You are on page 1of 1

Kalmado af soomaali ah

{1} habeenka u horeeya ee arooska waxaa layidhaa:


{a} galbis
{2} ooda weyn ee kadinka geela waxaa layidhaa:afsaar
{3} baar furan:awrka aan cidi araran ama aan rarka aqoon
{4} galoof:waa hal gudhan
{5} danan:waa cida fardaha
{6} danaani:waa cida fardaha
{7} tebis: waa laxda aan mudo dhalin

You might also like