You are on page 1of 8

ROYAL PROFESSIONAL COLLEGE

Assignment Of Journalism 2019


"Baadi­doonka Suxufiga"

1
ROYAL PROFESSIONAL COLLEGE
Hordhac
Baadidoonka xogta iyo xaqiiqadu waa
hanaanka ugu mugga weyn, ee weriyuhu ku
oggaan karo xogaha uu ubaahi qabo.
Nolosha ardaynimadu waa baadhitaan badhax
Tiran.
Danta ugu weyn ee laga leeyahay,dhigganahan
kooban ee hawsha guri ah waxa ay ta hay, in
aynu kobcino aqoonta guud iyo garashada
suxufiga socod baradka ah.

Marks of Assignment 15 marks


90 ÷ 15=6 one question

2
ROYAL PROFESSIONAL COLLEGE

Qeybta 1aad:Goobo geli weydiinta Saxda ah


1. Wakaaladdaha wararka aduunka ugu caansani waa
A)Reuters B)Anadol C)mena D)minna

2. Somaliland Waxay xaduud la leedahay


A)laba dal B)Saddex dal C)hal D)intaba

3. Hadma ayaa la aasaasay radio hargeysa


A)1942 B)1984 C) 1941 D)1970

1.Sayid muxamed cabdule xasan waxa uu ku aasan yahay


A)Hargeysa B)Iimey C)Jigjiga D)midna

2.Goroyo­Cawl waxa ay hoos timaadaa:


A)wajaale B)gebiley C)Boorame D)intaba

3.Faraska dheddig waxa loo yaqaan


A)Yamyam B)Wegan C)geenyo D)qaaje

4.Caasimadaha dalalka Rwanda Iyo Najeriya waa


A)Laygos iyo Kigali B)Kampala iyo pritoria C)Herare iyo hawaas D)Midna

5.Dalka aan la gumeysan geeska Afrika waa


A)Masar B)Kenya C)Eritrea D)Itobiya

6.Xuruufta Afafka Soomaaliga,Oromada iyo Talyaanigu Waa


A)Giriig B)Isbaanish C)Bershiyan D)Midna

7.Curiyihii farta laatiinka ee afsoomaaligu waxa uu ahaa


A)Shire jaamac axmed B)Muuse Galaal C)Axmed D)Midna

8.Wareysiyada Waxa loo qeybiyaa


A)Saddex qeybood B)laba C)Shan D)intaba

9.Buugga Habeen kaama tagin waxa qortey


A)Amaal Gilin B)Khadra daahir C)Niciima Qorane D)midna

10.Wakaaladaha wararka waxa loo qeybiyaa


A)Laba qeybood B)Saddex qeybood C)Afar Qeybood D)Dhammaan

3
ROYAL PROFESSIONAL COLLEGE
11.Buugga lagu uruuriyey suugaanta maxamed xaashi dhamac(Gaariye)
A)Halkaraan B)Hagar­laawe C)Halgan D)Midna
12.Faarax Oomaar waxa uu ahaa
A)Gumeysi diid B)abaan­duule C)Oday dhaqameed D)Intaba

13.Raage oomaar waxa uu ahaa


A)suxufigii duubay dagalkii ciraq B)Aftahan C)qurbo joog D)Dhamaan

14.Ciidamadii SNM ee qabsaday Burford waxa Hoggaaminayey


A)Axmed Mire B)Muuse Biixi C)Siilaanyo D)Midna

15.Shir­weynihii Saddexaad ee SNM Waxa uu Ka dhacay


A)Bali­Gubadle B)Gebiley C)Daroor D)Intaba

16.Dhulka Somaliland Waxa uu ubadan yahay


A)Galbeed B)Bari C)Waqooyi D)Midna

17.Masaafada ay isku jiraan Hargeysa iyo Berbera waa


A)150KM B)145KM C)70 Km D)80 KM

18.Cod baahiyaha waxa loo jirsadaa


A)20Cm B)50 Cm C)Hal taako iyo badha D)Midna

19.Cabdilaahi Qarshe Waxa uu ku dhashay


A)Tanzania B)Hargeysa C)Burco D)Boorame

20.Sannadkii Kooobaad ee ay Diyaaraddi Timaadaa Dhulka Soomaaliga waxa uu ahaa:­


A)1921 B)1920 C)1930kii D)1990kii

21.Suuradda Aanu ku jirin Xarafka Miimku Waa


A)Kawsar B)Mujaadalah C)Qiyaam D)Midna

22.Xeerka Saxaafadda Somaliland Waxa loo yaqaan


A)X.No 27 B)X.No 24 C)X.No 25 D)Midna

23.Halkii Ugu horeeyay ee ay hargeysa dugsi H/dhexe laga furaa waxay ahayd
A)Sheet Bashir B)Faarax omar C)gacan libax D)Midlands

