You are on page 1of 2

‫بسم هللا والصالة والسالم على رسول هللا صلى هللا عليه وسلم‬،

‫ التائب على من تاب فليس بينه وبين العباد حائل‬،‫الحمد هلل الكريم المجيب لكل سائل‬،
"‫"رب اشرح لي صدري ويسر لي امري‬
‫السالم عليكم ورحمة هللا وبركاته‬
magaceyga waa abdikarim issak ali

Waxan ahay arday idinka socdo idin socdo , una taagan qabashada xilka madaxweeninimo ee xukumada
ardayda jaamacada simad

Inta aanan u guda galin qudbadeyda waxan jecleestay inaan idinla wadaago taariiqdeda oo kooban
waxan ku dhashy magalada tan ee caasimada muqdisho , isla markaana wax ku bartay kuna barbaaray
isla magalada tan waxan dugsigeyga sare uga baxay isla magalada tan waxan ka baxay schoolka al imra
eek u yaalo dagmada hodon halkaas oo aan uga soo biiray simad familly

Safarkeygii wax barasho ee jamacda simad waxa laga jooga haatan mudo 3 sano ah , mudadasi waxey
eheed mid aan ka dhaxlay dhaqdhaqaa cilmiyeed iyo mid hogaamined

Hdn u gudo galo qudbadeyda waxan ahay qof ey ku jirto rajo ,awood iyo xirfad maamulid .jecelna inuu
wax qabto ,waxna so kordhiyo hadu ale idmo adinkuna igu caawisan

Waxan aamisnahay qibradeda ,shaqsiyadeyda iyo wadatashigiina iney naga caawin doonan ka guul
gaarista hamigeena kana dhigno jaamacadena mid ka fiican sidii hore

Amigo kaashanaya qibradeda iyo xirfadeyda hogaamined waxan aaminsanhy inaan noqon karo
hogaamiye wanagsan, waxan idin balan qaadaya inaan idinkugu adeego sida ugu wanagsan si aan u
gaarno hadafka ah hormarinta jaamacdena , kor u qaadno aqoonta iyo waxtarka ardaydena iyo guud
ahaan academic achievement

Ma dhihi doono waxan qabanaya waxas iyo waxas ee waxan leeyhy wxan isla qaban doona si ey ku
dheehan tahay wadajir iyo wada tashi arimahan soo socda qada qaban

 waxa ugu horeyo aan samen doono hda i siisan codka waa inaan kala fal galo maamulka
jaamacada hananka ey ku heli karaan ardyda caafimad ama helth insurance madama jmcda
leedahay isbitaal
 dhagesashada caqabadaha heesto ardayda si lo maqlo codkoda
 ka shaqenta sinaanta iyo cadaalada
 hada I dooratan sandkan waxu noqon doona mid ey ku dheehan tahay hormar iyohoray u socod
iyado aan sameen doono dib habeyn hananka doroshoyinka xajsi
sida aad argtan mustaqblka wuxu ku xeran yhy awoodena iyo wadashaqen teena , wada shaqenta ayaa
ah mid kiliya aan ku gaari karno hadafka hda ii dortan wxn idinku hogamin doona si ku jirto daacad nimo
iyo isla xisaabtan

Wxn aminsanahy shaqadyda ugu muhimsan inaythay ina idindhagesto idinlana xariro si jogta ah Wxn so
dhawendona afkartina

hda i dortan sandan wxey noqon donta mid ka duwan kuwii hore taasi macnehdo ma ahn inaan xaqiryo
shaqdii ey qabten madxdii iga horeysay , wxey na so gaarsiiyen meel fcn anagna wax naloga bahan yhy
inaan meel ka fcn sii grno

Hadii dorashadan ku so baxo waxay noqon doonta mid ku salesan horay u socod iyo kor u qadis hamiga
ardeyda ayago kaheli doona garab istaag, dhira galin iyo latalin dhab ah. Insha allah.

manta waxan idin weydiisanya codkiina si aan u gaarno ahdaaftena una xaqiijino guulo taariqi ah . wn
dareen sanhy inaan qof u codeno wxey u baahan tahay kalsooni bdn , waxan rajeynaya inaan si adag u
shaqeyo si aan u helo kalsonidiina

Waxan rajeyna oo aan ku hami weynahay inaa i garab istaagi dontan idinka o isku duuban.

wadajirkeno wxn ku gaari karna hormar

Waa mahdsn tihn.

You might also like