You are on page 1of 6

Cilmi baaris: shaqo la’aanta haysta dhalinayarada

Jamacada: PSU
Xubnaha sameyay cilmibaristan
1. Abduallaahi Ali Abdullaahi
2. Abdiweli Hassan Nour
3. Nafiso Mohamed Ahmed
Shaqo la’aanta dhalinyarada puntland
Hordhac
Shaqo la’aantu waa qofku in uu awoodo in uu shaqeeyo gaarayna waqtiga
shaqada islamarkaana rabo in uu shaqeeyo asii uusan helikarin shaqadii.
Wadankeena waxaa soo foodsaartay sahqo la’aaan aad ubaahsan dhankasta
ha ugu darnaato dhalinayada taaas oo keentay in awoodi dhalinayada iyo
dadku hoos udhacdo islamarkaana ay khasaran ilaha dhaqale ee dabiiciga ah.

Warbixin ay soosaaaratay qaramada midoobay waxay kushegaty in shaqo


la’aanta soomaaliya ay gaartay 70% marka loo barbardhigo aduunka, 61%
dadka da’doodu udhaxeyso 14 ilaa 29 waa rag waaana shaqo la’aan dhanka
dumarkana waa 74%, warbixintu waxay intaaaaas kudartay in 40% ay
dhalinyaradu tahay mid diyaar u ah in ay shaqeeyan asii aan helikarin shaqo
ay kashaqeeyaan.

“Shaqo la’aantu wa xaalada qofku shaqo baadigoobayo ama raadinayo shaqo


qofkasoo gaadhay da’dii shaqada aanse helkarin.Dhalinyaro waa qayb bulshada
kamid ah qaybtas oo ah sida caadiga ah da’da udhaxeysa {16-40}.”
Caqabadaha keenay shaqo la’aanta dhalinyarada puntland:

1. Sababo laxiirira dhanka dowlada:


 Majirto siyaasad mideysan oo ay dawladu kaleedahy shaqo la’aanta
dhalinayada haysta.
 Maamul wanaag la’aaan kajirta deegaankeena iyo gebi ahanba
soomaaliya,waaaayo shaqosiintu waxay kuxiranthy ninjeclaysi,
qabiil iyo eexasho.
 Musuqmaasuq kajira qaadashada shaqaalaha dhanka dowlada
iyagoon kuqaadan aqoonta uu qofku leeyaahay oo kuqaaata qaaab
qabiiil iyo musuqmaasuq.
 Dawladu ma abuurin dugsiyo lagu barto xirfadaha shaqada.
 Cadaalad darro: waxaa kajira suuqa shaqada cadaalad darro gaar
ahan dhanka xafiisyada dawliga ahwxaana tixgelin lasiinayaab
qabiilka lkn lama tixgelinayo aqoonta iyo dadnimada qofka.
 Waxa jirah isdamerin joogto ah dhanka shaqaalaysiinta dhalinyarada.
 Maqnaanshaaha xuquuqda dhalinayada soomaaliyeed iyada oo
shaqo ay qabankaraan dhalinyaradu ay hayaan dad aan
muwaaadiniin ahayn .
 Dowladu masiinayso dhalinayada dowrkoooda dhanka siyaasada.
 Wacyigelin la’aanta dhalinayada dhanka shaqada.

1. sabab laxiriirta dhanka bulshada ama ganacsatada


 Cadaalad daro waxa muhiimada lasiiya qabiilka qofkasta oo
ganacsade ah uma sina dhalnayradu
 Kamajirto wadanka maalgelin caalami ah taaaaaas oo ay keentay
kadib markii dowladii soomaaliyeed burburtay, sidoo kale
wadanka aysan kajiran nabadgelyo ay isku halaynkaraan
maalgashadayaasha caalamiga ahi, inkasta oo wadankeenu uu
kutiirsanyahy badeeco dibada laga keenay oo kaliya waliba inaga
oo hodan ku ah dhanka xoolaha nool, beeraha , kalluumeysiga iyo
ilo kale dhaqaale oo dabiici ah.
 Majirto shirkado waawayn oo leh waxsoosaar
2. Sababo laxiira dhanka isbedelka waqtiga
 Waqtiyada qaar dhalinayada waxa kudhaca shaqo la’aan katimid
isbedelka waqtiga tusaale ahaan kalluumeysatda
3. Sababo laxiirira horumarka aaladaha casriga ah.
 Waxay keenikartaa shaqo la’aan dhanka dhalinayarada aan laahayn
xirfadaaha casriga ah
 Dhalinayaro badan oo magalada soogashay iyagoo ka imaanaya
baadiyaha, taas oo keenatay in ay suuuqa shaqada ay isku
ciriiriyaan dhalinayo waxbaratay iyo kuwo aan waxbaran tanina
waxay dhalisay in shaqo la’aan xoogan timaado.

4. Sababo dabiici ah
 Shaqo la’aanta dabiiciga ah
 Waqtiga kaladoorashada shaqootinka
 Waqtiga dhalinyarada qalinjabisay ay shaqada raadinayan

5. Sababo dhaqaale
 Hoos udhaca waxsoosaarka dalka
 Dhaqaale burbur
 Yaraanta fursadaha shaqo
 Kabayaashii dhaqaalaha oo aad ugu hooseeya puntland sida
dekadaha, garoomada diyaaraha, wadooyinka iwm.
Maxaa xal u ah shaqalo la’aaanta dhalinyarada
puntland
1. Waa in ay dowladu sameyso shaqo abuuur ugaaa ah oo aan ahyn
sahqooyinka hayada ama ganacsiyada gaarka ahi sameeyaaaan
2. Waa in ay dawladu dib u eegis kusamayso nidaamka iyo manhajka
waxbarasho ee dugsiyada iyo jaamacadaha sidoo kalena ay
kusookordhiso dugsiyo lagu barto aqoonta farsamada gacanta iyo
xirfaha ganacsiga
3. In dawladu waa in ay dhiirigeliso islamarkaana horumariso waxbarasha
beeraha dhanka baaadiyaha si looyareeyo dadka kusoo qulqulaya
magaalooyinka.
4. In dawladu ay sameyso warshado horumarsan kuwaaaaaas oo
shaqooyin farabadan usamaynkara dhalinyarad.
5. In dawladu ay soodhaweyso oo ay udiyaariso hayadaaha
maalgashadayaasha caalamiga ahi si ay dhalinyada ugu abuuraan
shaqooyin kaladuwan oo aad ubadan.
6. In ay dawladu ay si dhab ah ula xisaabtanto wasaradaha shaqada iyo
shaqalaha , ciyaaaraha iyo dhalinayarada puntland iyo wasaarada
qorshaynta puntland.
7. In dawladu ay sameyso taageeero dhanka dhalinyarada ah marka hore si
ay shaqo abuur ugu noqoto si looyareeyo arimaha tahriibka iyo falal
dambiyeedyada.
Maraajicda.
1. Warbixintii hayada horumarinta ummada soomaaliyeed{ Somali human
development report} sanadii 2012
2. Qaramada midoobey warbixin ay soosaartay sidoo kale 2012.
3. Mohamoud Isse Yusuf , executive Director PRTD{ puntland center for
training and development}, EAU-Qardho
Email: maqaalo2014@gmail.com
Tell: 00252907734000

You might also like