1

Mu’assasda Warbaahinta Labeik (Codka Shabakada Islaamiga Al-Qimmah)

‫بسم هللا الرحمن الرحيم‬

Mu’assasada Warbaahinta Labeik
(Codka Shabakada Islaamiga Alqimmah) ~Qeebta Luqadaha Iyo Tarjamada~
Waxay Soo Gudbin… Tarjamada Afka Soomaliga Ee Isdaarkii Markazka Alfajri

Xukuumada Sacuudiga
Iyo Diiditaankeeda Aruurinta Tabaracuutka
Kalimad Uu Soo Jeedin Walaalka Mujaahidka:

Maajid Bin Muxamed AlMaajid
-Alaah Dhowro-

Shacbaan 1433 // June 2012

2

Mu’assasda Warbaahinta Labeik (Codka Shabakada Islaamiga Al-Qimmah)

Allaah ayeey mahad u sugnaatay kasoo soo dajiyay Kala saaraha Ehlu diinka iyo kuwa Lunsan, FaahFaahiyayna Aayadaha si eey u cadaato wadada Dambiilayaasha, waxaana qiraa in uusan jirin ilaah xaq lagu caabudo aanan ka aheeyn Allaah Sokeeyaha dadka wanagsan, waxaana kaloo qiraa in Nabi Muxammed SCW uu yahay Adoonkiisa iyo Fariin wadihiisa Hogaamiyaha Dul qaatayaasha, Naxaris iyo Nabad galyo ha dul ahaato asiga, Ehelkiisa, iyo Dhamaan Asxaabtiisa, Intaa kadib: Kadib markii eey ka soo wareegatay Kacdoonka Suuriya Hal sano iyo bilooyin, waxaa ugu tashtay gudaheeda walaaleheena Muslimiiinta Gaalada iyo Munaafiqiinta meeshaas dagan, isla markaana eey garabkoodii ka baxeen Walaalihii Muslimiinta yaraa ee eey ku tashanaayeen in yaroo kamida Walaalihii u hormaray Gargaaridooda; Waxaa u Hormaray koox kamida Culimada Qiimaha badan iyo Ducaada Dhulka Xarameeynka si eey u furan Albaabka u gargaarida Dawdeeyneed ee furan, eeyna Jabiyaan Xargaha Qiyaanada; Ayagoo abaabulay Xamlo Tabarucaad u furan Shacabka Suurida ee lagu Xadgudbay Diintiisa, Noloshiisa, iyo Sharaftiisa, waana Xamlo uu Taageeray Sheekha Waalidka inoo wada ah Cabduraxmaan Albarraak Allaah ha dheereeyo Cimrigiisa, Alla ka cabsina Allaah ha ugu Dhameeyo, Hana brakeeyo Cilmigiisa iyo Camalkiisa, Waxaana u soo dagdagay oo kale Al-Shaikh Al-Muxaddith Cabdilcaziiz AdhDhariifii Allaah ha dhoowree, waxaana ka qeeyb qaatay oo kale Culimada kala ah: Muxammed Al-Carifii, Naasir Al-Cumr, Xasan AlXamiid, iyo Cilmo kale oo u dhaqaajiyay Dareenkooda Diimeed, iyo u Gargaaritaanka Walaaleheena suuriya kuwaasoo uu ka Guryohooda ka Musaafiryeen Nasiiriyida, kuna Dagaal qaadeen ayagoo Dhagrayya, Gowracayya Ilmahooda, Kufsanayya Dumarkooda –Sida eey arkeen Dadkoo dhan- ayagoo aanan heysanin waxeey uga llaaliyaan Naftooda Dhimashada gaajo awgeed, iyo Waxeey ku Difaacaan Ehelkooda Ilmahooda iyo Sharafta Dumarkooda, Hadii Markii eey u kaceen Dadkii wanaagsanaa una DagDageen, eeyna ku soo biireen Kooxo badan oo ka mida Muslimiinta Dhulka Xarameynka, Una tartameen kuwii Gabin jiray sida Saxaabada ugu tartami jireen Bixinta iyo Sadaqada, Ayagoo dhamaan u kacayya Xaqiijinta Sokeeya nimada Muslimiinta, kolkaa baa waxaa dhacay Dhacdooyin ina Xasuusinaya Saxaabada Falalkooda ee ku Saabsanaa bixinta Wadada Alle SC, Taasina kuma noqoneeyso

