You are on page 1of 45
BARASHADA AFKA HOOYO Fasalka 5 | FOR ON AD Pe af Soomaaliga | Vy. lyada Hoose/Dhexe - Y 46- A~2 1b/e BARASHADA AFKA HOOYO BT JX BUUGGA SAAD EE AKHRISKA AF-SOOMAALIGA DUGSIYADA SARE WAXA QORAY: MAXAMED XUSEEN HADI SAWIRADA: MURSAD CABDALLA MUBAARAK QARAACISTA: CAAFIYA MAXAMED CASIISA CILMI UBAX JIBRUL ASLI YUUSUF DEGMO NUUR URURKA DHAQANKA EE SOOMAALIDA REER KANADA SOMALI CANADIAN CULTURAL ASSOCIATION 1719 BANK STREET, SUITE 303. OTTAWA. CANADA. K1V TLA, TEL. (613) 526-2075. JAN 1993 OTTAWA, CANADA Roma Tre di Linguistica "| Ne 3497 Copyright @ 1995 IFTIINKA AQAANTA SERIES ALL RIGHTS RESERVED ISBN 0-9699945-0-8 First print 1995 Ottawa, Canada Second print 2002 Ottawa, Canada No part ofthis book “BARASHADA AFKA HOOYO, BOOK 5” may be repreduced in any form or by ech electronic of mechanical, including photocopying, recording or by any information storage and retrieval system, without written permission from the copyright owner. (SCC), ‘All questions and comments should be directed to: Mohamed Hussein Hadi Somali Resource & Heritage center 1719 Bank St. Suite 301 Ottawa, Ontario. K1V 724 TEL: (613) 733-1463 FAX: (613) 733-3956 E-MAIL: alamagan@magma.ca TUSMADA BUUGGA 1. HIGGAADDA..... 1 2 Xarfaha labalaabma B,D,G,L. 2 3, Xarfaha labalaabma M,N, 3 4, Shalay (Weero Fudud).. 4 5, Maanta.... 5) 6. Barashada Saacadda. 6 7, Wareysi Gaaban 7 8, Taalada Daljirka Dahsoon 8 9. Wagtige 10 10. Magaca 12 11. Bankiga 13 12, Eleterika: 15 13, Duunyo. 17 14. ih iyo magac guud. 19 20 224 k : 24° 18, Shirkadda Dayuuradaha Soomaaliyeed. 26 28 Dakadaha Dalkeena 23, Ka Fagow Khiyaama 24. fidaha (Ciidaha).. 25, Macallinka. ‘Maxaad jeclaan lahay 37, Badownimo reer magaal we Ly We We & AQRvS we We & Son BISMI LAAHI RAXMAANNI RAXIM GOGOLDHIG itaahay (swt) waxaan ka baryayaa in uu agoonta inoo kordhiyo, Amiin. ‘Anigoo ka tarjumaya baahida weyn ce loo qabo Barashada Afka Hooyo (Af Soomaali). Shibanayaasha, shagallada gaaban iyo kuwa dhao dheerba. Waa Tlashay mahadit inaan qorey buuggan 00 la magac baxay BTIX, barashada Af Soomaaliga,ee dugsiga sare. Waxaa igu qasbey diyaarinta buugga, ka dib markaan ogaadey baahida weyn e faca soo kovaya ee Soomaalida qurbaha ku sugar, 207 ahaan wadankan KANADA ay u qabaan barashada Afka hooyo, himiladuna wxdy tahay in la isk vbuvido manhajkii laga dhigi lahaa Dugsiyada Hidaka iyo Dhaganka (Somali Heritage Language Schools), sida ugu fudud ee Barashada Afke Hooyo, qaab ay ubadkus jecleystaan oo xiiso geliya, qaab dareen sifya tayada afkooda hooyo leeyahay dhinac sugaaneed iyo dhinac hiddo & dhaganba. Baahida loo gabo awgeed, ayaan deg-deg ku sameeyey buuggan 00 ku saleysan barashada xuruufia af soomaaliga. Waxaan mar labaad Maahay (swt) ka baryayaa in uu kor inoogu gaado nooleynta afkeena hooyo, una fududeeyo ubadkeena barashadiisa iyo ku Ghagankiisa, inagana dhigo kuwii ku foana ee aan ka faanin, Amiin. Waxaan si gaar ahaaneed mahad weyn u celinayaa Muraad Cabdalla Mubaarik 00 la’aantiis buuggan aanu hirgaleyn, sida xilkasnimada badan ee uu isugu dubariday.& Khayr qabayaasha kala ah Caafiya Maxamed, Casiisa Cilmi, Ubax Jibriil, Asli Yuusuf & Degmo Muse 00 dhammaantood qayb libaax ka qaatay garaacista iyo habaynta guud ee buuggan. Maxamed Xuseer Hadi HIGGAADDA AFKA SOOMALIYEED ISKUDAY INAAD AKHRIDID ALIFKAN b t j a kh d r i sh dh c g f q k 1 m n w h CASHARKA KOWAAAD XARFAHA LABALAABMA B,D, GL Xarfaha kor ku yal waxay nogdaan labalaab, haddi dhawaaqoodu adkaado. +. Waa gabbaldhac ee meesha ka tag. *. Taasi waa kubbad la ganay. +. Waddada dhagaxtuur wax ka qurxoon. +. Dhaanku waa saddex subatle. *- Xoogga dalka aad baa loogu kalsoon yahay. + Toga camuud lagama waayo libaax dad qaad ah. * - Gugu wax ka hilac badan. *- Lagu liibaan wada shagaynteenii LAYLI: thar Qor 10 oraahood ooy ku jiraan: by 4, & I labalaaban, iskana Ghawr erayadii laguugu caddeyey casharkaan. CASHARKA LABAAD XARFAHA LABALAABMA MN,R Xarfahani waa labalaabmaan sidii kuwii hore. ~ Calankeennu ammaan bu mudan yahay. - Afrikada Koofureed wax ka dheemman badan. = Magaalada Jannaale wax ka cunno macaan. - Dilku ma bannaana xis iyo sharciba. - Caro darteed carrada cantuug. _ Berri iyo saadambeba waa iid. (sahandambeba)-(ciid)) - Wiilkaasi aayadiis ma jecla. - Dooxadu bataax