Adeegyada iyo Caafimaadka Swedish waxay daryeelaan dadka iyo baahidooda caafimaad haddii Ka Raqiisinta Caymis Laawayaasha: Swedish waxay ay bixin karaan iyo haddii aanay bixin karinba. siisa ka raqiisin bukaanka aan haysan caymiska Waxaanu kala shaqeeynaa bukaankeena wixii caafimaadka. Fadlan nala soo xariir haddii aad qabto dhibaato ah, oo ay ku jiraan helitaanka habab aanu su'aalo ku saabsan barnaamijkeena ka raqiisinta. uga dhigno daryeelka caafimaadka mid la awoodo Qorshayaasha Lacag Bixinta: Wixii lacag bixin ah ee bixintiisa. Cusbitaalada Swedish waxay siiyaan lagugu leeyahay waxaad ku bixin karta mid ka mid ah caawinaad dhaqaale buknaanka u qalma ee aan hababkaan: Qorshaha lacag bixinta, lacag cadaana, awoodin bixinta biilashooda caafimaadka. Haddii jeeg, bixinta biilka onlinke ama kredit kaar. Haddii aad aad dhibaato ku qabto bixinta dhammaan ama qaar u baahan tahay qorshaha lacag bixinta, fadlan ka soo ka mid ah daryeelka caafimaadka, fadlan kala hadal wac lambarka biilka ku yaal wixii caawinaada. Udoodaha Dhaqaalaha Bukaanka ama Wakiilka Adeegada Macaamiisha wixii aanu kaa caawini karno Daryeelka Degdegta: Cusbitaalada Swedish ee leh adiga. qeybta degdegta waxay siiyaan daryeelka degdegta ee xaaladaha caafimaadka degdegta (sida lagu qeexay Maxaa la bixiyaa? Adeegyada caafimaadka ah ee Sharciga Shaqaalaha iyo Daaweynta Caafimaadka muhiimka ama degdegta ah ee cusbitaalka Swedish Degdegta) iyadoon lahayn wax takoor ah oo ku waxaanu siina kaalmada dhaqaalaha bukaanka u saleeysan awoodooda, haddii uu bukaanku bixin karo qalma iyadoo ah hoos u dhiga qarashka, oo gaaraya ama aanu bixin karin ama u qalmidiisa kaalmada 30 ilaa 100% oo lagu saleeynayo u qalmitaanka dhaqaalaha. bixinta. Kaalmada dhaqaale ee adeegyada aan degdegta ama aan caafimaadka muhiimka u ahayn Nagala Soo Xariir Anaga Caawinaada Kaalmada ama adeegyada lagugu qabtay banaanka cusbitaalka Dhaqaalaha ama Codsiyada waxay hadba ku xiran tahay awaamiirta kliniga ama Wixii warbixin dheeraada ee ku saabsan helitaanka xafiiska ku qabtay. caawinaada biilasha caafimaadka Swedish, fadlan soo wac Kooxdeeda Adeega Macaamiisha ama soo booqo Sidee loo Codsadaa? Bukaan kasta ayaa soo codsan Udoodaha Dhaqaalaha Bukaanka ee cusbitaalka kara kaalmada dhaqaale. Bukaanka doonaya Swedish ee degaankaada. Waxaanu ku siin karnaa kaalmada dhaqaale waa inay keenaan foom kasta oo aad doonayso iyo ka caawini karnaa macluumaadka iyo dukumeentiga laga doonayo inaad codsato caawinaad. Bukaanka waxaa si adag codsiga, haddii aan si kale loo sheegin. Foomka loogu dhiirigelinaya inay weydiistaan Kaalmada codsiga waxaa laga dalban karaa telefoonka ama Dhaqaalaha kahor inta aanay bilaaban daaweynta laga soo guursan karaa webside-ka hoos ku qoran. caafimaadka, haddii ay dhammaan maquul tahay. www.swedish.org/patient-visitor- Bukaanku waxay sido kale codsan karaan caawinaada info/billing/financial-assistance waqti kasta inta ay daaweyntu u socoto iyo kadib Kaalmooyinka Kale ee Caymiska markii ay helaan biilka ugu horreeya. Haddii aad Caafimaadka: Haddii aadan haysan caymiska qabto wax su'aalo ah ama aad doonayso foomka caafimaadka, waxaa laga yaaba inaad u qalanto codsiga kaalmada dhaqaalaha, fadlan la xariir: barnaamijyada kale ee dowlada ama bulshada. • Telefoonka: 877-406-0438 Waxaanu ka caawini karnaa sidii aad ku ogaan • Website-keena ah: www.swedish.org/patient- lahayd haddii ay barnaamijyadaas (oo ay ku jiraan visitor-info/billing Medicaid iyo Apple Health) ay kaa caawini karaan bixinta biilashaada caafimaadka. Waxaanu sidoo kale kaa caawini karnaa codsiga barnaamijyadaas.
Form cc532-SOMALI Billing & Registration Rev. 12/15