You are on page 1of 21

Info4Migrants

FINLAND
Sharaxaada Wadanka
Lambarka mashruuca: UK/13/LLP-LdV/TOI-615

GOOBTA 337,030 km
TIRADA DADKA

5,4

malyan

WAX SOO SAARKA


midkiiba

$36,395
LACAGTA

1 & 2 shilimaad senti ah lama


isticmaalo
Luuqadaha FINNISH, SWEDISH

TAARIIQDA WADANKA

Aastaanta garabka Finnish, libaax caleemo saaran


oo meel gaduudan, cagta
midigta waxaa lagu bedelay
gacan gaashaaman oo seef
ku haysto, oo ku tumanayo
bilad oo ay la jiraan qoobab,
waxaa asal ahaan la aasaasay ku dhawaadkii
sannadka 1580.

Calanka Qaranka

Finland
Helsinki

Finland waxay ahaan jirtay gobal kadibna dhulka boqortaayada grand duchy waxay hoos joogtay Sweden ka bilaw qarniyada 12aad ilaa 19aad, iyo madaxbanaanida grand duchy
ee Russia kadib 1809. Waxay heshay xurnimadeeda buuxda
1917. Xiliga lagu gudo jiray Dagaalka 2aad ee Aduunka,
waxaa u suurtagashay in ay si guul u daafacaan xuriyadooda
iyo waxay ku qilaafeen in ay soo galaan Midowga Soofiyeedka inkastoo qaar ka mid ah dhul uu ka lumay. Qarniga
xigay barkiisa, dadka reer Finns waxay sameeyeen isbedal
la taaban karo oo ka bilaabanayo dhaqaalo beer/duur si loo
kala saaro dhaqaalaha warshadaha casriga. Daqliga caasimad walba ee Finland hadeer waxay ka mid tahay kuwa ugu
sareeyo Galbeedlka Yurub. Xubin ka mid ah Midowga Yusrub
ka soo bilaw 1995, Finland waxay aheyd gobalka Wuqooyiga
kaliya ee ku biira nidaamka yuuro oo bilawgeeda Januaay
1999. Qarniga 21aad, sifooyinka ugu muhiimsan dawlada
barwaaqo sooranka Finland waa waxbarasho heer sare ah,
dalacsiin simman, iyo nidaamka amniga bulshada qaranka
hadeerna loolan ugu jiro bulshada sii kordheyso iyo isbedbedalka illala dhaqaalaha dhoofinta.

Learnmera Oy www.thelanguagemenu.com

Sharaxaada Wadanka FINLAND

XAQIIQOOYINKA FINLAND
Suomi

Erayga Finnishka oo wadanka ah waa Suomi, taas oo micnaheeda


yahay dhul biya dageen ah. Wadanka wuxuu leeyahay in kabadan
60,000 harooyin, laakin in ka yar boqolkiiba 8 oo wadanka ah waa
beero.
Sisu

Dadka reer Finish waxay isku sharaxaan erayga sisu,


taas oo qiyaastii micnaheedu yahay isku jirka geesinimada, awood iyo goaan.

Cunto

Cuntada Finnish badanaaba waxay isticmaashaa


badeecada qamadiga (qamadiga, masgada, mishaarida) iyo miraha canabka (sida miraha baluuga ah,
miraha gaduudan, miraha jaalaha, iyo miraha badda).
Kaluun iyo hilib oo ka ciyaara door weyn oo dhaqanka
cuntada Finnish oo qeybo ka mid ah wadanka, iyadoo cuntooyinka kuwa kale dhaqan ahaan ay ku jirto
qudaar kala nooc ah iyo mashruum.

Dheesha (Tango)

Qaab ciyaareedka Finnish e tango wuxuu caan ka yahay


Finland oo idil. Sannad walba Finland waxay xertaan
taajka qaab ciyaarka boqorka iyo boqorada kuwaas oo
ka taliyay dhacdooyin badan oo qaab ciyaarka oo lagu
qabto wadanka oo dhan.

Learnmera Oy www.thelanguagemenu.com

Sharaxaada Wadanka FINLAND

XAQIIQOOYINKA FINLAND
Luuqada

Labada luuqadood oo rasmiga ka ah Finland, Finnish waa


luuqada ugu horeyso oo ay ku hadlaan 93% oo 5.4 milyan oo dadka wadanka degan. Dadka reer Finnish, way ka
duwanyihiin luuqadaha Iskandaneefiyaanka, ma ahan dadka Germanic laakin heer ugaar ah. Aragti ahaan, Finnish
waxay isleeyihiin Hungarian laakin waxay u yara ekyihiin
wax yar Estonian.
Luuqada kale ee rasmiga ah, Swedish, waxaa ku hadla ku
dhawaadkii 5% oo dadka ka mid ah, oo badankood ku nool
kuunfor galbeed iyo sidoo kale waa dad ku hadlo Finnish.
Sami waa luuqad looga tira badanyahay Iskandaneefiyaanka oo ku hadla ku dhawaadkii 2,000 oo qof oo ku nool
wuqooyiga Finland, oo ah 0.03% oo dadka reer Finnish.

Kabo

Goortii aan galeyno guri kasta oo kuyaalo Finnish marwalba waxaan iska bixinaa kabaha.

