You are on page 1of 6

Home

Wararka Baargaal
Maqaalo
About Baargaal
Nala Soo Xiriir
Cari iklan...


Magacyada cudurada iyo waxa english lagu yiraahdo
March 20, 2011
Soomaali badan ayaa ku wareerta, oo ay ku adkaataa inay helaan magaca saxda ah ee cudurka ay
rabaan inay wax ka ogaadaan siiba kuwa u turjuma hay'adaha iyo goobaha caafimaadka .
Maadaama ee saas tahay, Halkaan waxaan ku soo aruurinaynaa magacyada cudurada iyo waxa af
english lagu yiraahdo Cagaarshoow = jaundice
Jadeeco = measles
Busbus = chickenpox
Furuq = smallpox
Oofwareen [koolboaariyo] = pneumonia
Dabeesha = polio
Xaaqo [tiibisho] = TB
Duumo [malaariyo] = malaria
Qandho [feebaro] = fever
Sokoroow = diabetes
Dhiigkar = high blood pressure
Madaxfurad = migraine
Hargab [ifilo] = influenza, cold, flu
Neef = asthma
Gaastariiko = ulcer
Qoorgooye = meningitis
Juudaan = leprosy
Daacuun = cholera
Shuban = diarrhea
Cuncun [isnidaamis] = herpes
Bahaloow = rabies
Tufoow [tuf] = rheumatic
Kud = anthrax
Teetana = tetanus?
Indhagaduudoow [indhacaseeye] = yellow fever
Waraaboow [bajo, isfiilato] = syphilis
Qalal = epilepsy
Dhiigyaraan = anemia
Aragbeel = glaucoma
Sanboor = sinus
Kaadidhiig = hematuria
Dheefshiidxumo = dyspepsia
Iskudhexyaac maxkaxdeed = schizophrenia
Xinjirwaa = hemophilia
Biyodhac [indhaha] = cataract
Axaldhiiga [disantariyo] = dysentery
Baabasiir = hemorrhoid
Dhiigcadaad = leukemia
Dhagaxkalyood [dhagaxgal kili] = kidney stone
Cudurka Sanbabada (Pneumonia)
Dhabar Xanuun (Back Pain)
Infekshanka Bartamaha Dhegta (Otitis Media)
Dhibaatooyinka Wax Liqidda (Swallowing Problems)
Xajiinta, Cuncunka (Allergies)
Hawl Gabidda Wadnaha (Heart Failure)
Cuna Xanuun (Sore Throat)
Cadaadiska Dhiiga (Hypertension)
Dhego Beelid (Hearing Loss)
Gaastiriko (Gastritis)
Xubno Xanuun (Arthritis)
Malaariyada (Duumada) (Malaria)
Miyir Beelidda (Coma)
Neef ama Xiiq (Asthma)
Kaadi Sonkorow (Diabetes)
Qaaxada (Tiibisho) (Tuberculosis)
Dhiig yari (Anemia)[/b]
SHUBAN BIYOOD" (Cholera)
Saxaro Adayg (Constipations)
Shuban (Diarrhea)
Qandho ama Xumad (Fever)
Cagaarshowga B (Heabatitis B)
Cudurka Bararka Xiidmaha (Crohn Disease)
Wadne Qabad (Heart Attack)
Cudurka Dhimir Beelidda (Alzheimer disease)
Oof Wareen (Pneumonia)
Jabtida iyo Daweynteeda (Gonorrhea)
Bukashada Caloosha (Gastroenteritis)
Sonkorta Dhiigga ee Hooseysa (Hypoglycemia)
Qumanka (Tonsillitis)
Howlgabka kacsiga (Impotence)
Wadne Gariir (Atrial Fibrillation)
Cudurka Sambab xaniban ee Raagay (COPD)
Waraabow / Isfiilito / Xabad (Syphils)
Sonkorowga (Diabetes)
KUDKA (ANTHRAX)
Yirid (Gingivitis)
Kaadi-Saarista (Dialysis)
Hawlgabka kelyaha (Kidney Failure)
Boogoobidda Xiidmaha (Ulcerative Collitis)
Cagaarshowga C (Hepatitis C)
Lafa-beel (Osteporosis)
Bukashada Caloosha (Gastroenteritis)
Burburka carjaw laabatada / Riixa (Osteoarthritis)
Alarjiyo aad u xun (Anaphylaxis)
Qallalka (Epilepsy)
Qalitaanka Saarista Xameetida (Cholecystectomy)
Qabsin-saarid (Appendicectomy)
Baabasiir (Haemorrhoids)
Cudurka Dadka Xasuusta Ka Lumiya (Parkinson Disease)
Xanuunka caadaada (Dysmenorrhoea)
Heerarka Foosha (Stages of Labor)
Buruq Naaseed (Breast Lump)
Sonkorowga Uurka (Gestational Diabetes)
Dhicinta (Abortion)
Uurdoox (ilmaha lagu qalay) [C/Section]
Niyad Jabka Umusha Kadib (Post Natal Depression)
Ilma Qoolan (Ectopic Pregnancy)
Ka-Saarida minka (Hysterectomy)
Daryeelka Dhalmada Ka Dib (Postnatal Care)
Daryeelka Dhalmada Ka Hor (Prenatal Care)
Walac (Morning Sickness)
Baraska (Vitiligo)
Findoob (Acne)
Kasoo-bax (Boils or Furunculosis)
Cambaarta Madaxa(Tinea Capitis)
Qaniinyada Cayayaanka (Insect Bites)
Cabeebka Ibta (Candida of the Nipple)
Xajiinta Gacmaha (Irritant Hand)
Isnadaamis (Scabies)
Xajiinta, Cuncunka (Allergies)
Qaamo-qashiir (Mumps)
Xiiq-dheer (Whooping Cough)
Talaalka Dabaysha (Polio Vaccine)
Gedef (Rickets)
eebka Ilmaha - Candida (Thrush)
dhakaako (Autism)
Busbus (Chicken Pox)
Caadka Indhaha (Cataract)
Terdapat pada: caafimaad
Login
This blog post
All blog posts
Subscribe to this blog post's comments through...




