You are on page 1of 8

Talooyin Guud Oo ku Aadan Camalka Jihaadiga.. W/Q Sheekh Ayman Al-Dawaahiry.

Written by Maamul on 14 September 2013.

Amiirka Ururweynaha Alqaacidda Xakiimul Umah Sheykh Dr Ayman Al-Dawaahiry Xafidahullaahu waracaah ayaa soo saaray Towjiihaat guud oo uu u jeedinaayo Jamaacaatka islaamiga ah ee u nisbo sheegta Ururka Alqaacidda.

Towjiihaatkan oo ku qoran luqadaha Carabiga, Englishka iyo Urduuga ayaa ah kuwo muhiim u ah socoshada Camalka Jihaadiga ee lagula jiro Cadowga duullaanka kusoo qaaday dhulalka Muslimiinta.

Shabakadda islaamiga ah AmiirNuur Media ayaa Luqadda Soomaaliga u Tarjumtay Tawjiihaatkaas muhiimka ah, iyadoona Tawjiihaatka oo ka kooban 17 qodob aan soo koob koobi doono, haddii uu Alle idmo.

Sheekha waxa uu ku billaabay :

Kow : Horudhac :

1- Waxaan Walaalaha ka qarsooneyn in Camalka Marxaladda lagu jiro uu leeyahay laba qeybood oo kala ah Caskari iyo Dacawi.

2- Camalka Meliteri waxaa lala beegsanayaa madaxa kufriga caalamiga ah ee Mareykanka, Xulafadooda Israaiil iyo Xukumaanta maxalliga ah ee xukuma dhulalkeena.

A- Beegsiga Mareykanka hadafkiisa waxa uu yahay bur burintiisa iyo dhiig bixintiisa, si uu ugu dhamaado, si la mid ah qaabkii uu ku dhamaaday Midowgii Soofiyeetiga. Waxyaabihii kasoo baxay Kacdoonada Carabta ayaa waxay daliil u yihiin dib u gurashada awoodda Mareykanka, taasna waxaa sabab ugu u ah Weerarrada Mujaahidiinta ee Mareykanka ku qabsaday Afghanistan iyo Ciraaq. Sababta kale ee keentay dib u guruashada Mareykanka ayaa ah khatarta dhanka amniga ee Mareykanka kasoo gaartay weerarradii 11-kii September 2001.

B- Beegsashada daba dhilifyada Mareykanka waxay ku kala duwan tahay hadba goobta la joogo, waxaana asal ah in la iska daayo dagaalka iyaga lagula jiro, illaa Dowladaha ay hadda dagaalka ka wadaan mooyee.

- Afghanistan markaan ka hadleyno dagaalkooda waxa uu raacsanyahay Mareykanka.

- Baakistaan dagaalka lagula jiro waxa uu dhameystirayaa dib u xorreynta Afghanistan, kadibna in Mujaahidiintu ay Manqadiyad aamin ah ka sameystaan Baakistaan, kadibna loo kaco dhistaanka Nidaam Islaami ah oo ka hirgala dalkaas.

- Ciraaq marka laga hadlayo loolanka lagula jiro daba dhilifyada, hadafkiisa waxa uu yahay in gobollada Sunniyiinta ah laga xorreeyo Xulafada Ameerika ee Safawwiyiinta ah (Shiicada).

- Jazaair (Aljeeriya), inkastoo joogitaanka Mareykanka uu ku yaryahay, haddana dagaalka lagula jiro Maamulka waxa uu hadafkiisu yahay in la daciifiyo iyo in Jihaadka lagu faafiyo dhulka Maghribul Islaami, Wadamada Saaxilka Afrika, iyo dhulka Koonfurta Saxaraha.

- Jaziiradda Carabta marka laga hadlayo dagaalka lagula jiro Xukkaamta, waxaa loo aqoonsanayaa inay yihiin Daba dhilifyo Mareykan.

- Soomaaliya marka laga hadlayo waxaa loo aqoonsanayaa inay yihiin Hormuudka Gumeysiga Kirishtaanka.

- Shaam, Dagaalkooda waxaa loo aqoonsanayaa inay yihiin kuwo aan marnaba ogoleyn inuu dhismo Nidaam islaami ah iskaba dhaafee mid Jihaadi ah, waxaana taas ka marag kacaya Taariikhdooda dhiigga ka daadanaya ee mar walba horor ku ah dabar goynta Islaamka.

- Hareeraha Beytul Maqdis (Filasdiin) iska hor imaadka ugu weyn iyo kan aas aasiga ah waxa uu ku soconayaa Yuhuudda, Xukaamta Maxalliga ah ee Maamulka OSLO waxaa loo sabrayaa inta suura gal ah.

Camalka Dacawiga ah : hadafkiisu waxa uu yahay in Umadda lagu baraarujiyo khatarta gumeyisga Saliibiga ah iyo in loo caddeeyo Macnaha Tawxiidka oo ah in Xukunka uu Alle leeyahay iyo in la adkeeyo Walaaltinimada islaamka iyo mid ahaanshaha ah dhulalka islaamka, si ay taas gogol xaar ugu noqoto dhisitaanka Khilaafada ku dhisan Manhajka Nabinimada.