Dhaqanka

Qaranka caadiga ah dadka reer Finnish waa dad aad wadani


u ah, waxay leeyihiin dareen aad u xoogan oo aqoonsiga
qaranka ah iyo si aad u sareyso ayay u qiimeeyaan madaxbanaanida. Finland ilaa Iceland waa wuqooyiga yurub inka
badana Iskandineefiyaanka.
Dadka reer Finns waa dad aad u xishood badan iyo sahashadaan guushooda. Waxay u muuqdaan dad aan kibir badneen iyo xishod leh sida wanaaga. Dadka reer Finns waxay
aaminsanyihiin in ay jirto waddo ku haboon oo loola dhaqmo xaalad walba iyo marwalba fillo dhaqan ixtiraam leh.

Learnmera Oy www.thelanguagemenu.com

Sharaxaada Wadanka FINLAND

XAQIIQOOYINKA FINLAND
Waqtiga

Dadka reer Finns waa dad waqtiga ilaaliyo iyo, marka


dhinac laga eego, waa maxaabiista waqtiga. Sida ay arinta
ka tahay meela kale oo aduunka kamid ah, kuwa haysto
shaqooyinka ugu culus waxay leeyihiin jadwal adag oo
maalin walba ah; ka maqnaashaha balanta waxay sababi
kartaa ciriiri. Waqtiga lagu heshiiyay kulanka si toos ah
ayaa loo dhawraa, ilaa daqiiqada hadii ay suurtigal tahay
dhammaan, iyo in kabadan 15 daqiiqo oo daahid ah waxaa loo arkaa edeb daro iyo waxay u baahantahay raali
galin kooban ama sharaxaad. Riwaayadaha, bandhigyada
masraxa iyo shaqooyinka kale ee bulshada waxay bilawdaan waqtigooda, iyo daahida tareenka gudaha iyo basaska taraafikada waa dhif.

Maalinta Madaxbanaanida

6-da Diseembar waa Maalinta Xoriyada, iyo munaasabada


waxay ku calaameysantahay dhawris adag oo rasmi ah. Waa
maalinta lagu xasuusanayo kuwa ku dhintay dagaalada si loo
badbaadiyo xoriyada Finland, taas oo la gaaray 1917. Fiidkii, Madaxweynaha Jamhuuriyada wuxuu marti galiyaa soo
dhaweynta qaar kamid ah 2,000 marti oo ay ku jiraan ergooyinka diblomaasiyiin oo laga aqoonsanyahay Finland iyo
ka daawashada soo dhaweynta TVga wuxuu u qoondeeyay
waqti la soo dhaafay oo la jecelyahay oo qaranka dhan ah.

Kirismaska

Kirismaska, iyo Maalinta Kirismaska oo gaar ahaan ah,


waxay ka tahay Finland dabaaldaga qoyska, badanaaba
guriga ayaa la joogaa ama qaraabada. Dhaqanka waxaa ku
jira shumaca lagu shidayo qabuuraha xubnaha ka dhintay
qoyska. Dadka reer Finns waxay usu rajeeyaan Merry
Christmas, laakin badanaaba si simman waxay u dhahaan
kirismaas nabadgelyo leh. Maalinta Kirismaska guud
ahaan waa maalin degan iyo nolasha bulshada ma bilaabaneyso ilaa Maalinta Feerka.

Learnmera Oy www.thelanguagemenu.com

Sharaxaada Wadanka FINLAND

XAQIIQOOYINKA FINLAND
Taraafikada

Waa in aad nalalkaaga hore daarataa marwalba. Gudaha


Finland, ganaaxyada taraafikada waxay ku saleysanyihiin
labo arimood: darnaanta dambiga iyo daqliga darawalka.
Tikitka ugu qaalisan ee xawaareynta ee weligeed la bixiyay waxay aheyd 2003. Ganaaxa: 170,000 Euros oo uu
kuwaday 80 km/saacadii oo dhinac 40 km/saacadii ah.

Dabaasha barafka

Dabaasha barafka waa ciyaar qaboobaha aad caan uga ah


Finland. Waxaa la sameeyaa markii biyaha ay barfoobaan.
Tani waxay ubaahantahay in la jabiyo barafka si loo sameeyo barkad. Waxaa sidoo kale jira tartamo oo dabaasha qaboobaha ah. Dabaalayaasha qaboobaha waxay ku
dabaashaan dharka caadiga ah ee dabaasha bedelkii suut
qoyan ama wixii kale ee ilaalada sheegta.

Qowmiyada waxay ka Koobantahay iyo


Diinta reer

Finns 93%, Swedes 5%, Samis, Romas,Tatars wax ka yar 1%


Dadka reer Finns waxay ka mid yihiin Kaniisada Evangelical-Lutheran iyadoo qeyb iyaga ka mid ah Kaniisada Orthodox. Kaniisada Evangelical-Lutheran waxay ogolaataa
ka dhigida dumarka sida baadari.

Learnmera Oy www.thelanguagemenu.com

Sharaxaada Wadanka FINLAND

XAQIIQOOYINKA FINLAND
Taleefonada

Ma jiraan taleefanada lacagta ee dadweynaha Finland! Waxaa jira in kabadan 5 milyan oo taleefoonada
gacanta ah ee Finland oo tirada dadka 5.4 milyan ah.