RSS Feed
Subscribe via email
Email Addre
Subscribe
Follow the discussion
Comments (2)
Logging you in...
Close
Login to IntenseDebate
Or create an account
Username or Email:
Password:


Forgot login?
Cancel Login
Close WordPress.com
Username or Email:
Password:


Lost your password?
Cancel Login
Dashboard | Edit profile | Logout
Logged in as
Sort by: Date Rating Last Activity
0 Vote up Vote down

abdikatim 1 week ago
waxan rabay in aan ogaado waxa lagu dhaho seed xanun?
Reply
0 Vote up Vote down

caydaruus asad 29 weeks ago
waa qoraalo xiiso badan cilmina ku fadhiya laakin waxaan la yaabanahay sida aynu u dayacnay
cilmigii e siyaasadi inoo qaadatay waa jaahilnimo wayn in aynu wararka qabyaalada ka jeclaano
ciliga oo dhan
Reply
Post a new comment

Comment as a Guest, or login:
Login to IntenseDebate
Login to WordPress.com
Name
Email
Website (optional)

Displayed next to your comments.

Not displayed publicly.

If you have a website, link to it here.
Submit Comment
Subscribe to
Comments by IntenseDebate
Warka Ka horeeyaWarka Xiga
Qaybaha Wararka
Baargaal
caafimaad
Ciyaaraha
English
Gobolka Bari
opinion
puntland State
Ras Casayr
sheeko
Somali News
Suugaan
wararka dunida
Waxbarasho
Somali Links
All idamaale
PuntlandNews24
BAARGAAL.NET
Horseed Media

You might also like