You are on page 1of 1

Chelsea aya lashegaya in ay dalab 17 milyan ah kagudibisey

24 jirka ree Senegal ee uciyara koxda Fc Metz


Habibi diallo ayuu lampard raba inuu dhigisa Tottenham kahor qaado sida
ay wararka qaar sheegayan
Waxayna rabta inuu noqdo weerarka abraham kursiga keydka ufadhin
dona(back up striker)
madamo giroud iyo batshuayi ay kooxda kabixi doonan oyna aheen dookha
lampard
The Sun,goal,daily mail, dhaman jariidadaha ogu waweyn caalamka aya warkan
qorey
DJ DAVE

You might also like