badanaa. LAYLI Qor 10 oraah 00 ay ku jiraan m, Nf 00 labalaaban, adiga 00 ka fogaanaya erayada ku jira casharkan. CASHARKA SADDEXAAD SHALAY - Shalay baan baabuur soo fuulayl - Cabdi wuxuu joogaa dugsiga. - Iyagu waxay aadeen Marka. - Dugsigeennu waa weynaa. - Ardaygu wuxuu gatay nacnac. - Xalimo waxay jirtaa Hargeysa- ~ Macallinku wwau iigu yimid gurga- - Walaalkay baa ila hadlay. - Radiyo Muqdisho baan dhegeystay- - Geelu waa oomanaa. _ Dibigu wusuu lahaa tuur wey - Dhirtu way cagaamayd. - Xagaagii wuu roob yar yaa. LAYLI Macallinku ardada ha u yeeriyo cashai akhriyeen, ka dibna arday kasta labalaabmay ay ku jiraan. rka, ka dibna kor haw hha soo saaro eréyada xarfaka CASHARKA AFARAAD MAANTA Maanta waa maalin wanaagsan, saacadduna waa shantii aroomnimo. Midabka faraskaygu waa xamar. Geelle waa arday. Habboon waa gabar fiiro dheer. “Ashkir waa arday fahmo badan. Jidka ka gudub 00 ka talaab. Ma nabad baa? Haah, waa nabad. Sidee tahay? Mahadsanid, waa ladnahay. Iska warran? Waa nabad! Xaggee buu jira Gelle? Tsagu wwaut jira Beledweyne- Shaah ma cabbaysaa? Haah; waan cabbayaa. LAYLI: — Ardaygu ha qoro casharkan, dhawr jeema ha akhriyo- io) CASHARKA SHANNAAD Barashada Saacadda Saacaddu waa inte? Saacaddu waa hal sac iyo nus[badh. Saacaddu waa laba saac iyo rubue.--<--* * Saacaddu waa saddex saac..---* Saacaddu waa afar saac iyo shan Beqigonrmneece as. 4:05 Re avira be senntnet ae 6:00 Pars Nua oddobo nee aa 7:00 Saacaddu waa siddeed saac .. . 8:00 Saacaddu waa sagaal saac Saacaddu waa toban saac ee an Row bo sobonsoae: "aa 11:00 Saacaddu waa kow iyo foban iyo afartan dagiig. «-*~ 11:40 Saacaddu waa kow iyo foban iyo konton dagiigo----*** 11:50 12:00 Rebecca ln tadn ye than 900 Cali: Cabdi: Cali: Cabdi: Cali: Cabdi: Cali: Cabdi: Cali: Cabdi: Cali: Cabdi: Cali: Cabdi: CASHARKA LIXAAD WAREYSI GAABAN Magacaa? Magacaygu waa Cabdi. aaggee buu jira agaasimihii xafiskan? Ma joogo, wun jira Lughaya,iyo Seylac. Ma ii sheegi kartaa goorta wu imanayo? Wuxuu imanayaa berri galab, Maxaad (adigu) ka doonaysaa? Waxaan ka doonayaa shago. Shuqul hadda ma hayno ee mar dambe 500 7040. Goormaan soo noqdaa? Waxaad soo nogotaa laba beri kaddib. Waa yahay. Mahadsani. Hadda waa aan tegayaa ee iga reali nogo, haddan ku dhibay Nabadgelyo. CASHARKA TODOBAAD i [Rmeletoctecs lait TAALADA DALIIRKA DAHSOON Taalada Daljirka Dahsoon way ka duwan tahay taallooyinka kale oo dalka kas yaalla, maxaa yeelay, taallooyinka kale waxae loo dhisay gof wax weyn sameeyey ama koox u hurtay nafteeda dalka, Taallada Daljirka Dahsoon, waa mid qofkii dalka dhintay ama kuwa la ogahay keliya, ee waxay u dhisantalay dadkii u geeriyoodey dalkooda. Taalladaas markasta waa la tagaa oo waxaa la dhigaa ubax, taas 00 ka dhigan xusuus loo niyoodey Daljrka Dahsoon. Qofkii datka w dlhinta isaga 00 daacad ah, adduun iyo aakhiraba liibaan buu leeyahay. Qofka waddaniga ah, is mstus wiht sameeyo hawsha waddanka. Qalbiga kagama jirto abaalgud ku helo waneaeee A u qabto waddankiisa 00 wou yahay nin naftiisa hav! w qablay. ‘Dalka daaficiisa iyo wanaajiskiisa qof vatba 96 Somali ali waa ku sandulle oo waa Ku waajib. 8 Taallooyinkaas waxaa la dhisay dhowaan, ka dib markuu ka xoroobey gumeystayaashii, Waagii hore lama agoon taallooyin dhismo dad w eg ay ka faagan yihiin. Haddase, Xamar waxaad ku arki kariaa Maxamed Somali oo dagaal kat jira, dhagaxna cadawga ku tuuraya. Sidaas daraadeed, goobihii lagula dagaallamay gumeystaha ayaa laga taagay taallooyin xusus wanaagsan waddanka iyo dadkiisaba u leh. LAYLI 1. Erayadan oraah ku dar: Daljir, Xusuus, daacad, dadaal, liibaan. 2, Sheeg taallada dajirka dahsoon waxay kuwa kale kaga duwan tahay? 3, Taallada daljirka dahsoon yaa loo dhisay ? 