3

Mu’assasda Warbaahinta Labeik (Codka Shabakada Islaamiga Al-Qimmah)

Layaab ruuxa og in laga sheekeeynayyo Ummad Nool oo aanan dhimaneyn, balse eey u baahantahay ruux kiciya oo soo Xasuusiya isla markaana Booriya tusa oo Hogamiya, Durbana waxaan arkeeynaa ineey Soo Raceeyso ayadoo u dagdageeyso Wanaaga una Dadaaleeyso waxa Allaah SC agtiisa ah. Gargaaritaankaan Shacbiyeed ee barakeeysan Yoolkeedana yahay u gargaarida Diint, iyo Garab qabashada Walaalahooda Suuriya ugana cawiyaan waxa ku Dhacay, Kana difaacaan Ciidamada Nasiiriyiinta ee Duqeeyntooda ka Caada Dhigtay, Isla markaana weerareeyso ayagoon u aaba yeeleeynin; Waxa eey u cuntami weeyday Laabta Gaalada iyo Munaafiqiinta waaweeyn ee Dhulka Xarameeyn ku sugan; kolka beey u kaceen una dadaaaleen Diiditaan Cad oo eey diidayaan U gargaarida Walaalo Walaalohooda Dhiban, Ugana yeereen Culimada iyo Mashaayiqda Golobada kala duwan Saldhigyada eey ku leeyihiin Sirdoonada, Kuna Qasbeen ineeysan ka qabanin wax Tabarucaad ah dadka soo wada, Istaajiyeenna Xamladoodii barkeeysneeyd, ayagoo ku eedeeynayya Culimada ineeynan soo marin Madaxda ku shaqa laheeyd arimahas, Madaxdaas oo la weeydiin doono markeey hor istaagaan Allaah SC hortiisa Shirqoolkaan Foosha xun, Xumaa Madaxdaas Munaafiqiinta ugu waaweeyn, Shaqadooda tahay Reebida Samaha, iyo Farida Xumaha: {{Munaafiqiinta ragga iyo Haweenba qaarkood qaarka kale yuu ka ahaaday, waxay Faraan Xumaha, reebaanna Samaha, waxeeyna laaban Gacmahooda (Wax ma bixiyaan), EebeeyHilmaameen asna abaalyeeldarro yuu kula dhaqmay, Munaafiqiin iyaga umbaa Faasiqiin ah}}. Annagoo ka hadleeyo Dhacadadaan weeyn ee leh Astaamaha waaweeyn waxan leeyahay: Mida Hore: Waxaan Allaah SC ugu mahad celinayyaa ugana baryayaa inuu abaal mariyoo Culimadaaan Dhaqaaqooda Dhiiran eey ugu dhaqaaqeen Shaqadaan Barakeeysan; ayagoo iska qaaday Culeeyska Su’aasha Qiyaamo, Oogayna Xujjada, soona Xasuusiyay Muslimiinta Walaalohooda la dhibay, hadii eeynan ku laheeyn Xamladaan wax raad ah oo laga sheego Dhulka Suuriya waxeey ku reebtay soona kicisay Laabta Muslimiinta jiiftay, soona Xasuusiyeen waxa la rabo ineey sameeyaan si eey ugu gargaaraan Walaalohooda Suuriya, Taasna baa raad laga tago ku filan, Xasuusintana waxaa wax ka Fa’ida Mu’miniinta, ruuxa eeyna ka dhabka tahay u

4

Mu’assasda Warbaahinta Labeik (Codka Shabakada Islaamiga Al-Qimmah)