Deerooyinka

Gudaha Finland, qof walba oo ku nool dhinacyada


laga dhaqdo deerooyinka Finnish kaas oo ah muwaadin Midowga Yurub ah wuxuu xaq u leeyahay in uu
lahaado deerooyin. Dhinaca guud ee laga dhaqdo
deerooyinka ee Finland waa qiyaastii 33 % oo dhulka
wadanka. Waxaa jira in ka badan 200,000 oo deerooyin ee ku nool Finland.

Faashinka

Marimekko waa mid ka mid ah faashinada, faashinka


Finnish ah. Mid ka mid ah qeybahooda ugu taariiqiga badan wuxuu ahaa Unikko, kaas oo wata ubax
balaaran oo qaabka 70 tameeyadii iyo daabacaada
retro. Marimekko waxaa laga heli karaa in kabadan 20
wadan oo aduunka oo dhan ah, iyo waxay leedahay in
kabadan 800 oo dukaamo.

Learnmera Oy www.thelanguagemenu.com

Sharaxaada Wadanka FINLAND

XAQIIQOOYINKA FINLAND
Subagga burcadka

Subagga burcadka ee Finnish waa subag cusub dhaqan


ahaan laga sameeyay labeenta caanaha loda, caanaha garoorta ee loda markaas umashay. Deerooyinka ama caanaha
ariga xitaa waa la isticmaali karaa. Noocyada ganacsiga laga
helo sida caadiga ah waxaa laga sameeyaa caanaha joogtada
ah, iyo waxaa ka maqan qaar ka mid ah midibka iyo dhadhanka sababtoo ah arintaan. Subagga asalkiisa wuxuu ka
yimid Koonfurta gobalka Ostrobothnia, Wuqooyiga Finland
iyo Kainuu. Waxaa lagu cunnaa kuleel iyo badanaaba sida
macmacaanka iyo malmalaadada miraha jaalaha ah.

Baayga Karelian

Sida ugu badan iyo karinta caadiga ah oo baayada,


waxaa laga sameeyay budo qamadi iyo bariis buuxa.
Subagga, badanaaba waxaa lagu qasaa ukun la kariyay
oo jarjaran, waxaa lagu daadiyaa dusha baayga kulul
inta aan la cunin ka hor.

Kafeega

Dadka Finland waxay ka mid yihiin dadka ugu badan aduunka ee isticmaala kafeega. Dadka reer Finns waxay isticmaalaan isku dar 12 kiilo qofkiiba sannadkii, taas oo ah wax ka
badan labo jeer tirada dadka kale ee Yurubiyaanka. Ma ahan
kaliya in dadka reer Finns in ay ka cabitaan badanyihiin kafeega muwaadaniinta kale, laakin sidoo kale waxay u diyaariyaan si ka duwan. Gudaha Finland, kafeega waxaa loo dubaa
si ka qafiifsan Koonfurta iyo Bartamaha Yurub. Dhab ahaan,
kafeega Finnish waxaa loo yaqaan in uu yahay dubitaanka
ugu qafiifsan ee aduunka. Isku celcelis dadka reer Finn waxay cabaan qiyaastii 4-5 koobab oo kafee ah maalintii.

Learnmera Oy www.thelanguagemenu.com

Sharaxaada Wadanka FINLAND

DAMAASHAADKA
DADWEYNAHA

1-da Janaayo: Maalinta Sannadka Cusub (Uudenvuodenpiv, Nyrsdagen)


Dhaqan ahaan, madaxweynaha ayaa wuxuu bixiyaa
qudbad si ugu sheego muwaadaniinta duhurkii.

(2. psiispiv, Andra


pskdagen)
Feestada Isniinta waa maalinta ku xigta maalinta feestada.

1 Maajo: Maalinta Maajo


(Vappu, Valborgsmssoafton)
6-da Janaayo: Epiphany (Lop- Maalinta Maajo waa feestapiainen, Trettondedagen)
da shaqooyinka badan: waa
Epiphany waxaa loogu
dabaaldaga guga, dhalinyaradabaaldagaa si loo xasuusto da iyo shaqada.
booqashada Sadexdii Qof ee
Masiixiga Canuga ahaa.
Qamiista Isbedesha ee xiliga guga: Maalinta Sare u
Jimcaha Isbedela ee xiliga
qaadista (Helatorstai, Kristi
guga: Jimcaha Wanaagsan
himmelfrds)
(Pitkperjantai, LngfredMaalinta sare u qaadista waa
agen) Jimcaha Wanaagsan
dabaaldag Masiixi ah goortii
waxaa lagu xasuustaa Ciise
Ciise uu soo noolaaday waxaa
Masiixi.
loo ka xeeyay samada.
Axada Isbedesha ee xiliga guga: Feestada Axada
(Psiispiv, Pskdagen)
soo noolaanshaha Ciise Masiixi waxaa loo dabaaldagaa
Maalinta Easter.
Isniinta Isbedesha ee xiliga
guga: Feestada Axada

10

Jimcaha 19-ka Juun - 25


Juun: Dabaaldaga Bartamaha kuleelaha (Juhannusaatto, Midsommarafton)
Waa waqtiga bilawga kuleelaha. Maqribkii, dadka
dhaqan ahaan waxay sameeyaan dabshid.

