You are on page 1of 1

Application latter date:

14/03/2017

Ujeedo: codsi shaqo

Anigoo ah, Zakariye C/qaadir Cismaan, waxaan maamulaka


sharafta Leh iyo xafiiska shaqada iyo shaqaalaha ee shirkadda
safa group of Companies (S company), ka codsanayaa in fursad
la ii siiyo inaan Kamid noqdo shaqaalaha tooska ah ama (full time
employer) ee Shirkadda Safa Group Of Companies
Fursad qaaliya ayeey iitahay inaan codsado noqoshada
midkamida Shaqaalaha Company-ga
Waxaan rajeynayaa in aad iitixgalin doontaan codsigeyga ku
aadan Shaqaaleysiin.

Codsade: Zakaria Abdullkadir Osman

Mahadasanidiin

You might also like