Somalidu ha maqashee haddad samigaygiyo saygigii noqon layd……. noloshu way sugnan lahayd qayrkay u sidan lahaa………………………….

san ku neef leh adigan sidayasha dhigiyo sambabada iyo beerkan saldhig kaga dhigi lahaa.....saxriir ku gadhiyo silic manad argten saxar kuguma duuleen…………. waxan saadir kuu qorin si xun looma doonoo calaf lama saluugee sidii roon allahyow

Aniguba sidadan hadad sawjadydiyo sidig tahydii noqon layd sumcad an dhaman ban sumad kagaga dhigi lahaa….dabaded sidii boqor soo dhawyn dadkoo idil sacabka u garacoo Sara kacan ku odhan lahaa………salantii islamkan malintii sagal goor see tahay ku odhan lahaa. Waxn sadri ku qorin si xun looma doonoo calaf lama saluugee Rabi ha isku keen simo

Sign up to vote on this title
UsefulNot useful