You are on page 1of 4

Jamhuriyadda Somaliland

Guddida Qandaraasyadda Qaranka


National Tender Board
XAFIISKA AGAASIMAH GUUD
Telesom +252-(63) 4471788 +252-(63) 4061899,

Date: -27/10/2019
HORDHAC
Xafiiska Gudidda Qandaraasyda Qaranka Somaliland waxay Ku war
gelinaysaa tartame kasta oo soo xaraysanaya qandaraaska dhismaha iyo
dayactirka Jeelka Oodwayne in ay si sharaf leh ay usoo xaraysataan
dhamaan shirkadaha ka qayb gelaya tartarka dhismaha iyo dayactirka Jeelka
Oodwayne iyaga oo ilaalinaya dhamaan shuruucda iyo nidaamka
Qandaraaska.

Hadaba waxa looga baahanyahay dhamaan shirkadaha soo xaraysanaya


qandaraaska inay raacan dhamaan shuruudaha looga baahanyahay ee ku
xusan warqada lifaaqa ee bidka la socota.

Dhamaan tartamayaasha waxa looga baahanyahay inay ilaaliyaan wakhtiga


iyo mudada uu qandaraasku socdo isaga oo ka bilaabanaya 26/10/2019
kuna eegyahay qaadashada Bidhku 02/11/2019.
Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu
qandaraaska dhismaha iyo dayactirka Jeelka Oodwayne uu furmayo
03/11/2019 10:00AM subaxnimo maalinta Axada ah Laguna fuuri doono
xafiiska gudidda qandaraasyda qaranka.
Waxan lagu fuuri doona xafiiska Cusub ee gudidda qandarasyada
qaranka oo ku yaala hay’adda shaqalaha agteeda ama galbeedka
dhismaha cumar xaashi building
F.G:
Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh in dhamaan
dhismaha iyo dayactirka Jeelka Oodwayne uu ku xusanyahay kana qayb
yahay buuga bidhka

ALLAA MAHAD LEH

Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)


Agaasimaha Guud ee G.Q.Qaranka
Jamhuriyadda Somaliland

Guddida Qandaraasyadda Qaranka


National Tender Board
XAFIISKA AGAASIMAH GUUD
Telesom +252-(63) 4471788 +252- (63) 4061899,

Date: -27/10/2019
HORDHAC
Xafiiska Gudidda Qandaraasyda Qaranka Somaliland waxay Ku war
gelinaysaa tartame kasta oo soo xaraysanaya qandaraaska dayactirka iyo
dhismaha Maxkamadda Oodwayne in ay si sharaf leh ay usoo xaraysataan
dhamaan shirkadaha ka qayb gelaya tartarka Qandaraaska dayactirka iyo
dhismaha Maxkamadda Oodwayne iyaga oo ilaalinaya dhamaan shuruucda
iyo nidaamka Qandaraaska.

Hadaba waxa looga baahanyahay dhamaan shirkadaha soo xaraysanaya


qandaraaska inay raacan dhamaan shuruudaha looga baahanyahay ee ku
xusan warqada lifaaqa ee bidka la socota.

Dhamaan tartamayaasha waxa looga baahanyahay inay ilaaliyaan wakhtiga


iyo mudada uu qandaraasku socdo isaga oo ka bilaabanaya 26/10/2019
kuna eegyahay qaadashada Bidhku 02/11/2019.
Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu
qandaraaska dayactirka iyo dhismaha Maxkamadda Oodwayne uu furmayo
03/11/2019 10:00AM subaxnimo maalinta Axada ah Laguna fuuri doono
xafiiska gudidda qandaraasyda qaranka.
Waxan lagu fuuri doona xafiiska Cusub ee gudidda qandarasyada
qaranka oo ku yaala hay’adda shaqalaha agteeda ama galbeedka
dhismaha Cumar Xaashi building
F.G:
Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh in dhamaan
Qandaraaska dayactirka iyo dhismaha Maxkamadda Oodwayne uu ku
xusanyahay kana qayb yahay buuga bidhka
ALLAA MAHAD LEH

Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)


Agaasimaha Guud ee G.Q.Qaranka

Jamhuriyadda Somaliland

Guddida Qandaraasyadda Qaranka


National Tender Board
XAFIISKA AGAASIMAH GUUD
Telesom +252-(63)4471788 +252- (63)4061899,

Date: -27/10/2019
HORDHAC
Xafiiska Gudidda Qandaraasyda Qaranka Somaliland waxay Ku war
gelinaysaa tartame kasta oo soo xaraysanaya dhismaha Maxkamadda
Racfaanka Ee Gobolka M/jeex in ay si sharaf leh ay usoo xaraysataan
dhamaan shirkadaha ka qayb gelaya tartarka Qandaraaska dhismaha
Maxkamadda Racfaanka Ee Gobolka M/jeex iyaga oo ilaalinaya dhamaan
shuruucda iyo nidaamka Qandaraaska.

Hadaba waxa looga baahanyahay dhamaan shirkadaha soo xaraysanaya


qandaraaska inay raacan dhamaan shuruudaha looga baahanyahay ee ku
xusan warqada lifaaqa ee bidka la socota.

Dhamaan tartamayaasha waxa looga baahanyahay inay ilaaliyaan wakhtiga


iyo mudada uu qandaraasku socdo isaga oo ka bilaabanaya 26/10/2019
kuna eegyahay qaadashada Bidhku 02/11/2019.
Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu
qandaraasku dhismaha Maxkamadda Racfaanka Ee Gobolka M/jeex uu
furmayo 03/11/2019 10:00AM subaxnimo maalinta Axada ah Laguna fuuri
doono xafiiska gudidda qandaraasyda qaranka.
Waxan lagu fuuri doona xafiiska Cusub ee gudidda qandarasyada
qaranka oo ku yaala hay’adda shaqalaha agteeda ama Galbeedka
Cumar Xaashi Building
F.G:
Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh in dhamaan
dhismaha Maxkamadda Racfaanka Ee Gobolka M/jeex uu ku xusanyahay
kana qayb yahay buuga bidhka
ALLAA MAHAD LEH

Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)


Agaasimaha Guud ee G.Q.Qaranka

You might also like