Learnmera Oy www.thelanguagemenu.com

Sabtida 20-ka Juun - 26 Juun:


Dabaaldaga Maalinta Bartamaha Kuleelaha (Juhannuspiv, Midsommardagen)
Qaar badan oo dabaaldaga
Bartamaha Kuleelaha ayaa ka
dhaco dhinacyada wadanka.
Sabtida 31 Oktoobar - 6
Nofeembar: Dabaaldaga
Owliyada (Pyhinpiv, Alla
helgons dag)
Dabaaldaga Owliyada waa
maalin lagu sharfaayo owliyada iyo dadka dhintay.
6-da Diseembar: Maalinta Madaxbanaanida (Itsenisyyspiv, Sjlvstndighetsdagen)
Finland waxay ku dhawaaqday madaxbanaanideeda
6-da Diseembar, 1917.
24-26 Diseembar: Kirismaska
(Joulu, Jul)
Kirismaska waa damaashaadka qoyska ay wada isticmaalaan iyo kuwa la jecelyahay.

Sharaxaada Wadanka FINLAND

TALO MUHIIM AH
Aamusnaanta

Dadka reer Finns waxay aad u qiimeeyaan erayada, taas oo lagu muujiyay ujeedada lagu
dhahayo wax yar iyo iska ilaali hadalo yar oo aan muhiim aheyn. Waxaa ka fiican in la
dhageysto bedelkii lahadli lahaa. Dadka reer Finns marmar ayay la galaan wada sheekeysi
dadka ku cusub, ilaa rabitaan xoogan oo gaar ah uu jiro. Dadka reer Finns waxay ku dadaalaan aamusnaanta gudaha tareenka, baska ama taraamka. Wiishashka, waxay la kulmaan
ceebta aamusnaanta ah sida qof walba oo kale oo aduunka ku nool. Sikastaba, marti raadinayo qariirad wax dhibaata ah ma arkaayo talo helida geeska wadada ama meel walba
oo kale ee bulshada, maadaama marti gelinta reer Finns si fudud ugu awood badan tahay
joogteynta caadadooda.

Markaad isbareysiid shaqsiyadaada

Markay iskaa barayaan, reer Finns waxay dhahayaan magacooda koowaad waxaa raacayo
magaca aabahooda. Naagaha isticmaalo labadaba magac iyo magaca aabaha ninkooda
waxaa lagu sheegaa sidaas. Inkastoo dadka reer Finns ay yihiin dad damiir leh iyo kufaano magacyo kasta oo rasmi ah oo laga yaabo in ay lahaadaan, waxay marmar sheegaan
kuwaan goortii ay isbarayaan naftooda. Marka labarbar dhigo, waxay filanayaan in loogu
yeero magacooda oo qaab xirfadeysan iyo xaalad rasmi ah.

Shaxaad siinta

Shaxaad siinta weli ma noqon mid raaxo u leh wadada nolosha Finnish. Tani waxaa laga
yaabaa in asal ahaan u tahay dhaqanka diinta oo tilmaantay qaab joojin ah; maanta, bedelkii sababta aan loo shaxaadeynin waa qiimaha la bixiyay waxaa ku jira dhacdooyin aan
caadi aheyn oo adeegyada ama ixtiraamka tusaale. habdhaqanka waa mida adeega uu ku
jiro. Sikastaba, ma jiro qof diidayo in shaxaad la siiyo, kuwa aad uyar ayaa diido in shaxaad la siin.

11

Learnmera Oy www.thelanguagemenu.com

Sharaxaada Wadanka FINLAND

TALOOYIN MUHIIM AH
Cuntada iyo Madadaalada

Qolka sauna waa dhaqan qiimo ka leh Finnish. Wadahadalada ganacsiga waxaa lagu
qaban karaa sauna, ama qado ganacsi laga
yaabo in ay hogaamiso ama ku xigto sauna.
Dhammaan dadka reer Finns waxay aadaan
sauna iyagoo qaawan. Ma ahan in aad aadid sauna adigoo qaawan, laakin waxaa loo
tixgeliyay dadka cusub in aysan aadin. Waxaad xiran kartaa shukumaan ama dharka
qubeyska.
Dadka reer Finns waxay isku raacsanyihiin
ilaalinta waqtiga oo munaasabadaha bulshada ah.

Wadasheekeysiga laga yaabo in uu sii socda


qiyaastii hal ama labo saac cashada kadib.
Haka tagin ilaa kafeega/macmacaanka/cabitaanka uu ka dhamaado. Ganacsiga waxaa
laga wada hadli karaa xili kasta xiliga lagu
gudo jiro qadada, laakin lagama wada hadlo
xiliga cashada, kaliya kafeega kadib.
Rasiidyada maqaayadaha lama kala jaro.
Hadii aad sameysay casuumaada, adigaa
bixinayo.

Hadiyadaha

Markii qof uu guriga kugu casuumo, marwalba ukeen hadiyad yar marti geliyaha.
Sii: ubax (lambarada isdhaafka ah ayaa ugu
fiican; ubaxyada cad iyo jaalaha ah waa tacsida kaliya; ubaxa gaduud qafiifka ah waa la
jecelyahay), qamriga, jokolaatada.
Ha bixin: dhirta dhariga ku abuuran.
Hadiyadaha sida caadiga ah ma ahan kala
badelasho kulamada ganacsiga ah, laakin
hadiyad yar laga yaabo in ay ku haboonaato
guusha dhameystirka wadaxaajoodka.
Bixi: buugaag, qamri, hadiyadaha gudaha/
dibada, codad, farshaxan, muraayad, qamriga (oo aadka uga qaalisan Finland).

