You are on page 1of 1

Mogadishu University

To: Human resource office

13 July 2019

Subject: Annual leave request

Dear Mr. Adam mohamed

Waxaan salaamayaa dhamaan howl wadeenada xafiiska shaqada iyo shaqaalaha,


kana codsanayaa in la ii ogolaado in aan qaato fasaxayga sanadlaha ah laga billabo
13/7/2019 illa iyo 13/8/2019.

Waxaan rajaynayaa in aad ii ogolaandoontaan codsigayga.

MAHADSANIDIIN

Yours faithfully,

Mohamed Hassan Farah Guutaale.

You might also like