You are on page 1of 1

Adigaa aduunka ikeenay

Adigaa ifka igu bar baarshay


Adigaa uurkeygu qaaday
Adigaa oogada isaaray
Adigaan oofaha ku gooyay
Adigaan dhigaaga nuugay
Adigaan xogaaga idleeyay
Aduunyada nabad ku waar
Aakhirana janada Hooyo.

You might also like