Tilmaamaha Caawinta

Tilmaanta caawinta maku tusiinayaan dareemo bulshada ah. Marnaba haweydiinin


suaalo gaar ah, sida kuwa la xiriira qof diintiisa, shaqadiisa ama xisbigiisa siyaasadeed.

12

Learnmera Oy www.thelanguagemenu.com

Sharaxaada Wadanka FINLAND

DADKA KU NOOL FINLAND


Madaxbanani & Kalsooni

Daacadnimo, isku haleyn, isku filnaansho iyo madaxbanaani aad ayaa looga
qiimeeyaa. Dadka reer Finns way ku faanaan dhaxalkooda iyo bulshada hada
jirta (waa hogaamiyayaasha shirarka nabada iyo dadaalada nabada caalamiga
ah). Waxay jacelyihiin dhaqanka iyo way ku faanaan difaacida deegaankooda,
taas oo ah mida ugu nadiifsan dunida. Dadka reer Finns way qiimeeyaan arimahooda gaarka ah iyo way u mahadceliyaan kuwa ixtiraamo.

Kulanka iyo Salaanta

Gacmo gelinta oo qof walboo xaadir ah


nimanka, naagaha iyo carruurta ee ganacsiga ama kulanka bulshada. Gacan geli
markale markaad baxeysid.

Luuqada Muuqaalka

Ka fogeey jirka qaar ka mid dadka reer


Finns. Way ixtiraamaan xishoodkooda iyo
rabitaankooda arimaha gaarka ah. Hadii
aad isku daydiid in aad kula sheekeysatid
dadka reer Finn baska, maqaaxida ama
goobaha kale bulshada, waxaa laga yaabaa
in ay u arkaan waxaan caadi aheyn.
Ha hab siin, ha shuminin ama ha taabanin
qof reer Finn ah ilaa aad si wanaagsan u
taqaanid.

13

Joogteey xiriirka indhaha markii aad lahadleysid qof kale.

Shirkadaha Dhaqanka

Dadka reer Finns waxay u qaataan kulamada ganacsiga oo waqtigooda la ilaaliyo mid
aad dhab u ah iyo waxay filanayaan adigana
in aad sidaa sameyneysid;
Soo wac hadii aad daaheysid wax ka
badan shan daqiiqo. Agaasimaha Maareynta waa goaan gaaraha. Dadka reer
Finns ma sameeyaan hadal yar; waxay
horay kagalaan ganacsiga. Ku ganacsiga
Finland waxay qaadataa waqti iyo dulqaad. Labo- ilaa sadex-daqiiqo oo aamusnaan ah caadi ayay ka tahay. Ha dhax gelin
aamusnaantaan.

Learnmera Oy www.thelanguagemenu.com

Sharaxaada Wadanka FINLAND

BULSHADA

Sida laga soo xigtay UNICEF,


Finland waxay ku jirtaa kaalinta afaraad ee aduunka
ee hormarinta carruurta (ka
dambeyso Netherlands, Sweden iyo Denmark).

1906, Finland waxay aheyd wadanka ugu


horeeya ee aduunka oo siiyo doorashooyin buuxda (xaqa lagu codeynayo iyo ama
xafiis looga shaqeeyo) oo dhammaan
mawaadiniinta dadka weyn ah, oo ay ku
jiraan haweenka.
Haweenka Finnish waxay ahaayeen kuwa
ugu horeeyay Europe oo helay xauuqda
lagu codeeyo, iyo 1980yadii waxay si joogta ah u hergeliyeen ku dhawaadkii sadexdii meel hal meel oo xubnaha Eduskunta
(baarlamaanka) iyo waxay qabteen dhoor
jagooyin oo wasiiro ah.
1980yadii, ku dhawaadkii 75% oo naagaha
weyn ah waxay ka shaqeeyeen dibada;
waxay gaarayaan ku dhawaadkii 48% oo
shaqada ciidanka.
Haweenka Finnish waxay aheeyen kuwa
aad aqoon u leh sida raggooda, iyo, xaaladaha qaarkood, tirada haweenka wax ka

14

baranayo heerka jaamacadaha, tusaale,


wax yar ayay ka horeysay tirada ragga.
Intaa waxaa dheer waxay ku sii balaaranayeen nidaamka daryeelka, kaas oo kasoo
bilow xiliga Dagaalkii 2aad ee Aduunka
uu imaaday si loo siiyo kaalmo weyn oo
dhinacyada dhalmada iyo xanaanada carruurta, haweenka waxay sameeyeen guulo
sharci dajin lataaban karo oo u keentay in
ay usoo dhawaadaan sinnaan buuxdo oo
ragga ah.
Sinnaanta Sharciga oo bilawday 1987
wuxuu balan qaaday in wadanka uu gaaro
sinnaanta buuxda oo haweenka ah.
Finland waxay kaalin ka gashay Wargelinta
Farqiga Jinsiga Aduunka ee 2012.
Finland aad ayay ugu sareysaa soo saarka cilmi baarista saayniska. 2005, Finland
waxay heshay afarta ugu muhiimsan ee
daabacada saayniska oo caasimadiiba oo
ka mid ah wadamada OECD.

