You are on page 1of 1

Description Waxaan jaamacada bilownay sannadkii 2009 2010 kii sannadkaas oo aan laga aasaasin jaamacada hargeysa kuliyada

Engineerinka. Arday badan oo doonaysay inay bartaan culumta iyo laamaha kala duwan ee engineerinka qaar badan oo ka mid ah ayaa ku biiray kuliyado kale qaarna ay dalka dibadiisa u baxeen. Sannadkaas waxaanu qaadanay preparation courses science ah oo aanu ugu diyaargaroobaynay qaybaha ka jira jaamacada. Nasiib wanaag seisterkii u danbeeyay waxaa naloo keenay form lagu dalbanayo qaybta science ka ah ee dalbanayso, waxaana ka dhex muuqday kuliyada engineeringka, arday badan oo doonaysay ayaa doortay oo soo galay kuliyadan. Sannadkaas waxaa la qaatay koorsooyn secondary level ah oo aan engineering ku taxaluqin kuna taxalquyay caafimaadka iyo sciences kale. Waxaana ka mid ahaa

Sannadkii labaad arday

You might also like