You are on page 1of 2

MAADDO: CILMIGA BULSHADA FASALKA: KOOWAAD D/HOOSE GALINKA: SUBAXLEEY

IMTIXAANKA DHEXE EE SANADKA DUGSIYEEDKA 2019/2020 ___/12/2019

MAGACA ARDAYGA _______________________________________________________

QAYBTA 1AAD: Goobo gali weeraha saxda ah (30) dhibcood

1. Qosku waxa uu kakoobanyahay


B.hooyo T. carruur J.hooyo aabbe iyo carruur
2. Xuseen waa Axmed
B. walaalkiis T.aabbihiis J.adeerkiis
3. Faadumo waa Axmed
B. walaashiis T. eeddadiis J.habaryartiis
4. Raali galin waalidka waxaa kamid ah in
B. hadalkooda lamaqlo T.amarkooda ladiido J.laga tago
5. Ayeeyada waxay kamid tahay
B. qoyska T. qaraabada J.dariska
6. Habartaa waxay ladhalatay
B. ayeeyo T. hooyo J. aabbe
7. Qoysaska nagu hareereysan waa
B. qaraabadeenna T. dariskeenna J. waalidkeenna
8. Hooyadaa aabbaheed waxuu kuuyahay
B. adeer T. abti J. awoowe
9. Aabbahaa walaashiid waxay kuutahay
B. habaryar T. eeddo J. ayeeyo
10. Wiil ka aay dhashay hooyadaa waa
B. Aabbahaa T.Walaalkaa J.Adeerkaa
QAYBTA 2AAD: Kuqor ( ) weedha saxda ah ama ( ) weedha qaladka ah (30) dhibcoood

1. Qoysaska nagu hareereysan waa dariskeenna ( )

2. Qalabka timaha lagu xiirto waxaa loo yaqaanaa seef ( )

3. Waa inaan ixtiraamaa walaalahay iga waawayn ( )

4. Hooyadeey aabbiheed waa awoowgeey ( )

5. Mindidu waxaa lagu jartaa geedaha ( )

6. Habarteey waxay kamid tahay qoyskeenna ( )

7. Dariskeenna waa inaan dhibnaa ( )

8. weelka shaaha lagu kariyo waxaa looyaqaanaa jalmad ( )

9. Qoysaska soomaaliyeed way isjecelyihiin ( )

10. Qaraabadu waa xigaalka qoyska ( )

QAYBTA 3AAD: isku aaddi magacyada iyo sawirradooda ( 20)

1. Digsi

2. seef

3. Dheri

4. maqas

5. Bir canjeero

6. Saxan

7. Baaquli

8. Kurbin

9. aargaleen

10. sakiin

You might also like