Professional Documents
Culture Documents
Adolescent Development
Adolescent Development
Qaangaadhnimadu waa kalimad loo isticmaalo in ay qeexdo wakhtiga nolosha ee jidhku billaabayo in uu
koro,sida isbedellada ku dhaca xubnaha taranka.Qaangaadhnimada waxaa sababa soo daynta hormoono
1.isbedel dhanka muuqaalka ah sida korrin deg deg ah,naasaha oo gabdhaha kobca iyo guska oo wiilasha
waynaada.
2.isbedel dhanka maskaxda iyo fikirka ah taasoo sababta dhalinyartu in ay noqdaan kuwa caraysan,soo
jeeda amdirira.
Da’da ay qaangaadhnimadu billaabato iyo dhakhsaha korriinku way ku kala duwanyihiin caruuruta.
Gabdhaha badankood waxay billaabaan in ay qaangaaraan da’da u dhaxaysa 8-13jir,celcelis ahaan 11jir.
Gabdhaha ayaa aad uga dhakhsa badan wiilasha xagga qaangaadhnimada,iyagoo si buuxda ku
qaangaara muddo 4sano gudohood marka laga billaabo xilligii ay billaabeen in ay qaangaadhnimada.
Wiilashu waxay koraan waqti dambe marka loo eego gabdhaha.Habka korriinku badanaaba wuxuu
Marka laga hadlayo gabdhaha,ibedel muuqaaleedka dhaca inta lagu guda jiro qaangaadhnimada
badanaa waxaa lagu arkaa marxalada kal duwan oo korriin ah.Waxaa jiri kara kala duwanaan udhaxaysa
carruurta iyo dhallinyartab,sidaa darted waa in aadan ka walwalin haddii aad qaangaadho ka hor ama ka
Isbedello kala duwan ayaa dhici kara laga bilaabo 8-12 sano waxaana isbadalo ku dhaca ibta naasaha,
waxaana soobaxa timaha hoose . isla markaana iyadoo qaangaarnimado siisocoto naasuhu way way
waynaadaan waxaana bilaabma caadada . tani waxay kuu diyaarinaysaa inaad caruur yeelato .
Sidii gabdhaha aan ku aragnay, waqtiga korniinka wiilasho waa isku mid waa laga soo qaadankaraa
celcelis ahaan maxaa yeelay wiilasha sidoo kale waxay mari karaan kala duwanaan xaga dada iyo
koriinka .
halkaasoo oo ku dhoco isbadal qooraha (galka haraga aha oo xiniinyuhu ku jiraan ) iyo dhikilahana way
waynaadaan oo casaadaan isla markaana qaradoodu waynaataa . waxaana kora timaha hoose . waxaa
laga yaaba inaad aragtid naasaha oo xooga ku kora taasina waa caadi mana ahaan doonaan wax joogta
aha .
Waxaa laga yaabaa inaad argtid riyo habeenaad taasi oo aha biyo bax aadan khiyaar ulahayn intaad
huritid , waa wax laga yaxyoxo laakiin run ahaan waa wax caadi aha .
Haaad doonaysid inaad ka hortagto riyo habeenaadka inaad qoysid dharka sariirta waxaa kaa
CODKA OO ISBADALA
FINDOOB
Inta lagu guda jiro qaangaarimado jirkaagu wuxuu aad udareemaa hormoonka layiraahdi testestron ,
Testestron wuxuu sababaa qanjiro yar yar oo ku yaala haraga maqaarka si loo soo saaro saliid badan .
Dubka dhinta wxuu kaloo xiri karaa afafka ay kasoo baxaan timaha . saliidaasi waxy ku samaysmi kartaa
afafkii timaha ee xirnaa taasoo sababi karta blackheads ama whiteheads si loo koro .
Isbadalada hormooneed waxy dhiiro galin siiyaan koriinka bakteeriyada . waxay kaloo bakteeriyado
saamaynkartaa dulduleeladii xirnaa ee timaha ka soobaxayeen taasoo keenta infection qoto dheer sida
bakteeriyada sida acnesole. Sikastaba ha ahaatee haday finankaagu aad udarnyihiin waa inaad aragtid
khabiir caafimaad ama dhakhtar siduu kuu gu qoro jeermis dilayaasha laga qaato afka
URTA JIRKA
Inta lagu godo jiro qaangaarnimada jirka wuxuu ku yeeshaa qanjiro dhidid oo waayayn kilkilada
Apocrine glands ku waxy soo daayaan dhidid ka jawaaba istereeska , shucuurta qiirada leh iyo sexual
excitement .
Xaaldaha qaar dhidika badni wuxuu sabaab ur sikstaba ha ahaatee labo jeer oo maalintii lamaydhaa iyo
CAADADA
Caadad gabdhuhu badnaaba waxy bilaabataa marka qaar inta udhaxysa 8-16 jir . sikastaba ha ahaatee
badnkoodu waxy bilaabaan dada udhaxaysa 12-13 sano . caadadu waxay socon kartaa ilaa iyo xiliga
dhalmogoyska . taasoo dhacada dada udhaxaysa 45-55 . maalmaha aad leedahay caadadda waxaa ku gu
dhici kara ama waxaad isku arki kartaa calaamado badan oo kala aha
1. Naaso xanuun
3. Dhabar xanuun
5. Murugo
Calamadahan waxaa la arkaa isla marka ay gabadha isku argot caadada . gabdho farabadan iyo dumar
farabadan waxy yeeshaan xanuun, ama calool majiirid, dhabarka iyo vaginaha tani badnaa waxaa lagu
qeexaa xanuunka caadada . adigoo isticmala pracitimol waxay kaa caawinkartaa inaad kabogsatid
xanuunka caadada
NAFAQADA
Inta lagu gudo jiro qaan gaarnimada gacmaha iyo lugaha ayaa uhorkora si dagdag aha oo aan qofku
dareemaynin . taasi waxay ka dhigantahay mararka qaarkood dhalinyaro farabadn ay dareemi karaan
qalqaalinimo badan ilaa inta jirkoodu la qabsanayo . waxaa aad umuhiim aha in lahubiyo inaad haysatid
caafimaad, cunto nafaqo leh iyo inaad kafogaatid cuntada hoos udhiga miisaanka ama tababarada hoos