You are on page 1of 1

Kaalmada Dhaqaalaha ee Swedish

Financial Assistance at Swedish (Somali)


Adeegyada iyo Caafimaadka Swedish waxay
daryeelaan dadka iyo baahidooda caafimaad haddii Ka Raqiisinta Caymis Laawayaasha: Swedish waxay
ay bixin karaan iyo haddii aanay bixin karinba. siisa ka raqiisin bukaanka aan haysan caymiska
Waxaanu kala shaqeeynaa bukaankeena wixii caafimaadka. Fadlan nala soo xariir haddii aad qabto
dhibaato ah, oo ay ku jiraan helitaanka habab aanu su'aalo ku saabsan barnaamijkeena ka raqiisinta.
uga dhigno daryeelka caafimaadka mid la awoodo
Qorshayaasha Lacag Bixinta: Wixii lacag bixin ah ee
bixintiisa. Cusbitaalada Swedish waxay siiyaan
lagugu leeyahay waxaad ku bixin karta mid ka mid ah
caawinaad dhaqaale buknaanka u qalma ee aan
hababkaan: Qorshaha lacag bixinta, lacag cadaana,
awoodin bixinta biilashooda caafimaadka. Haddii
jeeg, bixinta biilka onlinke ama kredit kaar. Haddii aad
aad dhibaato ku qabto bixinta dhammaan ama qaar
u baahan tahay qorshaha lacag bixinta, fadlan ka soo
ka mid ah daryeelka caafimaadka, fadlan kala hadal
wac lambarka biilka ku yaal wixii caawinaada.
Udoodaha Dhaqaalaha Bukaanka ama Wakiilka
Adeegada Macaamiisha wixii aanu kaa caawini karno Daryeelka Degdegta: Cusbitaalada Swedish ee leh
adiga. qeybta degdegta waxay siiyaan daryeelka degdegta ee
xaaladaha caafimaadka degdegta (sida lagu qeexay
Maxaa la bixiyaa? Adeegyada caafimaadka ah ee
Sharciga Shaqaalaha iyo Daaweynta Caafimaadka
muhiimka ama degdegta ah ee cusbitaalka Swedish
Degdegta) iyadoon lahayn wax takoor ah oo ku
waxaanu siina kaalmada dhaqaalaha bukaanka u
saleeysan awoodooda, haddii uu bukaanku bixin karo
qalma iyadoo ah hoos u dhiga qarashka, oo gaaraya
ama aanu bixin karin ama u qalmidiisa kaalmada
30 ilaa 100% oo lagu saleeynayo u qalmitaanka
dhaqaalaha.
bixinta. Kaalmada dhaqaale ee adeegyada aan
degdegta ama aan caafimaadka muhiimka u ahayn Nagala Soo Xariir Anaga Caawinaada Kaalmada
ama adeegyada lagugu qabtay banaanka cusbitaalka Dhaqaalaha ama Codsiyada
waxay hadba ku xiran tahay awaamiirta kliniga ama Wixii warbixin dheeraada ee ku saabsan helitaanka
xafiiska ku qabtay. caawinaada biilasha caafimaadka Swedish, fadlan soo
wac Kooxdeeda Adeega Macaamiisha ama soo booqo
Sidee loo Codsadaa? Bukaan kasta ayaa soo codsan
Udoodaha Dhaqaalaha Bukaanka ee cusbitaalka
kara kaalmada dhaqaale. Bukaanka doonaya
Swedish ee degaankaada. Waxaanu ku siin karnaa
kaalmada dhaqaale waa inay keenaan
foom kasta oo aad doonayso iyo ka caawini karnaa
macluumaadka iyo dukumeentiga laga doonayo
inaad codsato caawinaad. Bukaanka waxaa si adag
codsiga, haddii aan si kale loo sheegin. Foomka
loogu dhiirigelinaya inay weydiistaan Kaalmada
codsiga waxaa laga dalban karaa telefoonka ama
Dhaqaalaha kahor inta aanay bilaaban daaweynta
laga soo guursan karaa webside-ka hoos ku qoran.
caafimaadka, haddii ay dhammaan maquul tahay.
www.swedish.org/patient-visitor-
Bukaanku waxay sido kale codsan karaan caawinaada
info/billing/financial-assistance
waqti kasta inta ay daaweyntu u socoto iyo kadib
Kaalmooyinka Kale ee Caymiska markii ay helaan biilka ugu horreeya. Haddii aad
Caafimaadka: Haddii aadan haysan caymiska qabto wax su'aalo ah ama aad doonayso foomka
caafimaadka, waxaa laga yaaba inaad u qalanto codsiga kaalmada dhaqaalaha, fadlan la xariir:
barnaamijyada kale ee dowlada ama bulshada. • Telefoonka: 877-406-0438
Waxaanu ka caawini karnaa sidii aad ku ogaan • Website-keena ah: www.swedish.org/patient-
lahayd haddii ay barnaamijyadaas (oo ay ku jiraan visitor-info/billing
Medicaid iyo Apple Health) ay kaa caawini karaan
bixinta biilashaada caafimaadka. Waxaanu sidoo kale
kaa caawini karnaa codsiga barnaamijyadaas.

Form cc532-SOMALI Billing & Registration Rev. 12/15

You might also like