Welcome to Scribd, the world's digital library. Read, publish, and share books and documents. See more
Download
Standard view
Full view
of .
Look up keyword
Like this
3Activity
0 of .
Results for:
No results containing your search query
P. 1
Dr. Cabduraxman Baadiyow Suaallo Iyo Jawaab (2)

Dr. Cabduraxman Baadiyow Suaallo Iyo Jawaab (2)

Ratings: (0)|Views: 368|Likes:
This is public questions and answers from Dr. Abdurahman Baadiyow
This is public questions and answers from Dr. Abdurahman Baadiyow

More info:

Published by: Dr. Abdurahman M. Abdullahi ( baadiyow) on Nov 06, 2010
Copyright:Attribution Non-commercial

Availability:

Read on Scribd mobile: iPhone, iPad and Android.
download as DOC, PDF, TXT or read online from Scribd
See more
See less

08/01/2012

pdf

text

original

 
Dr. Cabduraxman Baadiyow
 Su’aallo iyo Jawaab
1. Ismaaciil Yusuf: Nairobi:
 Maxay kukal duwn yihiin Ururka Islaax iyo Itixaad?
 
Jawaab:
Walaal, su’aashaan jawaab dheer ayey u baahantahay, laakiin haddii aan sigaaban u sheego, Itixaad waa urur la asaasay 1983 markii la mideeyay labo urur oo kalaah Jaamca Islaamiyah iyo Waxdada. Xarakada waxaa sal u noqday fikirka Salafinimada.Waxaa muhiim ah in la kala sooco salafinimada ku dhisan in Islaamka loo fahmo sidii ayu fahmeen culumadii nooleedeed sedexdii qarni ee hore iyo manhajkii ay diintafasiraadeeda u raad-raaceen iyo Ururada la baxay salafinimada. Sida la wada arkay,salafiyada Somaalidu inteeda badan waxey si xoog leh ugu mashquulsanyihiin ladagaalanka waxyaabaha ay u arkaan bidco iyo culumada suufiyada ayaga oo weliba sixikmad la’aan ah arinkaas u sameynaya. Waxey aaminsanyihiin iney ayaga kaliya sidasaxda ah Islaamka u fahamsanyihiin. Intaas waxaa la jira, Xarakada Itixaad waxaa kudhexdhuuntay Al-Qacidda 1991 oo gelisay dagaallo isdaba joog ah. Waxaa sidhuumaaleysi ah arinkaas u waday raga hadda hor-boodaya Shabaabka qaar ka mid ah.Waxaa hadda matila Itixaad Xarakada Ictisaam. Al-Shabab iyo Hizbul-Islaam waxeyiyaguna ku abtisdaan Salafinimada.Dhanka kale, Islaax waa xarako la asaasay 1978 , waxeyna ku dhisantahay fikirkaIkhwaan Al-Muslimiinka oo aaminsan in si degan oo miir-qab ah isbedel loogu sameeyo bushada si ay u aqbasho ku dhaqanka Islaamka. Lama ogola in adeegsado xogg iyo qoraycaaradiis oo waxaa la rabaa in si nabad ah isbedelkaas ku yimaado. Sidaas ayaa Islaax udiiday iney ka qeybgasho hawl kasta oo ku dhisan in diig Somaaliyeed la daadiyo oo ayugu dambeysay Midawga Maxkamadaha Islaamka. Waxaa kale oo Islaax caan ku tahayfikirka dhexdhexaadka ah oo la dagaalameyn suufiyada iyo salafiyada intaba oo kudhisan in laga wada shaqeeyo wixii la isku raacsanyahay, wixii la isku khilaafsanyahaynala isku dulqaato. Suufiyadda waxey ka aaminsanyihiim iney yihiim waalid, macalimiin
1
 
iyo culimadii dalka soo gaarsiisay Islaamka, ka hortagtatay Isticmaarka. Sidaas darteedWaxaa lagama maarmaan ah in la ixtiraamo oo si weyn loo qadariyo.2. Xassan Cali (London, UK)
 Madaama aad uruka Islaax ugu xilsaarantahay xagga siyaasadda iyo dib uheshiisiinta ma jiraa isku day ah inaad kala dhex gasho DKM ah iyo ururada kasoohorjeeda ee magaca diinta Islaamka kula dagaalamaya? Maxaa horjooga in la iskudoono, lana mideeyo ururada iyo shaqsiyaadka rumeysan fakar sidaas ah ee jooga Soomaaliya?
Jawaab
: Walaal Xassan, dib-u-heshiisiintu waxey ku dhisantahay in labada dhinac ayrabaan iney heshiiyaan, ruuxa ama kooxda kala dhexdhexaadineysana ay raali ka yihiin.Labada dhinac ee Somaaliya isku hayaa dib-u-heshiisiin ma rabaan, diyaarna uma aha.Dhanka kale, wax caqli ah oo horjooga in la isku keeno ururdadda iyo shaqsiyaadkarumeysan fikirka ikhwaanka ma jiraan. In la isku keeno mudoo dheer ayaa lagashaqeynayay, waxna waa ka suuragaleen, laakiin heerkii la rabay lama gaariin. Ururadafikirka Ikhwaanka ku dhismay waxey sameemeen marxaladii cabsida ku dhismeed eedawladii militriga jirtay. Waxaa caadi ah iney dhib badantahay mideynta uruirada oowaxaa sameysmayaa dhaqan urureedyo kala duwan, hogaanno kale duwan, saaxibo kaladuwan iyo barnaamijyo kale duwan. Haddana, mar kasta waxaa loo baahanyahayiskaashi, wada shaqeyn iyo intii wada shaqeyn karta la isku keeno. Xagga shaqsiyaadka,waxaa laga rabaa iney ku biraan mid ka m id ah ururada ay ku qancaan inuu la shaqeynkaro.3. Dalmar (Hargeysa)
Waxaan ahaan jiray Xarakadii Waxdada, imminkana waxaa ka tirsanahay Xisbigakulmiye. Somaliland ka go’ídeeda maxey ka qabtaa Islaax?
 
