You are on page 1of 13

Shirqoolka iyo dabinka Kitaabka (Baybalka)

Baro sida loola Doodo Masiixiyiinta!


Ciise looma soo dirin reer binu Israa'iil maahee. ...........................1 Muxuu ka yiri Baybalka dumarka ? ................................2

Sidaan wax u maqlo ayaan wax u xukuma.....................3 Markhaati furka ciise ee (Baybalka)...................................4 Ciise waxa qabtay gaajo iyo harad .......................................5 Luud iyo labadiisii gabdhood...................................6
.Xisaabta qaladka ah ee (Baybalka) ku qoran ................7

illaahay mala arki kara? .........................8 Xaar iyo uus ? ...............................................9 Ma rabi ayaa qoomameeyo? ..........................10 Nolosha xerta ciise ee (Baybalka)...................11
Luukos 19:27 Luke 19:27

27 Laakiin cadowyadaydan oo aan doonin inaan boqor u ahaado halkan keena oo hortayda ku laaya.

1.

Ciise looma soo dirin, idaha lunsan oo reer binu Israa'iil maahee.

Matthew 15:24 Matayos 15:24 24 Laakiin wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, La iima soo dirin, idaha lunsan oo reer binu Israa'iil maahee. Matthew 15:24-26 Matayos 15:24-26 24 Laakiin wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, La iima soo dirin, idaha lunsan oo reer binu Israa'iil maahee. 25 Laakiin iyadu way u timid oo sujuudday, oo waxay tidhi, Sayidow, i caawi. 26 Wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, Ma wanaagsana in carruurta kibistooda la qaado oo eeyaha loo tuuro. Matthew10:5-6 Matayos 10:5-6 5 Laba-iyo-tobankan Ciise ayaa diray oo amray isagoo leh, Jid ka mid ah jidadka dadka aan Yuhuudda tagtaan idaha lunsan oo guriga Israa'iil ah. Matthew 15:22-27 Matayos 15:22-27 22 Oo naag reer Kancaan ah ayaa soohdimahaas ka soo baxday oo qaylisay iyadoo leh, Ii naxariiso, Sayidow, ina Daa'uudow. Gabadhayda jinni baa si xun u waalaya. 23 Laakiin hadal uguma uu jawaabin. Markaasaa xertiisii u timid oo ka bariday iyagoo leh, Eri, waayo, way inaga daba qaylinaysaa. 24 Laakiin wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, La iima soo dirin, idaha lunsan oo reer binu Israa'iil maahee. 25 Laakiin iyadu way u timid oo sujuudday, oo waxay tidhi, Sayidow, i caawi. 26 Wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, Ma laakiin weliba eeyahu waxay cunaan jajabka ka dhaca miiska sayidkooda. Acts 11:19 Falimaha Rasuullada 11:19 19 Haddaba kuwii u kala firidhsanaa, dhibaatadii kacday Istefanos aawadiis, waxay u sodcaaleen tan iyo Foynike iyo Qubrus iyo Antiyokh, iyagoo aan ereyga kula hadlin ninna, Yuhuudda oo keliya mooyaane. Acts 11:1-3 Falimaha Rasuullada 11:1-3 wanaagsana in carruurta kibistooda la qaado oo eeyaha loo tuuro. 27 Waxay tidhi, Waa run, Sayidow, ahayn ha marina, magaalo ka mid ah magaalooyinka reer Samaariyana ha gelina, 6 laakiin waxaad u

11Haddaba rasuulladii iyo walaalihii Yahuudiya joogay ayay waxay maqleen in dadka aan Yuhuudda ahaynna ay ereygii Ilaah aqbaleen. 2 Oo markii Butros Yeruusaalem yimid, Waxaad u tagtay niman aan la gudin, waadna la cuntay. kuwii ka mid ahaa kuwii gudnaa ayaa la murmay isagii, 3 oo waxay ku yidhaahdeen,

2.

