You are on page 1of 1

CODSI

KA: Abdikarim Ismail Mohamed


Ku: Ciday khusayso
Aniga oo ah ardayga hoos ku xusan magaciisu, waxa aan halkan ku cadaynayaa in imtixaankii
finalka ahaa misgareeyay sabab darteEd,
Intii lagu gudo jiray imtixaankii finalka ahaa Ma aanan gelin sababto oo ah alle ha u naxariistee
hooyaday oo aan kula jiray cusbitaalka guud ee Hargeisa oo aan ku hayay, iyada oo ay sidaas
tahay alle ha u nxariistee hooyaday oo xanuun la il darnayd ayaa uu ku siyaaday xanuunkii intii
lagu gudo jiray imtixaanka oo nolol iyo geeri u dhaxaysay aakhirkiina alle ha u nariistee waxay
dhimatay intii lagu gudo jiray imtixaankii finalka ahaa.
sidaas darteed sababta ugu weyni taas ayay ahayd.
fadalan waxa aan ka codsanayaa gudida inay ii tixgeliso codsigaygan iiguna tixgelisaan in
hooyaday alle ha naxariistee hayay akhirkiina xaqii u yimi, waxa aanan halkan ku cadaynayaa in
warqadihii cadaynta ahaa ee dhakhtarku qoray ay la socodaan.
ugu dambayntii documentigaygu waa

Name: Abdikarim Ismail Mohamed


ID: 144
Class: C (Accounting Evening private Section)
misses courses: Final Exam (marketing, intermediate accounting 1 and
Computer Application)

You might also like