You are on page 1of 1

IMTIXAAN: BILLE 2AAD MAADDO: CILMIGA BULSHADA FASALKA: 3AAD GALINKA: SUBAX

MAGACA:_________________________________________WAQTIGA __/3/2020

QAYBTA 1AAD: BUUXI MEELAHA BANNAAN (10) DHIBCOOD

1. Waxaan ubaahannahay dhar si aan ugu __________________ jirkeenna

2. Hadii aan wax barano waxaan noqon karnaa ______________,

____________________ ama _______________________

3. Guryuhu waxay nagaceliyaan __________________,_____________________

4. Xoolaha iyo beeraha waxaan kahelnaa_______________

5. Bulshada soomaalieed waa bulsho isku ____________________________________ah

QAYBTA 2AAD:KAWAR CELI WAYDIIMAHAAN (10) DHIBCOOD

1. Wax kasheeg dhirta aay beeraleydu ubeertaan cunto ahaan?


2. Sheeg muhiimada inoo leedahay nabadda?
3. Waa maxay bulsho?
4. Waa maxay xiriirka bulshada?
5. Waa maxay saaxiibka wanaagsan?

You might also like