Jawaab:
Xarakada Islaax waxey ka amba qaadaa fikirka Islaamka oo ku dhisanmidnimada Muslimiinta. Shabciga Somaaliyeed asaga ayaa si madax banaan oo jeclaanku dheehantahay u midoobay in 1960. Dhibaatadii weyneed ee ka dhalatay xukunkiikali-taliska ahaa uu madaxa ka ahaa Maxamad Siyaad, burburintii magaalooyinka
2
 
waaweyn sida Hargeysa, dilalkii aan kala sooca laheyn ee ciidamada Somaaliya geysteen,waxey keentay caro weyn iyo qeybsanaanta dadka. Waxaa dabkaas sii huriyay Jabhadihiisaldhigaha ka sameystay Itoobiya. Tallo-xumada Somaliyeed, xukuumad iyomucaaradba, waxey sabab u noqotay burburka dawladda Somaaliya iyo kalaqeybsanaanta shacabka. Dhibaatadaas waa socotaa oo welli caqli sax ah oo lagu xaliyodhalka Somaaliya ka jira guud ahaan lama helin. Xarakada Islaax waxey aaminsantahayiney suugal tahay in dadka Somaaliyeed sidii ay shalay ayaga oo is jecel u midowbeen inhaddana midoobi karaa haddii ay helaan hogaamiayayaal sax ah oo arinkaas dariiqeedasaxda ah u qaada.4.Shukri Sh Xasan ( Imaaraadka Carabta)
Waxaan ka mid ahay dadka aadka uula socda barnaamijkaaga aad ka bixiso Onkod waaxaan ku waydiinayaa maxaa loola jeedaa magaca la yiraado “A Tacaamul Macal waaqic”? Waxaan Joogay Shirkii Carta, waxaan maqlyay qaar ka mid ah Madaxdii Ururkiina in ay ku soo galeen dawlada 4.5, tafaasiil ma iga siin kartaa arinkaas?
 
Jawaab:
Tacaamul maca al-Waaqic
” waa eray Carabi ah oo micnihiisu yahay “
la falgelidda xaaladda taagan
”. Eraygaan waxaa la sameeyay markii la arkay indhalinyarada Islaamiyiinta ah ay ka go’sanyihiin bulshadooda. Waa mabd’a waafaqasnIslaamka oo ah in la qabato wixii la kari karo ayada oo la tixgelinayo duruufta iyoxaaladda taagan markaas ayada oo aan marna la khilaafeyn mabaadi’da Islaamka. Waamabd’a ku dhisan fiqiga iyo fahmka saxda ah ee Islaamka. Sidaas darteed, markii lawaayay qaab xukunka Somaalida loogu qeynbiyo sida doorashooyinka, ayaa waxaa laguheshiiyay in reernimo wax loogu qeybiyo. Waxaa lagu heshiiyay in 4.5 wax looguqeybiyo inta laga gaarayo doorashooyinka. Dadka badan ee ka soo horjeeda in qaab beeleed wax loogu qeybiyo Somaalida inta gaarayo doorashooyin, waxaa laga rabaa ineysoo bandhigaan tallo kale oo wax lagu qeynsan karo. Xubnaha Xarakada Islaax waxey kamid yihiin dadkooda, ruuxii reerkiisu soo doortana baaralamaanka ayuu soo galay.5. Ali macow ( London, UK) 
 Sida aan la socono Xaaladda dalka meesha ay mareeso waan u wada jeednaa magacii wadaadadana waxaa qarxiyay waa nimanka sheektay in ay yihiin Culumo marka sideedadka uuga gadi kartaan Siyaasadiina
3

Activity (3)

You've already reviewed this. Edit your review.
1 thousand reads
1 hundred reads
Mohamed Al-Hadi liked this

You're Reading a Free Preview

Download
scribd
/*********** DO NOT ALTER ANYTHING BELOW THIS LINE ! ************/ var s_code=s.t();if(s_code)document.write(s_code)//-->