4. Sheeg sababta ubaxa loo saaro taallooyinka. CASHARKA SIDEEDAAD WAQTIGA Haddii aan doonayno in aan ogaanno waqtiga, waxaan isticmaalnaa saacdda, Saacadda saxankeeda waxaa ku gor laba iyo toban lambar, waxaana Jue kor dadban laba carab 00 kala gaaban. Ka dheer wiocutt xisaabaa dagiiqadaha, kan gaabanna ° racadaha, Saacadaha kale, wound Smads ilbrigsi. Lixdankii libigsiba waa hal dagiigo, lixdankiidagiigana waa hal saac. Afar iyo labaatan saacna waa hal (malin, hhabeyn, dharaar). Toddobadit maalmoodna vera toddobaad, Afartii todobaadna wet Bil, Laba iyo toban biloodna waa vad, ama 365 maaimood. Bogolkii sant waa gai. Wagtigaas aan ka so hadalnay waa sannadka gorraxda. ‘ofku wou da’alisa ku tirsadaa maalmaha, bilaha, iyo sanooyinka. Maalmaha toddobaadku waa: 1. Sabti 2, Axad 3, Isniin 4 Talada/Salaasa 5, Arbaco 6. Khamis 7. Jimce 10 SANNADKA DABSHIDKA IYO NIDAAMKA SHAMSIYADA Diracgod = 31 Janayo} (*)Lixkor = 28 Feberayo} Toddob = 31 Marso} Fushade = 30 Abril} Gu-sore = 31 Mey} Samulad = 30 Jun} Dirirsagaro = 31 Lulyo} Laxadhago = 31 Agosto} Samalaho = 30 Nofembar} Kalahan = 31 Oktobar} Dambarsame = 30 Nofembar} Baldaq = 31 Desembar} Kaalandarka Soomaaliyeed ee uu sameeyey Sh.Cabdiraxmaan Sh. Nuur ee Waafagsan nidaamka Shamsiyada oo uu sameeyey kolkey taariikhdu ahayd 1992kii. SIIGAALE JIILAL SADATAAL * SAKO BULUDH-HORE GU BULUDH-DAMBE RAYSMAWEYDO RAJAL-HORE XAGAA —-RAJAL-DHEXE RAJAL-DAMBE WAABARIS DEYR SANBUUX BIL-KHEYR * Bisha sako afartii sanoba waxay nogotaa 31 00 ka bilaabanta 1993 ‘Nayruusku waa todobada cisho ee hore ee bisha RAJAL-DAMBE tusaale: Hadduu Sabti noqdo waa bisha kowdeeda, Axadana waa labadeeda, Jimcahana waa todobadeeda. LAYLI: 1. Halkii sac waa immisa dagiiqadood? 2 Toddobaadku waa immisa maalmood? 3. Laba iyo tobankii bilod waa immisa sannadood? 4. Konton toddobaad waa immisa maalmood? 5. Bilaha sannadka ku gor buuggaage. CASHARKA SAGAALAAD MAGACA Wax kasta 00 addunyada joogaa waxay leeylihiin magac. Teeda ale, eraygit godob qaatabe ware Ia yiraahdaa magac. Magacu wiodw w kala baxaa: magac lab iyo magac dhedaig. Wil, Libaax, Rati, Gorgon, O's Dugsi, Dayar, Durdur, Qalin, Radiyo, iw. i, Dafo, Daar, Qorrax, Tt Magac lab: ig: Gabadh, Gok, Hal, R Magac dheddi Wargad, iwm. Lacag, LAYLI Qor 10 magac 0 adiga oo aan ka aa 9 lab ah, iyo 10 magac 09 aheddig ah, iyage 00 isu dhigma, rkan lagu sheegay- dan midna Jawwii cashal CASHARKA TOBNAAD BANKIGA Bankiga dalku wien ilaaliyaa dhagaalaha dadka horukaciisa. Dadka soomaliyeed waxay lacagtooda dhigiaan bankiga dalka. Banki waxa la yiraahdaa guriga lacagta dadku dhigto 00 ku kaydsado. Qofku haddii uu lacag leeyahay, waa inun bankiga dalka lacagtiisa dhigto ee ma aha, inuu dhulka ku xabaasho. Qofiu haddii wu dhulka ku xabaasho lacagtiisa ama santuug ku rito, waxa Ia arkaa in laga xado ama uu garan waayo, meshii uu lacagta dhigtay. Qofku haddii wu bankiga dhigto lacagtiisa markli uu doono ayuu ka qaadan karaa. Sanooyin badan hadduu gofku dhigto lacagtiisa bankiga, lacag korsaar ah, ayuu bankig oggol yahay, aanse shareecadeena islaamku oggoleyn, waxaana fa yiraahclea RIBO waana xaaraan. Bankiga dalku horukaca dhagaalaha dadkeenna qayb libaax ayuu ka gaataa. Bankigu lacag ayuu amaahiyaa beeraleyda iyo geddisleyda ama iskaashatada farsamada. Bankigu wu ilaaliyaa lacagta dibedda uga baxaysa dalka, Isagu wuxuu la shaqeeyaa bankiyada dunida oo dhan. Dahabka, qalinka iyo luulka isga ayaa qiimeeya. Lacagta dalkeennu haddit ayan ku bixin bankiga dalka 00 ay u baxdo dhulalka shisheeyaha, waxay ku Hhasbaysaa bankiga dalka inuu dahab ku beddelo lacagtii dhulkeenna ka baxday, sidii loogu soo celin lahaa sidaas daraddeed dadka wa ka itbsada dibedda wavaa Jaga doonayaa indy lacagtooda bankiga ku dirsadaan. Geddisleyda badeecadda ka keenta dibedda iyo kuwa wax ku gata gudaha, Jacagtooda waa inay ku dirsadaan bangkiga dadka siuu bankigu u ilaaliyo lacagta dadka iyo dalka, Bankiga datku wuxuu ku beddelaa lacagta shisheeyaha oo dhan lacag Soomaliyeed. Lacagtaas waxaa ka mid ah: Dollar, Farank, Lire, Rubli, Rubiya, Riyaal, Marki Yen iyo Giniga Istarliinka ah. Lacaggahaas oo idil waxaa Ia yiraahdaa lacagta Qalaad ama lacagta adag. Lacagtu dalka waxay dibedda uga baxdaa, waxa weeye xatooyo iyo cashuurta 00 lagala fakado kastamka, Haddii aan bankiga lagu dirin, middaas dhagaalaheenna, waxay u keenaysaa dibudhac iyo curyaannimo. LAYLI 1, Bangi maxaa la yireahdaa? 2 Hawlaha bangiga wax ka sheeg? 3. Magacyada lacagta shisheeyaha wax ka sheeg? 4, Lacagaha suuga madow loo isticmaalo, maxay dhibaato waddanka u keentaa? 5, Cashuurta oo kastamka lagala baxsadana maxay waddanka dhagaalahiisa u keentaa? 