You are on page 1of 1

Kirishtan baa ku dhagay shekh arab ah, malin walba ugu wacdinayay “shekho waqtiga ayaa iska

lumene, 5 malmod ayaad tukane malin talba .. rakuc isyo sajud, bil dhanaa some, noloshi dhanaa
isku caburtay, qamro macabtid, qamarka ma ciyartid, dofarka ma cuntid” “ilahay waxaas kagama
baahno, marabtaa badbaado, waa inaad rumesaa ama qirataa , inoo ilahay wilkisa uso diray dunida,
uuna u dhintay danbiyadaada, bad baado waad hele hadaa rumeso. Ilahay baa so dago yimid
dunidan oo u dhintay danbigaaga. Rumey waad badbaade.

Malin walba inta buu ugu cel celinayay shekha. Noloshi uuba ku dhibay shekhan maskinka ah, malin
walba saldhigiisi boo yimad. Si doobal sheekha ninkan isga reeba, shekhi baa u tashtay, wuxuu ku yiri
mid ka mida dadki u shaqenayay, marki bari uu ninkan kirishtanka so labto, dhagta qof wax igu shega
iska dhig, haye ayu yiri ninki. Kirishtanki baa so labtay malinti ku xigtay “salamu calaygum” aso leh.
Shekhi carabka, sidi dhaqankodu yahay, baa yiri “ahlan wa sahlan” eroyo quruxbadano so dhawen
ah. Erayada ugu quruxbadan luqadaha adunko dhan. U ku leyahay, iska dhig qof ka mid ah
familkega,

You might also like