Gargaarida Walaalihisa kuma uusan ku hakan Albaab la xidhay, kama reebin u gargaaritaanka Jid gooyo yar. Mida Labaad: Waxaan u dirayyaa Hogaanka Xamladaan Hadalka Alle SC: {{Una bishaaree Mu'miniinta inay Xaga Eebe ku leeyihiin Fadli (Dheeraa) Weeyn (47) Hana adeecin Gaalada iyo Munaafiqiinta dhibkooda iska gudub (hana u aabayeelin) Eebana talo Saaro isagaa ku filan Wakiile (48)}}, ee ha ka yeelina ruuxii diinka reebo Waajib idiin saaran Gudashadiisa, iskana hilmaama dhibkooda, Talana saarta Allaah SC asagaa ku filan Tala saarasho. Hadii la idiinka Xidho Albaab; mid kale garaaca, Allaah SC ayana idiin furi doono Albaabo badan, iskuna day halaha aad awoodaan inaad ka sal gaartaan Sababaha loo istaajiyay ee dhabta ah si aad isaga ilaalisaan inaad ku dhacdaan oo aanan laga Xujo dhiganin mar kale si loo istaajiyo Dadaalkiina, Xitaa hadeey rabto ha ahaato kuwo Kas ah, dhibna ma lahan hadii leeydiinku qasbo inaad ku ballan gashaan inaadan bixinin lacago si aad ugu gargaartaan Walaaleheena dhiban ee isugu jira Qaxooti, Garoobo, Agoomo, Reeraha Shuhadada, iyo dadka Dhaawaca ah, aadna gaarsiisaan xitaa hadii eey idiin cayimaan dad Mucayyan ah oo meeshaas joogo balse aad ku kalsoontihiin si eeynan idiinku eedeeynin inaad kaalmeeyneeysan Argagixisada –Mujaahidiinta-; waxeey rabaan inaana la Hubeeynin Shacabka Suuriya, Gargaarida weey u baahanyihiin sida eey ugu baahaanyihiin Hubeeynta si lamida, Waxa aanan la gaari Karin dhamaantiis lagama tago Gabi ahaan, wax kastana Albaab beey leeyihiin. Mida Sedaxaad: Walaalaha soo Ajiibay Hadalada iyo Dhawaaqa Culimada iyo Masha’ikhda, Ajiibitaan ku cadaaday ineey nooshahay Laabtooda, iyo weeynaant Sokeeyanimada eey u hayyaan Walaalohooda Muslimiinta, ayagoo ku nooleeyay Istaagoodaan Istaagii Saxaabada, waxaan soo Xasuusinayyaa Allaah SC hadalkiisa uu dhahayyo: {{Waxaad bixineeysaan oo Kheyr ah Naftiinaa iska leh, Umana bixisaan doonid Waji Eebe mooyee, waxaad bixisaan oo khayr ahna waa laydiin oofin, idinkoon laydiin dulmineyn (272) (Waxaa muta Sadaqadaas) Fuqarada lagu koobay Jidka Eebe (Jihaadka iyo Halganka) oon karin ineey dhulka ku safraan, wuxuuna u malayn kaan ogeeyn Hodan Dhawrsanaantooda awgeed, waxaadse ku garan Calaamadohooda, umana waydiistan

5

Mu’assasda Warbaahinta Labeik (Codka Shabakada Islaamiga Al-Qimmah)