24}Shaqada labaad ee madaxa keydku waa:


A}Diyaarinta heesaha baahintaasi
B}Qorida iyo diyaarinta jadwalka todobaadka ee saddexda gelin
C}Keydinta cajaladaha
D}Midna

4
ROYAL PROFESSIONAL COLLEGE
25.Ereyga Oodkac Waxa loola jeeda
A)Muqumad B)Hilib shiilan C)Hadhimo D)Midna
26.Dalkii ugu horeeyay ee soo saara Warqaddaha wax lagu qorto waxa uu ahaa
A)Jayna B)Somaliland C)Jarmal D)Midna

27.Ibraahim hawd waa qoraaga buugga


A)Ladh B)Gurac C)Hal maqan D)Midna

28.Wargeysak ayaaha nolosha ee muqdisho kasoo baxa waxa la aasaasay


A)1998kii B)2011 C)1970 D)midna

29.Gobolka togdheer waxa uu Ka kooban yahay


A)4 degmo B)5 Degmo C)6 Degmo D)Dhammaan

30.Waxa aan daalayn ee kula socdaa waa


A)Hooskaaga B)Naftaada C)Magacaaga D)intaba

31.Culayska wadnaha caafimaadka qaba waa


A)300 Giram B)200 Giraam C)500 Giraam D)Midna

32.Dawlada timirta ugu badan soo saartaa waa


A)ciraaq B)Sucuudiga C)Imaaraadka D)Midna

33.Ayaada quraanka ugu dheeri waxay ku Jirtaa


A)baqra B)Cimraan C)Musamil D)rahman

34.Bariiska ugu badan aduunka waxa soo saartaa Dawlada


A)jayna B)Baakistaan C)Jarmal D)Lubnaan

35.Qofkii ugu horeeyey ee rumeeya nabiga CSW waxa uu ahaa:­


A)Khadiija B)Abu­bakar C)Cismaan D)Faadumo

36.Dhirta saliidda laga sameeyaa waa


A)sinsinta B)Afakaadhada C)Maqaraha D)Midna

37.Aabihii Tacliinta ee MaxamuudAxmed Cali Madaxdii Somaliland Soomartay waxay wada


dhasheen:­
A)Madaxweyne Cigaal B) Cabdiraxmaan Cali C)Cabdiraxmaan tuur D)Midna

38.Ikhtiraacihii Moobilka waxa gabadhiisa lagu magacaabi jirey:­


A)Henna B)Hello C)Firat D)Midna

39.Libaaxa Codkiisa waxa laga maqlaa masaafo dhan:­

5
ROYAL PROFESSIONAL COLLEGE
A)8Km B)9KM C)6KM D)Midna

40.Suuradda Baqra waxa ay ahayd suuradihii ku soo Degay

A)Maka B)Madiina C)Daa,if D)Midna


41.Radiyowgii Xuruufta laysku fahmi jirey waxa la odhan jirey:­
A)Raadiyoow dhiidhaa B)Radiyoow Dulhan C)Raadiyoow Halgan D)Midna

42.Afka Soomaaligu waxa uu ku abtirsadaa


A)Kushitig B)Semetik C)Afaano D)Oromo

43.Qofka masuulka ah ee xil ummadeed haya waxa xabsiga loo taxaabi karma
A)Isagoo Xilkii haya B)I saga oo Xasaanaddii leh C)Isaga oo laga xayuubiyey D)Midna

44.Qofku marka uu gaadho darajada PHD waxa loogu Yeldham


A)Professor B)Dr/Drs C)Knowledge men D)Intaba

45.Fanka Casriga ee Soomaalida waxa soo bilaabay


A)C/laahi qarshe B)Guduudo carwo C)Gu'roon Jirre D)maxamed nuur fadal

Qeybta 2aad:Ka War Celi Weydiimahan Soo Socda


1. Kara warbixi Syl Iyo Uffo? .................................................................................

2.Sheeg dugsi sare kii ugu horeeyey ee laga furo hargeysa?...................................