14 CASHARKA KOW IYO TOBNAAD ELETERIKA Eletriku wiouu dhulka siiyaa ilays had iyo gor. Gwyaha, dukaammada, xafisyada, jidadka iyo waxyaalo kale 0 badan ilayska waxaa sitya nalka eleterika. Magaalomadaxda Jamhuuriyadda Dimograaddig Somaliyeed iyo magaalooyinka ale waxay leeyihiin warshado siiya habeynkit ifn 0 Hays. Eleterikadu waa xoog ilayska dhaliya. Eleterikadu way Ku yar tahay dhulkeenna, hase yeeshee xukuunad kasta, wavay ken gorsheysaa_ in magaalooyinka 00 idil loo yeelo eleterik. Warshadaha, baabuwra, daywuradaha yo maraakibns, waxay dhammaantood ku socdaan xoeg eleterik ah. Eleterika waxa laga soo saaraa xoogga biyadhac ama y vuraanywmka ama kulka (fallaaraha) gorraxda, Ileyska eleterika waxa lagu qaadaa siligyo dhaadheer 00 yaryar. Siligyadaas yaryari, waxay ku jiraan guyaha, xafiisyada, arshadaha iyo agallada waaweyn. 15 Eleterikadu dhaqaalaha iyo warshadaha horumarkooda qayb weyn ayay ka qaadataa, Xukumadd militariga ahayd, waxay ku talo jirtay sidit looga soo dhalin lahaa xoogga eleterika biyodhaca degmada Fanole. Mashruucaas markii la dhagan geliyo, dalka Somalidu tillaabooyin waa weyn ayuu ka qaadayaa dhinaca farsamada iyo beerahaba, Wakaalad eleterikada waxay leedahay saacado xisaaba kiilowatka. Waxaa jira Dowladdu inay ku tala girto Biyodhac weyn inay ka samayso mesha la yiraahdo <>. Kolkii mashruucaasi dhammaadana waxaa Ia hubaa in eleterikada ka dhalata ay gobollada degmadaas u dhow oo dhami ka abuwmi doonaan warshado badan, isla markaas waddanka dhagaalihiisu kor buu u kacayaa, dadkuna nolol fiican bux ku noolaan doonaa, inshaa Allaah. LAYLI 1. Eleterik maxaa la yiraahdaa? 2, Eleterikada maxaa laga sameeyaa? 3. Siligyada yaryar ee eleterikadu maxay qaadaan? _ 4, Warshaduhu maxay ku socdaan? 5. Mashruucu haddii uu dhammaado, maxaa ka abuurmi doona? 16 CASHARKA LABA IYO TOBNAAD DUUNYO Soomaaliya waxaa ku nool duunyo badan. Waxay_u kala baxdaa dabjoog iyo duujoog. Haddii aan kala qaadno labada kooxood waxay yihiin, waxaan ogaanaynaa koox walba sida ay tahay iyo meesha laga helo. ol oo dadku dhagdo 00 ay noloshiisa Ku xiniirto. Waxaa ka mid ah: geela, lo’da, ariga, dameeraha, fardaha, baglaha iyo kuwa kale. Xoolaha aan sheegnay badidooda dhav vida iyo xannaanada dadka Ia’aanteed ‘ma dhaqmi karan, maxaa yeelay iyagu mine aran nolosha dibedda iyo dugaagga la dhagankiisa. Dabjoogtu waa xoolaha no 17 Dabjoogta lagama maarmo maxaa yeelay dadka noloshitsaa ku dhisan. Duis ge waa kuwa ku nool meelaha aan dadku degganayn. Duurjoogtu ma Meesha dadku ku badan yahay ce waa ka fogaataa, Dugaaggu mar walba + butt ugaarsadaa gaar haan habeenkii bux jecel yahay. Dugaaggu vio 1 ‘kala baxaa: libaax, shabeel, waraabe, weer, haramcad, dawaco, guduudane iyo ong kale. Usaartu waa cagaar ku nol, dugaagguse waa hilib ku nook ‘Qarnigan aan joogno, waxaa jira dalal badan co ugaar iyo dugaag midna aan maxaa yeelay, lama dhawrin oo waa la laayey. Dadka dalalkaas ku nooh 1. daawasha tagaan dalalka kale ee nafleydaas laga helo. Ugaarta iyo a qiimo weyn bay u leeihiin dhagaalaha, Sidaas darteed nafleyda waa ye dilin, lana dabar gooynin. Waxaa liibaan adduunyo iyo aakhiraba Teh dkii xannaaneeya ugaarta una naxarista, Waxaa kale c0 hubaal ah in nooc 1a 00 duunyadaas ka mid ahi uu cad u yagaanno qofka sida gaar ahaaneed “gu naxariisia, 00 gaarkood markey meel dheer ka arkaan a3ey farcad daraadeed sed boodaan, oo dhawaag ka tarjumaya raali ahaanshahilsa ayuu samecjad. aa dar cagaar ku nool, hilib ku nool. Erayadan gor 00 oraahyo jas kala duowan yihiin dugaagga bo wgaaria? MAGAC GAAR /Magac gaar waxaa toola jeedaa magacii u gaa mr * io ih L; ly ‘meel, iyo wixii kale 00 la mid ah, sida: Se Adan, Xawo, Dhodi, Xamar, Afrika, Somaliya, Dhagaxtur, Kanada MAGAC GUUD MAGAC QARSOON: Magac qgarsoon waa magacii aan Ia arki karin ama aan la taaban rin, sida: aos 1 iyo been waa kala fiican yihiin. iga waxaa lagu bartaa cilmi iyo edeb. LAYLI Bs ‘magac 00 gar iyo 10 magac oo guud, adiga oon ka qaadan a kuwii casharkaan lagu sheegay. soc magaca garsoon magacayada kale: ites axaniis, beer, dugsi, caraf, geesinimo, ceel, dhawaaq dhalo, deal. 19 j3 CASHARKA AFAR YO TOBNAAD DUGSIGA Xasan Jaamac wueu ka mid yahay dadka gacanta ka shegeya. Wweuuna leeyahay xaas iyo carrwur badan 00 ku nool mushaarka yar ee w. ka gaato shagada, Xasan waxaa dhibaato ka qabsatay xagga dhagaalaha, isagoo ay u unushay haweeneydii, carruurtiina qaar ka jiradey. Sidaas daradeed, Xasan waxaa dani ku qabatey in uu