Learnmera Oy www.thelanguagemenu.com

Sharaxaada Wadanka FINLAND

SINNAANTA JINSIGA
Sinnaanta u dhaxeyso haweenka iyo
dumarka waa qeyb muhiim ka ah
qaabka dawlada barwaaqa sooranka
Finnish.
Ujeedada waa haweenka iyo ragga oo
lahaado xaquuq simman, waajibaadyo iyo
fursado oo dhammaan dhinacyada nolasha
ah. Si weyn ayaa loo qirsanyahay in bulshada ay u hormari karto wanaag badan iyo
muujiyaan tilmaamaha goortii la sameyn
karo, aqoon, waayo aragnomo iyo qiimeyn
leh oo labadaba nin iyo naag waxaa loo
ogolyahay in ay galaan iyo wanaajiyaan
hormarka.
Xeerka sinnaanta u dhaxeyso Haweenka
iyo Ragga (609/86) la bilaabay 1987 wuxuu
leeyahay sedex hamilo oo ugu weyn:
ka hortaga takoorka jinsiga
sinnaanta hormarka u dhaxeyso
haweenka iyo ragga
hormarinta darajada haweenka, gaar
ahaan nolasha shaqada
Xeerka wuxuu bedelayaa doorka oo kor u
qaadida sinnaanta ujeedada buuxda iyo
nidaam ahaan dhammaan maamulada iyo
badrooniyada sidoo kale sida waxbarashada, barida iyo cilmi baarista. 1992, takoorida xaalada uurka iyo masuulnimada daryeelka qoyska waa la mamnuucay.
Ka soo bilaw 1995, badrooniyada 30
shaqaale ama ka badan oo joogta ah leh
waxaa waajib looga dhigay in ay ku daraan
qiyaasta kor loogu qaadayo sinnaanta

15

Learnmera Oy www.thelanguagemenu.com

shaqaalaha sannadlaha ah iyo barnaamijyo


tababar ah ama barnaamijyada ilaalinta
shaqada. Bedelka 1995 waxaa ku jira nidaam la qoondeeyay; oo guddiyo rasmi ah
iyo golayaasha qiyaasta tirada wakiilada oo
midkood ah lab/dheddig waa in uu san ka
yaraanin 40%.
Mamnuucida takoorida oo shaqaaleynta
shaqada daboolaya, mushaarka, sharuudaha kale ee shaqada, oo ay ku jiraan faraxumeynta galmada, kormeerida iyo joojinta
shaqada.
Sarkaalka dambibaaraha Sinnaanta wuxuu
kormeeraa gudashada Xeerka Sinnaanta
iyo gaar ahaan gudashada mamnuucida
takoorida iyo takoorida shaqada iyo xayeysiinta tababarada.
Xeerka Sinnaanta ma quseeyo in:
Hawlaha ku xiran dhaqanka diinta oo
diimanka bulshada, ama
Qoysaska arimaha gudaha ama dadka
noloshooda gaarka ah
2004, Xeer cusub oo Sinnaanta u dhaxeyso Dumarka iyo Ragga waxay ku jiraan
nidaamka diyaarinta. Xeerka cusub wuxuu ku saleysanyahay sharciga hore oo
ay dhameystireen sharciyada EU iyo tilmaamaha.

Sharaxaada Wadanka FINLAND

SAMEEY IYO HASAMEYNIN


furin adigoon horay usoo ogeysiin, gaar
ahaan dhammaadka isbuucyada.
HA SAMEYNIN
Ha sameynin balan qaadyo eber ah. Hadii
aad ku dhahdid qof reer Finn ah, Nakeen
aan qadeyno, isaga ama iyada waxay
dhabtii aaminsanyihiin in aad diyaarisay kulanka qadada iyo adiga ayaa lagaa
sugayaa in lagaa maqlo.
SAMEEY
Ka fogeey jirka qaar ka mid dadka reer
Finns. Way ixtiraamaan xishoodkooda iyo
rabitaankooda arimaha gaarka ah. BARO
dhoor eray oo Finnish ah, xitaa inkastooy
adagtahay. Waa xoojinta amarka oo qofka
reer Finn in uu maqlo ajaanibta oo ku hadleyso luuqadiisa.
SAMEEY
Martida waa in ay raali galin ka bixiyaan
xitaa haduu soo daaho dhoor daqiiqo.
Daahitaanka in ka badan inta caadiga ah
waxay u baahantahay sharaxaad gaaban.
15 daiiqo badanaaba waala tixgeliyaa
marinka u dhaxeeyo daahid la ogolaan
karo iyo aad u soo daahay. Qaarkood
way katagayaan muhiimadaha kulanka la
abaabulay 15 daqiiqo kadib. Soo dir fariin
qoraal ah xitaa hadii aad daahday kaliya
dhoor daqiiqo. Ka daahitaanka kulamada
ganacsiga, xitaa 1-2 daqiiqo, waxaa loo
tixgeliyaa bilow xun.
HA SAMEYNIN
Ha soo booqanin adigoon soo wicin marka hore. Albaabka laga yaabo in aan lagaa

16

Learnmera Oy www.thelanguagemenu.com

HA SAMEYNIN
Ha faanin. Dadka reer Finns waa dad
xishoonayo iyo yareeyo guulahooda iyo si
adag u buunbooniyo wax kasta. Finland,
qushuuca iyo naxariista ayaa meel dheer
ku geyneyso, iyagoo u muuqda dhoorsanaanta sida naxariista ugu weyn.