Si taas Diiradda loo saaro, waxaa marxaladdan la qaadayaa :

1- Baraarujinta iyo Tarbiyeynta Jiilka Jihaadiga ee qaadaya howsha ah la dagaalanka Saliibiyiinta illaa Khilaafada laga taago.

2- Baraarujinta dadweynaha iyo kicintooda si ay ugu kacdoomaan Maamuladooda (Murtadiinta), si ay ugu dambeyntii u taageerayaan Islaamka iyo dadka ka shaqeeya.

LABO : TOWJIIHAAT LOO BAAHAN YAHAY :

Horudhacaan waxaan rabnaa inaan kusoo bandhigno Tawjiihaatka soo socda ee ku saleysan dhinaca Siyaasadda Sharciga ah ee ku qotoma soo jiidista masaalixda iyo ka fogaashaha Mafaasidda :

1- in Diiradda la saaro ku dhex fidinta wacyiga ee heerarka kala duwan ee dadweynaha si loo dhaqaajiyo, si ugu dambeyntii ay u sameysanto awood Jihaadi ah oo wax fahamsan oo aaminsan Caqiidada Islaamka, una hoggaansan Shareecada, taas oo xaqiijineysa isu-dulleynta Mumiinta iyo ku ad adkaanshaha Gaalada.

2- in lagu dadaalo Howlgalka Meliteri, si loo naafeeyo awoodda Hoggaanka Kufriga Caalamka, si uu ugu dhiig baxo Meliteri ahaan, dhaqaale ahaan, iyo bulsho ahaan.

Walaalaha oo dhanna waxaa xil ka saaran yahay inay gartaan in beegsiga danaha isbaheysiga reer galbeedka ee Sahyuuniyadda iyo Saliibada, ay tahay waajibaatkooda ugu muhiimsan, waana inay taas ku socdaan inta ay awoodaan.

Intaas waxaa soo raaca : Walaalaha waa inay Juhdigooda ugu badan ku bixiyaan soo furashada Maxaabiista Muslimiinta iyagoo adeegsanaya qaab walba, haddii ay ahaan laheyd weeraridda Xabsiyadooda, ama soo afduubashada dadka u dhashay Dowladaha ka qeyb qaadanaya duullaanka lagu soo qaaday dhulalka Muslimiinta, si Maxaabiista loogu badasho.

3- Inaan iska hor imaad hubeysan lala gelin Maamullada illaa in nagula khasbo mooyee, tusaale in Nidaamka Maxalliga uu yahay mid qeyb ka ah Ciidamada Mareykanka sida Afghanistan, ama mid Mujaahidiinta la dagaallaya isagoo wakiil u ah Mareykanka sida Soomaaliya iyo Yemen, ama mid aan ogolaaneyn jiritaanka Mujaahidiinta sida Maghribul Islaami, Shaam iyo Ciraaq. Laakiin haddii nagula khasbo dagaal, waxaa waajib ah inaan muujno in dagaalkeenna uu yahay mid ka dhan ah Xamlada Saliibiyiinta ee lagu oo qaaday Muslimiinta.

5- Inaan lala dagaallamin Firqooyinka Munxarifka ah sida Rawaafidda, Ismaaciiliyada, Qidyaaniyada, iyo Suufiyada, hadaysan iyagu dagaal ku billaabin Ahlu Sunnaha, haddayse la dagaallamaan waxaa fal celinta ku ekaaneysaa dhinacyada hubeysan ee iyaga ka mid ah. Waxaa la iska ilaalinayaa in la beegsado reerahooda, goobahooda Cibaadada, iyo kulamadooda diineed, iyadoo taas ay bar bar socoto ol-ole ku aadan muujinta baadilkooda, iyo Inxiraafkooda dhaqan.

Meelaha ay Mujaahidiintu maamulaan waxaa kuwaas lagula dhaqmayaa qaab xikmad iyo wacyo gelin ah, si ay u sababin in deegaanadaas Mujaahidiinta laga naco, kadibna laga ceyriyo.

5- Inaan la dhibaateyn Kirishtaanka, Siikaha, iyo Hinduugga ku nool dhulalka Muslimiinta, hadday iyagu xad gudbaan waxaa mudan in fel celintu ku ekaata in la mid ah inta ay xadgudbeen.

6- Waxaa si guud u reeban inaan dagaal ku bilowno ama aan beegsano Cid kasta oo aan hub noo qaadan, waxaana muhiim ah beegsiga Isbaheysiga Kiristhaanka iyo daba dhilifyadiisa.

7- Waxaa reeban inaan leyno ama beegsano Reeraha aan nala dagaallameyn, xittaa haddii reeraha ay nala dagaallamaan waa inaan ka joogsanaa inta aan awoodno.

8- Waxaa reeban inaan Muslimiinta ku dhibaateynno Qarax, dil, Afduub iyo baabiinta Xoolo ama Hanti.