walaalkii ee deggan Xamar waraag u dirsado. Laakiin nasiib darro, Xasan wax ma goro waxna ma akhiyo. Haddaba, Xasan waxaa lagama maannaan ku nogotay, inwu raadsado 90f Waraagdii u gora. Isagoo raadinaya qof wax u qora, mudda ka dib, wiecuu helay nin joomaal ku akhrisanaya baar. Wuxuu u sheegtay dantiisii in kastoo uunaan agoon u lahayn. Ninkiina waa ka yeelay, Isagoo ka xun, Xasan, wun ninkii w sheegtay sirtii iyo dhibaatadii reerkiisa haysatey. Dhib kastaba ha ka mare, Xasan waraagdii waa diray. Dhibaatadiisa labaadna waxay ahayd markii 00 s00 jawaabey, Waxaa mar kale gasab ku nogotay, inuw waraagdii gaado 00 ula tago nin kale ee loo akhrivo. Xasan ma jecleyn in la ogaado sirta reerk laakiin waxaa wu la kulmay dan iyo tacliin ta’aan. 7 20 Xasan wuxuu goostay inuu dugsi galo taana waxaa ku dhaliyey dhibaatadit iyo ceebtii uu kala kulmay diriddii warqadda. Waxaa kale ee ku geesinnimo geliyey, inuz wax badan arkay dad la da’ah 00 wax baranaaya. Mudda ka dib, Xasan wuxuu ka mid nogday dadka wax gora wana akhriya. Wwxeuu gaarey in isagu kaalmeeyo dadka aan wax gorin waxna akhriyin. Dhibaatadaas Xasan maray, waa mid sugeysa gof kasta ce aan wax baran. Tacliintu waxay ku gaarsiisaa in aad ogaato waajibka ku saaran iyo xaga aad leedahay. Oofku wun naftiis iyo dadkiisa ama dalkiisaba wax u tara markii uu wax barto, Lagama gaboobo lagamana xishoodo dugsiga ama wax barashada. LAYLI 1. Xasan Jaamac xaggee buu ka shagayn jirey? 2, Dhibaatadii ku dhacday Xasan Jaamac bal wax ka sheeg? 3, Xasan goormuu qorida iyo akhrinta bartay? 4. Yaa u qoray warqadda Xasan markii dhibaatadu ku timid? CASHARKA SHAN IYO TOBNAAD BIYAHA Biyuhu waxay ka yimaadaan cirka dabadeedna daad bay nogdaan. Markaas ka dib ayay webiyada, ceelasha iyo laasaska buitriyaan. Biyuhu haddana waxay ka soo baxaan dhulka ama waxay ka soo burgadaan ilaha. Dadka iyo xooluhuba ma cabbaan biyaha dhanaan ama kuwa cusbada leh ee waxay cabbaan biyaha macaan. Biyaha badda, dadka iyo xooluhuba kama cabban, maxaa yeelay, waxay leeyihiin cusbo badan. Biyuhu dalkeenna gaarkiis aad bay ugu yar yi dadka iyo xooluhuna baahi weyn ayay u qabaan. Dadka Somalidu tobankii sano 00 dambe wuxuu ku dadaalayey sidii ux biyo ku filan u heli lahaa. Sidaas daradeed dadku waxay qoteen barkado (waro) ay ku ceshadaan biyaha cirka ka imaanaya. Barkadahaas dadka iyo xooluhuba way ku liibaaneen. Inkasta 00 ay dadku ku dadaaleen sidii ay u heli lahaayeen biyo ku filan, haddana biyaha labada webi iyo kuwa ceelasha iyo laasaska kuma ay filna. 22) er Biuhu dhagaalaha dhulka kor ayay qaadaan, maxaa yeelay beeraha ayaa lagu waraabiyaa, Dawladaha sideenna u biyo la'wvaray ku dadaalayaan sidii ay ugu intifaaci lahaayeen biyaha badda. Biyaha badda sidii cusbada looga sifeyn lahaa, ayaa dawladahaasi ku talo jiraan. Taasina waxay u bachan tahay shugul ipo lacag badan. Inkasta oo biyaha badda ay ku badan tahay cusbadu, haddona badda waxaa ku nool nafley kale. Nafleydaas kale waxaa ka mid oh: Kallwun, carsaanyo, nibiri, qubo iyo kuwo kale oo badan, Kalluunka waa la cunaa, nafago badanna wun u leeyahay dadka, Nibiriga iyo qubada waxaa laga helaa subag waxtar weyn u leh dadka iyo daawada samayskeeda. Badda haddana waxa laga helaa cusbada. Cusbadu Wwaxay xoojisaa lafaha dadka, maxaa yeelay cayshka dadku ku nool yahay lama cuni kareen cusbo haddii uunan lahayn. Lavli: 1. Biyuhu xagee ka yimaadaan xageese ka burgadaan? Nv Biyaha badda ma lagu dan qunsan karaa? 3. Nafleyda badda iyo webiyada ku nool wax ka sheeg. CASHARKA LIX IYO TOBNAAD ISBITAALKA Fadwmo waa haweeney reer iyo carruurba leh, Waxayna ka mid tahay xaasaska ku wanaagsan hawlaha guryahooda, raggana aad u xushmeeya, Faduma waxay weligeedba ku dadaashaa inay dhowrio deriska una kaalmayso dadka liita. Qof kastana waxay ula hadashaa si xushma leh. Nasiib darro Fadumo waxay la mid ahayd dadka mingiska, booranaha iyo saarkaba rumaysan, Maalintii dambe, Fadumo waxaa helay cudur degdeg ah, waxaana isla markiiba ninkeedii telefon u diray isbitaalka. In yar ka dib, waxaa soo yeeray wiishkit baabuurta dadka jiran lugu qaadi jiray durbaba yimid. Fadumo waxaa loola orday isbataalka. Waxaana la geeyey golka dhakhatiirtu cudwrada ku baaraan, Fadumo waa ladnaatay markii dhawr cirbadood lagu duray. Dhakhtarkuna wuxuu aad u amaanay ninkeeda ee so degded ah telefon u soo duray, markii uu cudurka ku arkay. Dhakhtarkii wuexuu caddeeyey in cudurka Fadumo helay, ahaa mid halis ah haddii aan laga gaareen. Wuxwuna yiri: "Waxaa gof kasta laga doonayaa in markii cudur helo, uu la tiigsado dhakhaatiirta ee sida badan laga helo isbitaalka." 