Daw ma aha, in aan halhays weliba ka sii dhiganno: "Daaya, oo meytidu ha sii wada xabaaleen, kuweenna weli nool e!" Meytidu waa kuma? Waa awoweyaal keen, waa abwaannadii 'qabyaaladda' ee horteen noolaa! Inta nool na, waa kuwa aan qabyaaladda ku faanin.