You are on page 1of 1

Forex chapter 2

buy long bullish

waa soo iibsasho

waa qiime lacaga meel hoose jooga oo aad rijeyneysid inuu meel sare / kor aadayo

tusaale

buy Gbpusd oo la macno ah soo iibsasho(buy) GBP iyo iska iibinta (sell) usd islamarkiiba

sell short bearish

iska iibin

waa iska iibinta qiime meel sare jooga oo aad rijeyneysid inuu meel hoose tago

tusaale

sell gbpusd

oo ah iska iibinta(sell) gbp iyo soo iibsashada (buy)usd isla markiiba

isku sarifka lacagaha suuqa fx waxay isku raacaan lawo lawo

EURUSD tan hore oo ah EUR waa base currency tan danbe oo ah USD waa quote currency

Entry

Stop loss

Take profit

1.1 no leverage

Lot size waa lacagta cayiman ee aad suuqa ku galeysid si aad wax u sarifatid

Leverage awoodsiinta lagu siinayo in lacagtada aad suuqa ugu shaqeysatid

Pip dhaqaaqa ugu yar ay lacagi dhaqaado

You might also like