You are on page 1of 2

Jamuuriyadda Federalka Soomaaliya

Muq-8/Apr/2019

Ujeedo= heshiis kiro guri

Anigoo ah fartuun Axmad cusman ahna milkiilaha guri ku yaal


degmada howl-wadaag wadada kala qeybisa labada degmo warta-nabadda iyo howl-wadaag
dabaq ka kooban sideed qol oo ay ku jiraan laba fadhi kor iyo hoos 3 musqulood qolal gadaale
service ah

Wata musqul iyo jiko gooni ah garaash baaburklu galo iyo dhul banan oo weyn dhireysana
waxaan ka kireeyay mudane……………………………………………….,waxaanan uga kireeyay lacag dhan

1800$ (kuniyosideedboqoloodoolaar) bishii lacagtaas oo ii hormarinayo mudo 6(lix) bilood ah

Lacagtas oo noqoneysa 10.800$(tobankuniyosideedboqoloodoolaar) waxaa uu ku wareegi


donaa guriga marka uu soo dhameys tiro lacagtaas heshiisku yahay

Mudada lacag bixintu waa sida heshiiska aan kum galay lixda bilood inteyna u dhamaan
15maalmood ka hor oo macnaheedu yahay hormaris

Shuruudaha waxaan ku wareejinayaa guri uu aqbalay kiresthu waxaan ka rabaa marka uu ka


guurayo in uu igu soo wareejiyo sidii uu ahaa makaan ku wareejinayay sida rinjiga,nalalka
musqulaha albaabada dhirta iyo nadaafadda.

Kireyste milkiile

Mudane/marwo……………………………………………… mudane/marwo…………………………

You might also like