Muxuu ka yiri Baybalka dumarka ?

1 Korintos 14:34-35 1Corinthians 14:34-35

34 Dumarku markay kiniisadaha joogaan ha aamuseen, waayo, looma fasixin inay hadlaan; laakiin ha dambeeyeen, sida uu sharcigu leeyahay. 35 Hadday doonayaan inay inay kiniisadda dhexdeeda ku hadasho.
Deuteronomy 25:11-12 harciga Kunoqoshadiisa 25:11-12

wax bartaan, nimankooda ha ku weyddiiyeen guriga, maxaa yeelay, waa ku ceeb naag

11 Oo markii niman isdiriraan, haddii mid naagtiisu u soo dhowaato si ay ninkeeda uga samatabbixiso gacanta kan isaga dilaya, hadday gacanta soo fidiso oo ay isaga xiniinyaha ku dhegto, 12 markaas waa inaad iyada gacanta ka gooysaa oo aadan innaba u nixin.
1 Corinthians 11:3 1 Korintos 11:3

Laakiin waxaan jeclaan lahaa inaad ogaataan inuu Masiixu yahay madaxa nin kasta,

ninkuna inuu yahay madaxa naagta, Ilaahna inuu yahay madaxa Masiixa.
Exodus 21:7 Baxniintii 21:7

Oo haddii nin gabadhiisa u iibiyo inay addoon noqoto, waa inaanay dibadda u bixin

sida addoommada nimanka ahu ay u baxaan.

3.

Ciise wuxuu yiri Sidaan wax u maqlo ayaan u xukumaa,

Markos 11:13-Markos 11:13

13 Meel fog wuxuu ka arkay geed berde ah oo caleen leh. Wuu u yimid inuu haddana wax ka helo. Goortuu u yimid waxba kama uu helin caleemo keliya maahee, waayo, wakhtigii berdaha ma ahayn.
Markos 10:27

Markos 10:27

27 Markaasaa Ciise eegay oo ku yidhi, Waxanu uma suurtoobaan dadka, waxbase uma aha Ilaah, waayo, wax waluba waa u suurtoobaan Ilaah.
Yooxanaa 5:30 John 5:30

30 Waxba keli ahaantayda ma samayn karo. Sidaan wax u maqlo ayaan u xukumaa, soo diray.
Matayos 19:16-17 Matthew 19:16-17

xukunkayguna waa xaq, waayo, doonistayda ma doono, waxaanse doonaa doonista kii i

16 Oo mid baa intuu yimid ku yidhi, Macallin wanaagsanow, maxaa wanaagsan oo aan

sameeyaa inaan nolosha weligeed ah helo? 17 Wuxuu ku yidhi, Maxaad wax iiga weyddiinaysaa wanaagga? Waxaa jira mid wanaagsan. Haddaad doonaysid inaad nolosha gashid, qaynuunnada dhawr.

Yooxanaa 11:35

John 11:35

35 Ciise waa ooyay.

4.
Yooxanaa 5:31

Markhaati furka ciise ee (Baybalka)


John 5:31

31 Haddaan isu marag furo, maraggaygu run ma aha.


Yooxanaa 8:14 John 8:14

14 Ciise baa u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, In kastoo aan marag isu furo, maraggaygu garan maysaan meeshaan ka imid ama meeshaan tegayo.

waa run, waayo, waxaan garanayaa meeshaan ka imid iyo meeshaan tegayo, idinkuse

5 Ciise waxa qabtay gaajo iyo harad


Matayos 21:18 Matthew 21:18

18 Aroortii goortuu magaaladii ku soo noqonayay, wuu gaajaysnaa.


Markos 11:12 Mark 11:12

12 Maalintii dambe, markay Beytaniya ka yimaadeen, wuu gaajaysnaa.


Matayos 4:2 Matthew 4:2

2 Oo goortuu afartan maalmood iyo afartan habeen soomanaa, ayuu dabadeed gaajooday.
Yooxanaa 19:28 John 19:28

28 Markaas dabadeed Ciise isagoo garanaya wax kasta inay dhammaadeen, in Qorniinku ahaado, ayuu yidhi, Waan harraadsanahay.