9- Waxaa reeban inaan Cadowga ku bartilmaa meedsano Masaajidda, Suuqyada iyo goobaha ku badanyihiin Muslimiinta iyo kuwa aan nala dagaalameyn.

10- ku dadaadlista ixtiraamka Culimada iyo difaacidooda, maxaa yeelay waa kuwii dhaxlay Nabiga SCW iyo hoggaanka Umadda, taasna waxay ku kooban tahay Culimada Saadiqiinta ah ee Xaqa ka run sheegaya, Sidoo kale dagaalkeenna ka dhanka ah Culimada Xun xun wuxuu ku egyahay fadeexeynta Shubahaatkoda, iyo faafinta caddeymaha muujinaya daba dhilifnimadooda, mana lala dagaallamaayo, mana dilaayo illaa inay ka qeyb qaataan howl dagaaleed oo ka dhan ah Muslimiinta iyo Mujaahidiinta.

11- Mowqifka ku aadan Jamaacaatka kale ee islaamiga.

A- Waxaan iska kaashaneynaa waxaan isku waafaqno, qaarkeen qaarka kale waxay isugu naseexeynayaan waxaan isku khilaafno.

B- Muhiimaddu waxay tahay dagaalka lagula jiro Cadowga Islaamka, sidaas darteed waa in khilaafka nagala dhaxeeyo Jamaacaatka kale ee islaamiga ah uusan naga mashquulin dagaalka aan kula jirno Cadowga islaamka.

C- Waxaan ku taageereynaa oo aan ugu mahad noqeynaa Camal walba iyo Qowl walba oo Wanaagsan oo kasoo yeera, waxaana uga digeynaa khalad kasta, gefka ay si hoose u sameeyeen si hoose ayaan ugu saxeynaa, kan ay si caam ah u sameeyeen, si caam ah baan u saxeynaa.

D- Haddii koox islaami ah ay ku lug yeelato ama Cadowga ku gacan siiso dagaalkiisa waxaan ku raddinaynaa waxa ugu yar ee aan ugu hortagi karno, si aan u oodno Albaabka Fitnada, una aanan dhibaateyn Cidda aan Cadowga gacanta siinin.

12- Mowqifka ku aadan Kadcoonka ay Dulmanayaashu uga soo horjeedaan kuwa Dulmiyay.

Wuxuu isugu jiraa : Taageerid, ka qeyb gal, iyo Toosin.

A- Taageerid : taageeridda Madluumka (dulmanaha) iyadoo laga dhiciyo daalimka ( wax dulmiyaha) waa waajib Sharci ah, iyadoo aan loo eegeyn in midkood Muslim yahay, kan kalena muslim aheyn.

B- Ka qeyb gal : waxay ka mid tahay wanaag faridda iyo xumi reebidda nala faray.

C- Toosinta ama Jiheynta : waa in la caddeeyaa in yoolka iyo tiigsiga Camalka Insaanka ay tahay ka run sheegidda Tawxiidka, taas oo ka imaaneysa in loo hoggaansamo Amarka Alle, Sharcigiisa oo loo xukuntamo iyo in lagu dadaalo dhisitaanka Nidaam Islaami ah iyo Dowlad Mulim ah.

13- Dhiirragelinta cid walba oo taageyrsa soo celinta Xuquuqda Muslimiinta ee dhuntay, kalana hor tageysa soo duulayaasha Af, addin, iyo Rayi.

14- Ilaalinta Xuquuqda Muslimiinta iyo ixtiraamka Xurumaatkooda meel walba oo ay joogaan.

15- In loo gar gaaro Dulmanayaasha iyo Mustadcafiinta, Muslimiin ha ahaadeen ama yeysan ahaan, iyo taageeridda iyo dhiirragelinta cid walba oo xuquuqdooda u doodeysa xittaa hadeysan Muslimiin aheyn.

15- Eedeyn walba oo Baadil ah oo Mujaahidiinta lagu tuuro waa inay ku dadaalaan iska difaacisteeda iyo inay runta ka sheegaan, khalad kasta oo Mujaahidiintu ay arkaan inay ku dhaceen waxaa waajib ku ah inay dembi dhaaf Alle ugu weydiistaan, kana bari qaataan khaladka ninkii sameeyay, kuna dadaalaan inay magdhow siiyaan qofka la dhibaateeyay waxa uu sharciga ka ogol yahay iyo inta tabartoodu tahay.

17- Waxaan ka codsanaynaa Walaalaha Umurada Jamaacaatka hoos taga Jamaacada Qaacidatul Jihaad, iyo dhammaan taageerayaasheenna inay faafiyaan Tawjiihaatkan, kuna dhex faafiyaan Hoggaanka iyo Askarta, maxaa yeelay Sir ma ahan, Laakiin waa Tawjiihaat guud iyo Siyaasad hagitaan, waxaan ula jeednaa oo kaliya xaqiijinta danaha Sharci iyo ka fogaanshaha Mafaasidda ee Marxaladdan Jihaadiga ah.

You might also like