Sameey kaftan shactira ah oo adiga


shaqsiyadaada iyo wadankaada laakin
weligaa haku kaftamin dadka kale.
Dadka reer Finns way u mahad celiyaan majaajilada iyo way jecelyihiin
kaftanka matalaada shaqsiga. Waxay
u muuqtdaan in ay jecelyihiin shactirada iyo in ay lahaadaan bedelkii
dareen qiyaano kaftan ah.
HA SAMEYNIN
Ha cabanin ama ha dhaleeceyn. Marnaba
ma noqon danahaaga in aad noqotid qof
muhiim ama fikrad leh, sida nooc kasta oo
xumaan ah way ka xanaajineysaa saaxibkaaga Finnish ka ah.
HA SAMEYNIN
Haka xumaanin hadii saaxibkaaga Finnishka

Sharaxaada Wadanka FINLAND

SAMEEY IYO HASAMEYNIN


ah uu u muuqdo bedelkii hadal laaan iyo
muhiimada ah. Tani nooc ahaan waa wada
xiriirka Finnish dadka reer Finns waxay ka
doorbidayaan in ay runta si toos ah u sheegaan iyo way kufaanaan arinta dhaqamada
runta ah.
SAMEEY
Waa caadi in la cabo tiro waali ah oo qamri
i laga cabo Finland, marka u diyaar garow
in maskaxdaada ay u furnaato hab dhaqamada ku wajahan. SAMEEY dadka reer
Finns si toos ah ayay kuula xiriiriyaan. Fillo
in saaxibadaa ay kuu sheegaan waxa ay
umoodaan bedelkii waxa aad rabtid in aad
maqashid.
SAMEEY
Wadasheekeysi dhab ah waa sharciga
tusaale. dhageyso qofka hadlayo, sug inta
ay ka dhameysanayaan iyo markaas kadib
u jawaab. Soo dhaxgelida waa edeb daro.
SAMEEY
Ku hadal dhawaaq dhexdhaxaad ah iyo ha
sameynin wax walba oo adiga ku dareen
galinayo. KABAHAAGA yaysan kuugu jirin
hadii lagaa casuumay qof gurigiisa. Marka
ugu horeysa oo aad soo gashid guriga ama
dabaqa: kabaha bixi.
HA SAMEYNIN
Haka cabsanin in aad lahadashid qofka
kuugu dhaw ee baska ama tareenka. Ku
dhawaadkii muuqaalka colaada waa qiyaanada, iyo xaaladaha badankood waxaad
heleysaa jawaabo, kaas oo noqon kara bi-

17

Learnmera Oy www.thelanguagemenu.com

lawga wadasheekeysi dhab ah. Dadka reer


Finns waxay la socdaan wararka, labadaba
gudaha iyo dibada, iyo waxay leeyihiin
fikrado xoogan oo ku saabsan dhacdada.
Majiraan dhaqamo noocaas ah sida wax
walbo.
SAMEEY
Markii qof uu guriga kugu casuumo, marwalba u keen hadiyad yar marti geliyaha
ah. Sii: ubax (lambarada isdhaafka ah ayaa
ugu fiican; ubaxyada cad iyo jaalaha ah
waa tacsida kaliya; ubaxa gaduud qafiifka
ah waa la jecelyahay), qamriga, jokolaatada. Ha bixin: dhirta dhariga ku abuuran.

Ha la yaabin hadii aad aragtid dad


la lugeynayo ullo xitaa hadii aysan
baraf dhulka ah jirin. Waxaa loo yaqaan Socodka Wuqooyiga Yurub, iyo
waa hawlo aad ay u yaqaaniin kuwa
ka mid dadka weyn.

Sharaxaada Wadanka FINLAND

FINNISH SAUNA
Xoojinta qubeyska asalka ah ee Finland kaas oo
qubeystaha ku waajib ah in uu kululeeyo uunka,
oo sida caadiga ku xiga barkad qabooban ama si
qafiif ah laguugu garaaco laamaha geedka
Qaamuuska Collins
Finland waa dad gaarayo 5.4 milyan iyo 3.3 milyan
saunas, waxaa laga helayaa guryo, xafiisyo, warshado, xarumo ciyaaro, hoteelo, maraakiib iyo dhulka
hoostiisa oo qoto dheer oo godadka macdan ah.
Noocyada qolalka sauna ee Finland:
Qolka sauna ee qiiqa (savusauna), 80-160C: Loo
yaqaan qolkii sauna ee hore iyo badanaaba laga
helo dhinacyada baadiyaha. Qiiq ayaa qolka buuxiyo sida alwaax waxaa lagu gubayaa jiko weyn.
Markay kulaato, dabka wuu sii gaabanaya si uu u
dhinto iyo qiiqa oo ka soo galayo god saqafka ku
yaalo.

Erayga kaliya oo Finnish


ah oo ka dhigo maalin
walba English waa
sauna.