4 Laba toddobaad ka dib, ayaa Fadimo ka soo baxkday isbitaalkii waxa salaan ugu yimid saxiibbadeed oo dhan. Maalintaa waxaa aad u farxay camuurtt iyo ninkeediiba, Fadumo waxay qof kastaba uga warrantay waxyaalihii ay kala kulantay isbitaalka, Gaar ahaan waxay aad uga sheekaysay dardaamkii dhakhtarka, Taasoo ahayd inay ku dadaasho inaysan rumeynin mingiska, booranaha iyo saarka, kana fogaato wax kasta ee dhibaato u keeni kara caafimaadkeeda, Waxaa kale ee dhakhtarkii u sheegay Fadumo, in ulajeeddada isbitaalka 00 dhisay ay tahay, in lagu daaweeyo dadka jiran, Dadku waa inwi tagaa 00 gartaa waxtarka isbitaalku u leeyahay caafimaadkooda, LAYLI 1. Fadwmo maxay rumaysan jirtey? 2, Isbitaalka maxaa loo dhisay? 3. Dhakhtarrada iyo faaliyeyaasha kuwee baad rumaysan lahayd? 4 Fadumo xaalkeeda wax ka sheeg? CASHARKA TODDOBA IYO TOBNAAD SHIRKADDA DAYUURADAHA SOMALIYEED Shirkadda Dayuuradaha Somaliyeed waxa la asasay sannadku marku ahaa 1964. Dayuuradaha Somalidu waxay ka shageeyaan dibadda iyo gudahaba. Dayuuradaha Somaliyeed waxay maalinwalba u duulaan gobollada iyo degmooyinka Jamhuriyadda Dimograddiga Somaliyeed. Shaqaalaha ka shageeya shirkadda Dayuuradaha Somaliyeed dhammanti waa Somali. Daywuradaha Samalida dadku wwxuu ugu dhoofaa magaalooyin kala fog. Magaalamadax kasta waxa laga dhisay banka dayuuraduhu ay degaan. Daywuradaha Somalidu haddana waxay u duulaan aynu deriska nahay iyo kuwo fog-fogba. Dalka Kiinya, Jamhuriyadda Yamaneed, dalka Jabuuti, dalka Jarmalka, Talyaaniga iyo Tansaniya, Maalin walba’ waxaa dusheenna ka guuxa dayuurado shirkaddu ay leedahay. Daywuradahaasi waxay u duulaan Nairobi, Cadan iyo Jabuti. Shufeerrada iyo injineerrada dayuuradaha Somaliyeed waa dad agoon weyn u leh cilmiga makaanikada iyo farsamada dayuuradaka. Shaqada shagalaha dayuuradaha Somaliyeed ma kala joogsato 00 har iyo habeyn waxay duuliyaan dayuuradaha. Dayuuradaha Somaliyeed waxay dhulkeenna ku xiraan dunida kale, gobollada dalkeennana way isaga adeegaan. Dayuuraduhu waa gaadiidkii hawada. Shirkadda Daywuradaha Somaliyeed waxay wakiil ka tahay dayuuradaha kale ee dunida laga yagaanno. 26 Dayuuradahaas waxa ka mid ah: ALITALIYA, AIROFLOT, SACUUDIYA, ALYEMDA, KIINIYA AIRWAYS Nasiib daro, bur-burkii wadanka saameeyey awgeed, dayuuradahit Soomaaliyeed waxaa loo celiyey Shirkadahii horey looga soo iibshey si loo sugo inta wadanku wu ka xasilayo, 00 uu nabedii ku soo laaban doono haddii eebe idmo. Dayuuradahu waxay sare u gaadaan sumcadda iyo sharafia wadanka iyo dhaqaalahiisaba. 1. Shirkadda Dayuuradaha Soomaaliyeed goormaa la asaasay? 2, Magaalooyinkee ay u duulaan? 3, Sheeg inta Shirkadood ee shisheeye ee Shirkadeennu ay wakiilka u tahay? 4, Maxay sare u qaadaan Dayuuradahu? CASHARKA SIDEED IYO TOBNAAD DEKADAHA DALKEENNA Datka soomlida waxaa intiisa badan ku wareegsan bad. Badweynta Hindiya waxaa mara maraakiib u sidda badeeco dalkenna sido kale dhulkeennuna wicuu badeeco u diraa dhulal kale 00 aan la leenahay xiriir ganacsi ah, Dakadaha dalkeenna waxaa laga dhoofiyo waxa u badan xoolo nool, muus, subag, luubaan, hargo iyo xabag. Badeecadaas 00 dhammi, waxay ku dhoofiaa gaadiidka badda, Badeecadaas waa laga saaraa maraakiibta dakadaha, Dalkeennu wwut leeyahay dekaddo badan. Dekadahaas waxaa ka mid ah: Dekadda Berbera, Dekadda ‘Kismaayo iyo Dekadda Mugdisho. Dhulkeenna inkasta 00 baddi meelo badan kat wareegsan tahay haddana ma laha dekaddo aad u waaweyn oo cuscusub, Labo dekadood ayaa si wanaagsan wax looga dhoofin karaa, waa Dekada Berbera iyo tan Kismaayood. Magaalooyinka xeebaha leh oo ay ka mid yihiin: Marka, Saylac, Boosaaso, Caluula, Baraawe, Hobyo, Qandala, Hurdiya, Xaafuun, Xiis, Maydh, Cadale, Warshiikh iyo kuwo kale 00 badan waxaa laga’samayn karaa dekaddo. Dekadduhu dhagaalaha dhulka horay bay u dhigaan, waxayna qayb lixaad leh ka qaataan horumarinta dhagaalaha dalka. Haddaan dhisno dekaddo cuscusub, dhagaalaha iyo ganacsiguba horay ayey u kacayaan. Magaaladda Xamar dekaddeedu wali si wanaagsan wna dhisna. Mararka quarkood, xaggaagii, waxa dhaca in badeecadda doonyahay lagu rogayo ap goydo. acan tahay in maraakiibtu meel fog dhigato baroosinka. 