3.Kuma ayuu ahaa wasiirkii koobaad ee wasaarada warfaafinta Somalian?..........

4.Goorma ayey ahayd ja,isadda nobel prize markii koobaad ee la bixiyey?.............

5.Sheeg nabigii ay dileen reer bani is rail? ..............................................................

6.Waa tuma Suuradii lagu Canaantay nabiga?....................................................

7.Xillima ayaa la waajibiyey soonka?..........................................................

8.Hadma ayaaa la bilaabay taariikhda hijriyada?..................................................

9.Muxuu ahaa magacii labaad ee loo yaqaanay dagaalka axsaab?.......................


...
10.Imisa xaas ayuu guursaday nabi muxamed?........................................................

6
ROYAL PROFESSIONAL COLLEGE
11.Maxaa la yidhaahdaa baqasha yar?...........................................

12.Dumarkii iyo raggii hore ee Soomaalidu Maxay xidhan jireen?.........................

13. Sheeg qaar ka mid ah dalalka lagaga hadlo Afafka Sawaxiliga iyo amxariga?

14.Uur ku jirta ibnu aadamka xubinta ugu weyni waa tuma?

15.Sheeg luuqadda ugu dadka badan aduunka?

16.Imisa Af ayaa aduunka lagaga hadlaa?

17.Kuma ayuu ahaa gabayaagii nabigu CSW?

18.Goorma ayuu gumeystuhu yimid Somaliland?

19.Suuratu Cabasa tiro ahaan waa?

20.Yaa hal­abuuray Heesta calanka Somaliland?

21.Yaa sameeyay riwaayadii dab­jacayl kari waa?

22.tax oo qor laba iyo tobanka bilood ee Soomaalida iyo toddobada ayaamood?

23.Sheeg magacyada Buugaagta lagulagu keydiyey suugaantii abwaanada kala


ah:­Xasan gamey, aadan tarabi,Gaariye, af­qalooc,Ibrahim gadhle iyo C/qeys?

24.Dugsigii ugu Horeeyay ee laga furo sheikh aradydii lagu bilaabay waxa ka mid
ahaa?

25.Calanka somaliland ee saddex midab leh waxa la ansixiyey Sannadkii?

26.Afrika dalkii ugu horeeyay xornimada qaataa wax a uu ahaa?

27.Qor qaar ka mid ah Buugaagta aadan akhriday Sannadkii?

28.imisa Nebi ayaa laysku odhan jirey ulul Casriga?

29.Telefishanka Al­jazera waxa la aasaasay Sanadii?

30.Hadma ayey Burburtay dawladii dhexe ee soomaaliya?

31.Dalkee ayey kala xukumi jireen saddex kaligii taliye ee soo socda
Idi Amin,Qadafi,Samuel do?....................................................................

7
ROYAL PROFESSIONAL COLLEGE
32.Gu'gii carabtu wadankee ayuu ka bilaabmay?

33.Xus qeybo ka mid ah Suugaanta uu hal­abuuray Axmed cismaan batuun?

34.yaa leh midhaha heesta waxaan ahay weriye xor ah?

35.Xaliimo khaliif magool xillima ayey geeriyootay?

36.Sheeg halgamaagii furtay magaalada Berbera?

37.imisa degmo ayey hargeysa ka kooban ta hay?

38.Afka soomaaliga magacyadan soo socda dad nooce ah ayaa loo bixin
jirey:­Yusur,Dheeg,iyo Nageeye?

39.Geedka xayramadku halkee ayuu ka baxaa?

40.kuma ayaa aasaasay Xarunta dhaqanka ee hargeysa?

41.Yaa hoggaaminayey ciidamadii Tataarka?

42.imisa dal ayaa ku jira ururka midowga Africa?

43.waa imisa tirada golaa somaliland?

44.Sheeg magacyadan darajooyinka Ciidanka?

45.Maxaa lagu gartaa munaafiqiinta?

FG:Ku qor Jawaabaha Boggaga Dambe ee madman.

You might also like