu Yahya al Libi “The American Military and the Ethics of War” - Ciidanka Ameerikaanka Iyo Akhlaaqda Dagaalka
A Somali Translation of the speech by al-Qaeda's Abu Yahya al Libi “The American Military and the Ethics of War” - Ciidanka Ameerikaanka Iyo Akhlaaqda Dagaalka

More info:

Categories:Types, Speeches
Published by: BillaoJournal on Jul 05, 2012
Copyright:Attribution Non-commercial

Availability:

Read on Scribd mobile: iPhone, iPad and Android.
download as PDF, TXT or read online from Scribd
See More
See less

07/05/2012

pdf

text

original

 
1
Mu’assasda Warbaahinta Labeik
 (Codka Shabakada Islaamiga Al-Qimmah) 
 
2
Mu’assasda Warbaahinta Labeik
 (Codka Shabakada Islaamiga Al-Qimmah) 
Mu’assasada Warbaahinta Labeik
 
(Codka Shabakada Islaamiga Alqimmah)~Qeebta Luqadaha Iyo Tarjamada~ 
Waxay Soo Gudbin…
 Tarjamada Afka Soomaliga Ee Isdaarkii Muqaalka Ee
Mu’assasada A
ssaxab
 
Ciidanka Ameerikaanka
Iyo Akhlaaqda Dagaalka
 
Waxaa Soo Jeedin Sheekh:
Abii Yaxye Aliibi
-Alaah Dhowro-
Shacbaan1433 // June2012
 
3
Mu’assasda Warbaahinta Labeik
 (Codka Shabakada Islaamiga Al-Qimmah) 
Allaah ayeey Mahadoo dhami u sugnaatay, Nabad iyo Naxariisna ha dulahaato Rasuulka, Ehelkiisa, Asxabtiisa, iyo ruuxii ka sokeeya dhigtaa,Intaa kadib:
 
Walaalaheeyga Muslimiinta aheey: Assalaamu Calaykum waraxmtulaahi wa barakaatuhuu
 
Allaah SC wuxuu ka yidhi mid kamida Xikmadaha loo farad yeelay
Jihaadka Mu’miniinta, iyo inuusan baabi’inin Gaalada kaligiis, laguna
Cirib siibo Gaalada Cadaab agtiisa ka yimid: {{ 
…Hadduu Eebe
doonana wuu ka aarsankaraa, Hase yeeshee wuxuu saas u Falay inuu
qaarkiin qaarka kale ku Imtixaano…
}}.
 
Dagaalka u dhexeeya Mucaskarka Iimaanka iyo Gaalada, u DhexeeyaSokeeyayaasha Sokeeyada Alle SC iyo Ciidanka Shaydhaanka; waliwaxeey ku socotaa si ka daran Dab markuu kaco, ayado eey kudhigayaan Sokeeyaha Sheeydhaanka wajiyo kala duwan una hagayaansiyabo kala duwan taasoo cadeeyneeyso cadawnimda eey u qabaanXaqqa iyo Naceeybka weeyn eey u hayyaan Iftiinka Alle SC iyo raaliahaanshaha eey ku qabaan Mugdiyada eey ku jidhaaan, taasina waa inLaabtoda eey ku xidhantahay Gaalnimo ka tan badaisay oo uuqabsaday Shaydaanka uuna ka awood batay oo uu ku buuxiyayNaceeybka Alle SC iyo Axkaamtiisa sida uu ku sheegay SC markuuyidhi: {{Kuwa Gaaloobayse Halaag iyo (hoos u dhac) yaa u sugnaaday,Camalkoodiina Eebe wuu halleelay (8) Saas waxaa u wacan inaynaceen waxa Eebe soo dajiyay oo xaqa ah, markaasuu hoobiyayCamalkoodii}}, kuwaasi waa Gaalo raacday Nafteeda waxey jeceshahay sida uu Alle SC ka yidhi markuu ka hadlayyay: {{Haddaynaku Ajiibin (Maqlin) Ogoow inay uun Raacayaan Hawadooda, wax kaDhumid badanna m jirto cid Raacday Hawadeeda Hanuun EebeLa'aantiis, Eebana ma Hanuuniyo Qoowm Daalimiin ah}} waanaadoomaha Shahwaatkooda sida uu u sheegay Eebe SC: {{Eebe wuxuudooni inuu idiinka Toowbad aqbalo waxayse dooni kuwii Raacay waxaNaftoodu Jeceshahay inaad iilataan iilasho wayn}} sidaa aawgeed beeyu yihin Xoolo iyo waliba Xoolah kuwa ka hooseeya: {{Mise waxaad uMalayn in Badankood wax Maqli ama wax Kasi karaan, ma ahan xoolomooyee, Iyagaabase ka Sii Dhunsan}}.
 
Taas waaye qiimaha eey ku leeyihin Dinta Alle SC, taasina waayeAstaanta eey mudanyihiin in lagu Tilmaamo markeey la coleetameenAlle SC iyo Rasuulkiisa, beeniyeenna Aayadaha CadCad, lanadagaalameen Dintiisa, kana hor istaageen Diinta Wadadiisa ruuxirumeeya ayagoo raba ineey Dhumiyaan, mana ku qurxoonaaneeyso kuLaabtooda Jiran Gaalnimada iyo Shirkiga Eereyo la Qurxiyay, iyoShicaaraad la Xardhay, iyo Dicaayado la sameeystay, ama Muuqaalo

You're Reading a Free Preview

Download
/*********** DO NOT ALTER ANYTHING BELOW THIS LINE ! ************/ var s_code=s.t();if(s_code)document.write(s_code)//-->