1 ku talo jirtaa in Xamar dekad weyn oo wanaagsan laga doonta shagada dekaddaha, badeecadana wax khasaare Taas 00 ay ugu Ww Haddase waxa dawladdt dhiso, taas 00 fududayn ah ma gaari doonto. : 28 Magaalooyinka dekaddaha wanaagsan leh sheeg magacyadooda? Dekadduhu maxay u nogdeen lama huraan? —_ 3. Dekaddaha dalkeennu maxaa laga dhoofiyaa? 4, Dhibaatada dekadda mugdishu ka waran? CASHARKA SAGAAL IYO TOBNAAD. RADIYO Dadka qaar markii ay maglaan magaca radiyaha,waxaa ay la tahay in un yahay makiinadd sanduuga ku jirta 00 la dhigto guryaha iyo makhaayadaha lagana dhagaysto wararka, ogaysiiska iyo iidhehda ama bamaamijka murtida iyo madaddaalada, laakiin waxaa loo baahanyahay in Ia kororsado aqoonta 00 la ogaado meesha uu ka yimid magacaasi iyo waxyaalaha wu ka samaysan yahay ama sida uu u shageeyo iyo waxyaalaha kale ee la xiriira. Radiyo waa magac tilmaamaha ugu yaraan 15 shaqo oo kala duwan, mid kastana waxay noo leedahay wax tar Yweyn oo ku sahabsan xiriika dadka. Shaqooyinka lagu isticmaalo radiyaha, tan ugu magac dheer ee gof kasta madixiisa ku jirta waa farsamada war tabinta Pe Radiyaha farsamada war tabintu waa galabka ay wararka isku gaarsiiyaa dadka ama dalalka kala fog fog. waecuu ku shageeyaa farsamada isku xirta xoogga xiseysan ee eletarikada iyo hirarka hawada sare. Hindisaha ama tijaabada war tebintu waxay run ahaan u bilaabatay 1865. Waxaa markii ugu horaysay lagu guulaystay in war loo kala tebiyo laba qaaradood (Yurub iyo Ameerika)sannadkii_ 1901. Horumarka hindisaha war tebintu wun u kordhay si aayar ah sannadba sannadkii ka danbeeyey. Waxaana hindisahaas ka shageeyay rag badan 00 naiba tillaabo ku kordhiyay teer iyo maanta, Farsamadii waxay gaartay in aan radiyaha ka dhagaysano warar ku sahabsan waxa ka dhacay dunida geesteeda kale, ama aan telefishanka ka daawanno wixii isla markaas dhacaya. Waxaa kalo la gaaray in sawir hawada lugu tabiyo oo isla saacad gudaheed lagu soo saaro dalal kala fog. Radiyahu wuxuu wax tar weyn u leeyahay xiriirka dad weynaha dunida, Gaar ahaanna xiriirka dawladda iyo dadkeeda. LAYLI 1. Radiyuhu imisa jaad bun u kala baxaa? 2. War faafintu maxay ku kordhisay dunida? 3. Tele fishanku muxuu ku kordhiyay ilbaxnimada? 31 CASHARKA LABAA TANAAD GAADIIDKA Markit laga hadlayo gaadiid, dadka qaarkii waxay la nogotaa in loola jeedo baabuurta, tareynka iyo maraakiibta ama dayuuradaha dadka iyo alaabada w kala gura magaalooyinka iyo dalalka kala fog fog. Laakiin runtu waxay tahay, in siddigoodba ay yihiin hindisa cusub oo la socota cilmiga dadka, Dhovr gami ka hor, dadka dunida ku nool, dhibaato ayaa ka haysatayxagea gaadiidka, Maxaa yeelay, waagaas ma ay jirin baabuurta, tareynka, maraakiibta ama dayuuraduhu aan maanta ku dhaganno, Mana ay jirin jidadka maanta la maro ee xaga badda, berriga iyo hawada sareba, 32 Waagii hore, gaadiidka la rarto, wweaw ahaa geela, dameeraha, ama fardaha, in kastoo dalalka qaarkood laga raran jiray dibida iyo xayawaanka kale ee laga helo dalalkaas, Dhibaatadii ka joogtay xagga gaadiidka darteed, in aad u safarto dal fog sii socod iyo soo socod waxay kaa qaadan jirtay bilo badab waxa aad mari jirtay jidad dhaadheer 00 gal gallooca. Dhibaato kalena waxaa lagala kulmi jiray xagga nabad gelyada iyo cuntadaba. Waayihii danbe waxaa kordhay _cilmigii dadka, waxaana dalalka qaarkood ka soo baxay farsamo cusub. Taaso looga baxay dhibaatadii ka joogtey xagga gaadiidka.sidaana waxa ku kordhay ganacsigit ka dhexeeyey dalaka kala fog. Tallaabadii ka dambeysey,waxa kordhay farsamadii gacanta,taana waxa lagu gaaray in uu bato gaadiidku Meel walba waxa ka furmay jidad safarkoodu gaaban yahay, isuna mara dadka dunida ku nool gees kastaba. Dunida maanta gaadiidka dadka iyo dalatka alaabada u kala gura, wuccuu gaaray in saacado gaban lagu maro dalalkii safarkoodu qaadan jirey dhawrka bilood. Waxa laga raysta dhibaatadii ka joogi jirtey xagga nabad gelyada iyo sahayda safarka. LAYLI LIntan gaadiidka cusub jirin maxaa Ia raran jirey? 2.Gaadiidku immisa jaad buu u kala baxaa? 3.Dhibaatada gaadiikeena haysata bal wax ka sheeg? 