You are on page 1of 1

Cabdalle clrashiid maxamed

Waxaan yahay fasalka 3d

Iskuulkii waxaan tagaa kowdii iyo buuraa

Waxaan jecelay inaan tago magaalada boorama

Iyowaxaan doonaya inaan habaday u tago fasaxa

Markuu fasaxu gamaado waxaan noqonayaa 4

Casharadayda waan akhrisanaya

Iyo malcaamadana quraanka iyo ducada maalinkasta waan akhristaa

Musaajidka baan kutukadaa iyo waan kuducaytaa

Iyo aabahay iyo hooyaday waan u duceeyaa

Ayaydayna maalin walba waan u tagaa

You might also like