Luud iyo labadiisii gabdhood.


Genesis 19:36

Bilowgii 19:36

36 Oo sidaasay Luud labadiisii gabdhoodba aabbahood uurka ugu lahaayeen.


Bilowgii 35:22 Genesis 35:22

22 Oo waxay noqotay, intuu Israa'iil dhulkaas degganaa, in Ruubeen u tegey oo la jiifsaday addoontii aabbihiis oo Bilhah ahayd; Israa'iilna taas wuu maqlay. Wiilashii Yacquubna laba iyo toban bay ahayeen.

Xaakinnada 16:1 Judges 16:1

16 Markaasuu Samsoon tegey Gaasa, oo halkaas wuxuu ku arkay dhillo, wuuna u galay.
Bilowgii 19:33-35 Genesis 19:33-35

33 Oo habeenkaasay aabbahood khamri cabsiiyeen, oo tii curadda ahayd baa u tagtay oo la jiifsatay aabbeheed; mana uu ogayn markay la jiifsatay, iyo markay ka kacday toona.

Bilowgii 38:8-9 Genesis 38:8-9

8 Markaasaa Yahuudah wuxuu ku yidhi Oonaan, Naagta walaalkaa u tag oo dumaal, oo Oonaanna wuu ogaa inaan farcanku kiisii noqonayn, oo markuu u tegey naagtii walaalkiis ayuu shahwadiisii ku daadiyey dhulka, si uusan farcan u siin walaalkiis.

ku samee wixii ninkeeda walaalkiis ku samayn lahaa, oo farcan u reeb walaalkaa. 9

7 Xisaabta qaladka ah ee (Baybalka) ku qoran


Taariikhdii Labaad 9:25 2 Chronicles 9:25

25 Sulaymaanna wuxuu lahaa afar kun oo xero oo fardaha iyo gaadhifardoodka lagu xereeyo, iyo laba iyo toban kun oo nin oo fardooley ah, oo wuxuu fadhiisiyey magaalooyinkii gaadhifardoodka, oo qaarna boqorkay Yeruusaalem la joogeen. afar kun mase afartan kun
Boqorradii Kowaad 4:26 Boqorradii Kowaad 4:26

26 Oo Sulaymaanna wuxuu gaadhifardoodkiisii u haystay afartan kun oo xero oo fardo ah iyo laba iyo toban kun oo fardooley ah. Samuu'eel Labaad 10:18

2 Samuel 10:18

18 Oo reer Suuriyana way ka carareen reer binu Israa'iil. Daa'uudna wuxuu reer Suuriya wuxuu dilay Shoobag oo ahaa sirkaalkii ciidankooda, halkaasuuna ku dhintay.

ka laayay toddoba boqol oo gaadhifaras raggoodii iyo afartan kun oo fardooley ah, oo

toddoba boqol mase toddoba kun


Taariikhdii Kowaad 19:18 1 Chronicles 19:18

18 Oo reer Suuriyana way ka carareen reer binu Israa'iil hortooda. Daa'uudna wuxuu reer Suuriya ka laayay toddoba kun oo gaadhifaras raggoodii, iyo afartan kun oo nin oo lug ah, oo wuxuu dilay Shoofag oo ahaa sirkaalkii ciidanka.

8 Yooxanaa 1:18

illaahay mala arki kara?

18Ninna ma arkin Ilaah marnaba, Wiilka keliya oo laabta Aabbaha ku jira kaasaa inoo sheegay.