Dadka ku celcelin, Waxaad bixisaan oo khayr ah Eebe waa ogyahay (oo wuu idiinka Abaal marin) (273) Kuwa bixiya Xoolahooda Habeen iyo Dharaarba qarsoodi iyo muuqaalba waxay ku mudan ajirkooda Eebahood agtiis, Cabsina korkooda ma ahaato iyo murug midnaba (274)}}. Walaaleheenoow: Hadii la XidhXidhay Mashaa’ikhdii loona diiday, ma jirto cid idiinka Celin karto inaad kaalmeeysaan Walaalihiina Suuriya, Wuxuuna karaa rux walboo idiinka mida inuu soo aruuriyo Lacagaha dadkuu garanayyo, dadka u dhaw, iyo Dumarkiisa, kadibna gaarsiiyo dad uu ku kalsoonyahay oo Suuriya Jooga ama meel u dhaw, kuna dadaala halahaad awoodaan inaad ku hagaajisaan Culimada u Ehelka ah Cilmiga iyo Diinta kuwaasoo ku FirFircoon lana Jaanqaado Kacdoonka, Maxaa yeelay Nafta bani Aadamka waa mid daciif ah, Lacagna waa lagu Fitnobaa. Ruuxii aanan ka garaneeynin dad uu ku kalsoonyahay meelahaas; waxaad ka jira Kuwait FirFircooni u aruurinta Lacagaha iyo gaarsiinteeda Walaaleheena Suuriya, waxaana ku hayya Gacanta Culimo lagu garanayyo Magacyadoona gaaristoodana eey aad u fududahay, ruux walbana u awoodo inuu gaaro, Taasoo kamida Albaabaha Jihaadka iyo u kicida Wadada Alle SC, Ajirkana waxaa lagu qiimeeyaa halaha uu la egyahay Dhibka iyo rafaadka loo maro gaaristiis. Kana diktoonaada Xamladaha eey wadaan Xukuumaat-ka kuwaaso ku caan baxay ineey kala qaataan Shaqaalaha u shaqeeynayya Xamlada iyo dadka waaweeyn ee wada Lacageheeda ugu badan, iskana ilaliya si kastooo eey u adeegsadaan Culimo si eey u buunbuuniyaan Xamlaatkooda, waa su’aalee side ugu kalsoonaataan dad Xadayya Lacagihiina, inuu gaarsiiyo Tabrucaatkiina Walaalaha Mudan in la garsiyo? Yaanan la aadin oo loo dhiiban Hogaanka Xamlaatkaas hadii la arko; inta aad ka soo fiirineeysaan Albaabohoo dhan oo aad Albaab furan aanan ka aheeyn kaas waaysaan, Taasina ma ahan mid dhici karta haduu Walaalka u dadaalo si Ikhlaas ku dheehan, ruuxii lagu qasbana qabid waa ka gooni; Waxana Allaah SC ka barayayaa inuu u qoro Ajarka lacagtiisa, Xitaa hadii eeynan ka gaarin wax yar mooyee dadkii uu u Niyeeystay.

6

Mu’assasda Warbaahinta Labeik (Codka Shabakada Islaamiga Al-Qimmah)

Alloow sii kuwii waxa bixiyay Badal wanaagsan, kuwii ka hor istaagayna Halaaag iyo baabi’id, Alloow Haalg oo baabi’I Bashaar, oo googoo Xukunkiisa, oo tagsii Awoodiisa, asiga iyo Qaraabadiisa iyo Ciidankiisa, iyo dhamaan Kalkaalkiisa, Alloow reer Suuriya waxeey ku Jiraan dhib iyo Kurbo, Alloow u noqo garab dadka la Duleeystay, una gargaar Mujaahidiinta, Weeneeyna Ajarkooda iyo Ajarka ruux kasto la jira oo kamida Walaalihisa Muslimiinta, kuna rid Awoodaada iyo halaagaaga iyo Awoodaada ruux kastoo la dagaalama Munaafiqiin iyo Gaalo isugu jira, Ku adkee Awoodaada Dambiilayaasha Nasiiriyiinta iyo Kalkaaladooda ee Munaafiqiinta kamidka ah. Nabadgalyadaada iyo Naxariistaadana dul yeel Nabigeena Muxammed, Ehelkiisa, iyo Asxaabtiisa Dhamaan.

7

Mu’assasda Warbaahinta Labeik (Codka Shabakada Islaamiga Al-Qimmah)

******************************************

Walaalihina Mu’assasda Warbaahinta Labeik (Codka Shabakada Islaamiga Alqimmah) ~Qeebta Luqadaha Iyo Tarjamada~ www.alqimmah.net www.al-qimmah.net Docadiina Wanaagsan Hanaga iloowina

8

Mu’assasda Warbaahinta Labeik (Codka Shabakada Islaamiga Al-Qimmah)

Sign up to vote on this title
UsefulNot useful