Qolka kuleelka alwaaxa ee sauna 70-130C: Nooca caadiga ah ee inta badan dalka oo dhan ugu
caansan. Dhagaxyo ayaa la geliyaa jiko bir ah oo
lagu shidaayo alwaax geedka dhaqsiha kora oo si
wanaagsan loo qalijiyay waxaa lagu doorbidayaa
carafkiisa wanaagsan iyo xiliga dheer oo uu gubanayo.
Qolka korontada sauna 80-105C: Nooca caadiga
ah ee ugu caansan waa sida ugu amaansan iyo ugu
fudud oo guriga lagu kululeeyo. Jiko koronto ah
ayaa ku shaqeyneyso riixida badhan. Dabaqyada
qaarkood waxay leeyihiin qol saunas kor kuyaalo oo
laga diyaarsan karo qeybo gaar ah.
Looma baahno dharka dabaasha. Ragga iyo dumarka waxay u booqdaan qolalka sauna si gooni gooni
ah, ilaa ay ka yihiin xubno isla qoyskaas ah.

18

Learnmera Oy www.thelanguagemenu.com

Sharaxaada Wadanka FINLAND

GANACSIGA FINLAND
Waan fahamsanahay
sida qof cusub oo ka ganacsanaayo Finland waa
lagama maarmaan in aad
ogaatid sida aad usameyn
laheyd ganacsi wanaagsan. Marka si loo sameeyo
midaan, hoos waxaa ku
qoran dhoor sheeyo oo in
aad ogaatid ah markii aad
la kulmeysid qof reer Finn
ah markii kugu horeysay.

Cinwaanada
Aad ayay muhiim utahay
in aad wacdid shaqsiga
magacooda ugu dambeeyo,
hadii aadan baranin aqoontaan, markaas kadib tan
ugu fudud Gabar, Mudane,
iyo Marwo waa caadi sidoo
kale. Aad ayay sharaf daro
utahay in aad ugu yeertid
qof reer Finn magacooda
ugu horeeya, sug inta uu
shaqsiga ka sameynayo
bedelka marka hore. Xiriirka laguugu soo wacayo,
dadka reer Finns ayaa
badanaaba kuu sheegayo
in aad halkaan imaatid.
Xiriirka muuqaalka ah ayaa
waxbadan la sameeyaa oo

19

dhinaca leesarka ah, marka


iska ilaali taabashada aan
muhiimka aheyn.

Luuqada ajaanibka
Luuqada ugu muhiimsan oo
ganacsiga loogu sameeyo
Finland waa English iyo/
ama German.

Hadal yar
Dadka reer Finns waa dad
aad ugaabsi badan iyo ma
jeclo hadal hadii lagu shactireynaayo maahane. Hadii
adiga aad tahay, waalagaa
shakinayaa. Salaanta gacanta A salaanta gacanta waa
dhaqanka goortii aad la

Learnmera Oy www.thelanguagemenu.com

kulmeysid qof markii kuugu


horeysay.

Qaabka
Aad ha u labisan, dadka
reer Finns taas waxay u
qaadanayaan sida aastaan
kibir ah. Markii aad laabtid
gacmahaaga waxaa sidoo
kale laguu arkaa si kibir
badan. Waqtiga la ilaaliyo
aad ayay muhiim ugu tahay
ganacsiga iyo munaasbadaha bulshada.

Sharaxaada Wadanka FINLAND

TARTAMO OO AAN
CAADI AHEYN

Horyaalka Dheesa (Air Guitar)

Ka soo bilaw 1996, Horyaalka Aduunka


ee dheesha Air Guitar ee sannadlaha ah
waxay qeyb ka noqatay Fiidiyowga Fanka
Oulu ee dabaaldaga Oulu, Finland. Fikrada tartanka wuxuu asal ahaan ahaa waxa
laysku keenay sida kaftan, micnaheeda
kaliya in la noqdo dhinac soo jiidasha leh
oo dabaaldaga fiidiyowga fanka, laakin ilaa
hada waxay noqotay muuqaal muhiim ah
oo xaquuqdeeda ah.

Dumarka qaadaya horyaalada

Dhacdada waxaa lagu abaabulay Sonkajrvi 1992. Tirada lamaanaha daneynayo


dhacdada aduunka oo dhan laga yaqaan
waa korista tartiibka ah; ciyaaraha aad u
qalantid, taas oo xaalada jirka iyo dareenka kaftanka waala tijaabiyay, waxaa lagu
abaabulay wadamo badan oo aduunka ah.

Horyaalka Tuurista Mobeelka


Aduunka

Finland waxay aheyd guriga soo saarka

20

mobeelada Nokia iyo dhacdada waxay ka


dhacdaa Savonlinna Agoosto sannad walba.

Horyaalka Aduunka ee Balooniga


dhoobada

Horyaalka Aduunka ee Balooniga dhoobada wuxuu u baahanyahay jirka in uu dhisnaado iyo siwanaagsan u ciyaaro. Dhacdada waxaa lagu qabtay Hyrynsalmi ee
Wuqooyiga Finland.

Horyaalka Dhufashada Kaneecada

Isku day in aad ku dhufatid inta badan oo


kaneeco oo aad awoodiid, 5 daqiiqo gadaheed.

Tartamada Tuurista Kursiga

Beeraha marti galinaayo Tartamada Tuurista Kursiga waxay dhacdaa kuleelaha hore.

Tartanka godka qoraanyada

Fadhiga salka hoose ee godka quraanyada


si loo ogaado qofka joogayo waqtiga dheer.

Learnmera Oy www.thelanguagemenu.com

Sharaxaada Wadanka FINLAND

Veronica Gelfgren
Yulia Bazyukina
Abdi Yussuf Abdi

Learnmera Oy
www.thelanguagemenu.com

Research
Research, layout
Translation

You might also like