You are on page 1of 1

Assignment Chapter 7 and 8

1: waxaa abuurataa variable waxaa ku shubtaa mushaarka ugu badan ee


ku jira table employee
2: waxaa soo heshaa deptno, iskudarka mushaarka ee table ka employee
adoo u group gareenaya deptno , iskudarka mushaarkana waa in uu
kaweynaadaa 15,000
3: waxaa soo heshaa fname, dateofbirth, magaca bisha uu dhashay(eg.
January) ee ku jira table employee
4: waxaa soo heshaa Xogtiisa oo dhameystiran qofka ugu mushaarka yar
ee ku jira table employee
5: waxaa soo heshaa magaca bisha ee taariikhda maanta
6: waxaa soo heshaa deptno kala duwan(different) ee ku jira table
employee
Bonus => Waajib ma ahan
7: waxaa soo heshaa average(celcelis) ka salary ee ku jira table employee
Adiga oo aan isticmaaleyn function ka AVG()

You might also like