You are on page 1of 2

IMTIXAAN: BILLE 2AAD MAADDO: SAYNIS FASALKA: 4AAD GALINKA: GALAB

MAGACA:____________________________________________________WAQTIGA__/3/2020

QAYBTA 1AAD: BUUXI MEELAHA BANNAAN (05) DHIBCOOD

1. Qashinka waxaa kadhasha ____________________ kaas oo dhaliya _______________

2. Xayawaanka waxyabaha uu ubaahanyahay waxaa kamid ah

__________________________ , _________________________

3. Qaababka aay xayawaanadu udhaqaaqaan waaxaa kamid ah

_______________________,_________________-

4. Hawada uu xayawaanku qaato waxaa looyaqaanaa

_________________________________________________

5. Hawada uu bani aadamku qaato waxaa looyaqaanaa ________________________

QAYBTA 2AAD : KAWARCELI WAYDIIMAHAN HOOS KUXUSAN (10) DHIBCOOD

1. Waa maxay sabo?

2. Maxaa loo qaybiyaa walxo oodhan?

3. Sheeg laba kamid ah qaybaha dhirta ubaxleyda ah ?

4. Waa maxay biqlidda iniinta?

5. Tiri wejiyada biyaha?

QAYBTA 3AAD : SAWIR KUMUUJI MAGACYADAAN HOOS KUXUSAN (05) DHIBCOOD


1. MOOS 2. CAMBE 3.QARE 4. BABAAY 5.KAROOTO

You might also like