You are on page 1of 1

1

2
6 In Ciidankaas si caddaalad ku dhisan looga kala keenayo dhammaan
beelaha dega Gobolka J ubbada Hoose.
Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Gobollada Jubba ee Kismaayo
1. Waa in Xukuumadda J amhuuriyadda Federaalka Soomaaiiya, iyada 00 la
tashatay dhinacyada Khilaafka ay qabato waqtiga Shirweynaha Dib-u-
heshiisiinta Gobollada J ubba ee Kismaayo ee ku cad qodobka 21aad ee
Heshiiska Addis Abab ;
2. In Xukuumaddu ay magacawdo guddi rasmi ah 00heer wasiiro ah 00haga
qabanqaabada, isku dubarridka iyo hoggaaminta Shirweynaha;
3. In Guddiyada Farsamada ay si siman uga qeyb galaan dhammaan
dhnacyada isku haya siyaasadda Gobollada J ubba;
4. Waa in si la isku waafaqsan yahay 100jaangooyo tirada guud ee ergada iyo
waqtiga uu soconayo Shirweynaha;
5. In dhaqaalaha Shirweynaha ay wada maamulaan guddi afar-geesood ah 00
ka kooban dhinacyada iska soo horjeeda, Dawladda J FS, lyo deeq-
bixiyeyaasha;
6. In Ammaanka goobta Shirweynaha iyo midka xubnaha Siyaasiyiinta uu
Ciidanka AMISOM si dhan mas'uul uga ahaado, Sl cadna loogu xilsaaro;
Natiijada Shirweynaha
Shirweynaha waxaa la rabaa in ay ka soo baxaan:
* Dib-u-heshiisiin buuxda 00 dhexmarta dhammaan beelaha dega
Gobol\ada J ubba;

You might also like