You are on page 1of 1

GUDIGA GUDOONKA FASALKA

Wargelin
Waxan dhamaan ardayda fasalka ka raaligalineynaa wixii dhacay
anagoo ka codsaneyna iney inoo dulqataan ingana samaxan qaladkii
dhacay .
Waxan sido kale idinka codsaneynaa dhamaan in berito lasoo wada
xadiro oo aysana cidina inaga harin.
Waxan sido kale idinku dhiragalinaynaa in dib indhaha lo mariyo
chapterkii presentaionka an ku jeedinay dhawaan si an ula socona
hawsha aynu qabaneyno.
Waxan is ogeysineena ama is xasuusineynaa qodobadan:
 Inaad 5:30 am ad diyaar ahataan si an magalada ugu baxno 6:00am
 Inaan ilaalino nadamka iyo kala danbeynta
 Inaan ku mashquulin media iyo camera oo aynu noqono dad cilmi
iyo wax korrosi u so baxay
 Inaan ilaalino agabka aynu qadaneyno sida dharka
Jadwalka kooban inteynaan tagin:
 Shir kooban oo dhamaanteen isku xogwareysano
 Inaan galno photo group markan jamacda ka si dhamneyno
qeybteeda medicineka
 Inaan ka shaaheyno xalwo kismayo hadaan Janis u helno

DATE: 22-Nov -2019 Page 1

You might also like