You are on page 1of 1

ee ku saleysan in la xoojiyo nabad galyada Gobolka, lana soo afjaro dhammaan colaadaha

sokeeyo, iyadoona loo marayo is-qancin, isu-tanaasul iyo wada xaajood, si looga gudbo
caqabadaha dib-u-dhigay horumarka Qaaradda Afrika.

Soomaaliya ayaa qeyb ka ahayd dadaalladii diblumaasiyadeed ee lagu wajahayey colaaddii


sokeeye ee ka qaraxday dalkaas dabayaaqadii 2013kii, tan iyo wakhtigaasna Soomaaliya waxa
ay kaalin muuqata ka qaadaneysay qorshayaasha iyo shirarka ku saabsan xal u helista
dhibaatooyinka dib u dhigay hor-u-socodka Suudaanta Koonfureed.

aduunyadaynu joogno wixii na loo abuuray hadaynaan ilaalin islaanimadi meeday

Gefkana Bashar baad u tahay


Hadaad ka garawdo khalad
Gob bay caadadeed tahay”

You might also like