1 Timoteyos 6:16 16 kan keligiis aan dhimanayn, oo ku dhex jira nuurka aan loo dhowaan karin, oo aan ninna arkin, lana arki karin; isagu ha lahaado ciso iyo itaal weligiis. Aamiin. Baxniintii 33:20 20 Oo wuxuu yidhi, Adigu wejigayga arki kari maysid, waayo, dad i arkaa noolaan maayo. Baxniintii 33:11

11 Markaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ula hadlay sida nin saaxiibkiis ula hadlo, iyagoo iska soo hor jeeda. Kolkaasuu haddana xeradii ku soo noqday; laakiinse midiidinkiisii ahaa Yashuuca ina Nuun oo nin dhallinyar ahaa ayaan Taambuuggii ka bixin. Baxniintii 24:10 10 Markaasay waxay arkeen Ilaahii reer binu Israa'iil; oo waxaa cagihiisa ka hooseeyey sallax dhagax safayr ah oo sida samada u daahirsan. Bilowgii 32:30 30 Yacquubna meeshaas magaceedii wuxuu u bixiyey Fenii'eel; waayo, wuxuu yidhi, Ilaah fool ka fool baan u arkay, naftayduna way nabad gashay

Baxniintii 33:23 23 oo haddana waan kaa qaadi doonaa gacantayda, oo waxaad arki doontaa dhabarkayga, laakiinse wejigayga la arki maayo.

1 Timoteyos 6:16 16 kan keligiis aan dhimanayn, oo ku dhex jira nuurka aan loo dhowaan karin, oo aan ninna arkin, lana arki karin; isagu ha lahaado ciso iyo itaal weligiis. Aamiin.

9
Ishacyaah 36:12 Isaiah 36:12

Xaar iyo uus ?

12 Laakiinse Rabshaaqeeh wuxuu iyagii ku yidhi, Sayidkaygu ma wuxuu ii soo diray inaan sayidkiinna iyo idinka erayadan kula hadlo? Sow iima uu soo dirin nimanka derbiga dul joogaa inay saxaradooda cunaan oo ay kaadidooda idinla cabbaan?
Malaakii 2:3 Malaakii 2:3

3 Bal eega, farcankiinnaan canaanan doonaa, oo wejigiinnana waxaan ku firdhin doonaa uus, kaasoo ah uuska allabaryadiinna, oo waa laydinla qaadi doonaa.

10
Tirintii 23:19 Tirintii 23:19

Ma rabi ayaa qoomameeyo?

Ilaah Ma

Mana

ma wuxuu

aha

aha yidhi

binu-aadmi buusan

nin

been

qoomameeyo. samaynayn?

sheego;

Ama ma wuxuu ku hadlay buusan yeelayn?


Samuu'eel Kowaad 15:35 Samuu'eel Kowaad 15:35

35 Samuu'eelna mar dambe uma iman inuu Saa'uul soo arko ilaa maalintii uu dhintay; laakiin Samuu'eel baa Saa'uul u ooyay; oo Rabbiguna wuxuu ka qoomamooday inuu Saa'uul ka dhigay boqor u taliya reer binu Israa'iil.
Baxniintii 32:14 Baxniintii 32:14

Markaasaa Rabbigu ka noqday xumaantii uu damacsanaa inuu dadkiisa ku sameeyo.

11

Nolosha xerta ciise ee (Baybalka)

Matayos 26:40 Matthew 26:40

40 Xertii ayuu u yimid, oo wuxuu arkay iyagoo hurda, oo wuxuu Butros ku yidhi, Waa sidee? Miyaad kari weydeen inaad saacad keliya ila soo jeeddaan?
Markos 14:40 Mark 14:40

Mar kale ayuu yimid oo arkay iyagoo hurda, waayo, indhahoodu lulmay la cuslaayeen, ma ayna garan waxay ugu jawaabaan.
Luukos 22:45 Luke 22:45

Goortuu tukashadiisii ka soo kacay, ayuu xertii u yimid oo wuxuu arkay iyagoo caloolxumo la hurda.

You might also like