4.Maroodigu ma gaadid baa? 33 CASHARKA KOW IYO LABAATANAAD EDEBTA HADALKA Nicmada ILAHEY dadkiisa siiyey way badan tayay, Waxaa ka mid ah carrabka lagu hadlo. Markii gofku hadlayo, waxaa fican inuu hadalkiisa edeb Toogu yeelo. Sida hadalka edeb loogu yeelaana way badan Qofku mrkuu hadlayo,waa inuusan cod dheer ku hadlin, illcen gof haste dhegallaawe ma ahee. Dheguhu way neceb yihin hadadka dhaadheer ama buuga, Mid kale, edebta hadalka waxaa ka ah, gofka kaa weyn waa inaaned cod dheer kula hadlin. Dadka maamuusbay dadka yar yar ku leeyihiin Tan saddexaad, haddaad gof u yeerayso wanaageu wucui yahay inaad magaciies ws yeerto, waxaa lagaaga digayaa inaadan dadka ugu naynaad ceeb Ick, ams dheeldheel kujiro. edebta ku sahabsan wada hadalka waxaa kaloo ka mids, kolkuu gofku sheekaynayo waa inaadan hadalka kolba ka dhex gelin ama ke Joojin. Waa inaad hadalka ka sugtaa oo u fiirsato 00 haddaad damacdo aad st gabow 00 miyir leh wax u weydiisaa. Macallinkss markaw casharka marinayo waa inaad sugto 00 dhagaysataa intuas hadalkiisa dhamaynayo, haddii wax kugu adkaadaan 00 aad kasi weydo, marka danbe waa inaad gacanta taagtaa oo aad warsataa. Sidaas 00 kal: ayaa wanaaggu Jahay inaad dadka kalena kula socoto.Edebta iyo xishoodka diinteenna ayaa na fartay. Edebtu hadalka waa qurxisaa sida dharku dadka u qurxiyo, LAYLI: Erayadan kuwo la mid ah sheeg. 1. Edeb, dhaadheer, gofka, nicmada. Ka jawaab su’aalahan. 1. Waxka sheeg nicmada eebe na siiyay? 2, Wax ka gof edebta hadalka? 3. Wiilka ama gabadha edebra leh maxaa lagu gartaa? 34 CASHARKA LABA IYO LABAATANAAD KA FOGOW KHAYAAMADA Qofka wanaagsan iyo gofka xunwaxyaalo badan baa lagu kala gartaa Waxyaalaha gofka xumaanta u keeni kara way fara badan yihiin. Dadku ma jecla gofka ammaanada cuna ballankana ka bara. Waxaa kale oo la neceb Jahay xanta iyo beenta. Qofkii lagu barto waxyaalahaa aan soo sheegnay oo dhan dadku wuu ka fogaadaa 00 waa Ia iska ilaaliyaa, Qofka caynkaas ah siyaalaha looga agoonsado dadka waxaa hore noo tusaaleeyay Nabigeenna Muxamad, naxariis iyo nabadgelyo ilaahay korkiisa ha yeelee, 00 wuauu yiri saddex calaamo ayaa lagu agoonsadaa munaafaga, kuwaasoo ah: 1. Haddti uu balangaado wu ka baxaa; 2, Haddii uu hadlo been bux sheegaa; 3. Haddii la aaminana khiyaamo ayuu ku kacaa;, Waxaa kale 00 Nabigeennu,, naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ilaahay ha yeelee, daliil cad naga siiyay qofka aan la socon nalasha iyo xeerka ama is- afgaradka guud ee dadku ku sugan yahay, oo wuxwu yiri (Wada jirbaa laydin faray, maxaa yeelay waraabuhu wwecwu ariga ka cunaa rida gooni daaga ah). LAYLI: KA JAWAAB SU’AALAHAN. 1. Maxaa Nabigu (C.S.W) ku tilmaamay munaafaga? 2. Rida gar daaga ah maxay halis u tahay? 35) CASHARKA LIX IYO LABAATANAAD BADOWNIMO REER MAGAAL Waxaa la yiri: SHEEKO MURTI IYO MAADBA LEH. Nin da yar 00 ilbaxnimo magaalo wata ayaa beri Gu’barwaago ah miyi uu fasax tagay. Wxuu u tagey reer ay ehel yihiin 00 baadiyaha ku noolaa xo0lo tiro badan oo isugu jir Geel, Lo’ iyo Ariba dhagda. Maalmo yar markuu joogey ayaa maalin maalmaha ka mid ah loo xil saaray in uu ariga raaco. Wie arigii la socdaba waxaa la gaarey wagtiga gorraxdu aad u kululaato ee xooluhu harsadaan. Arigii baa geedo har-galay. Arigu wu isugu jirey ido iyo riyo, Ninkii wun arkay idihii 00 wada raamsanaaya iyo riyihii 00 intay ged 'weyn 00 hadh wanaagsan hooskiis ku aruureen orgi googani ku galaadaya, tas 00 ahayd amuur ku cusub inankan reer magaalka ah, Halkii ayuu arigii uga dhagaagay. Gurigii buu ku laabtay si we cunto iyo biyo u helo. Dadkii guriga joogey markey arkeen ninka ariga lagu hallaynayey 00 keligiis laafyoonaya, ayey intay naxeen mar kaliya wada yitaahdeen " War aaway arigii?". Markaasuu si gabow wiecuu ugu jawaabay "“Idihii way qayillayeen, Riyihiina orgigii baa shallaad iyo xaddiis kula dhex meeraysanayey, wayna wada mirgaansanaayeen" *- ~ LAYLI: 1 Faallo waxaad ka bixisaa sheekadani, adigoo ka waramaya badownimo reer magaal, iyo badownimo reer miyi? 2, Fasir ereyada kala ah: Gu’banwaago galaadayo hargal shallaad raamsanaayo googani 39 CASHARKA SADEX IYO LABAA TANAAD IIDAHA , Tidaha dhulkeena laga iido waxay u kala bavaan laba noce. Kuwa diiniga ah 0 kuwa kale. Kuwa diinta waxaa ka mida iidda soonfurka, tan carafada iyo Mawliidka 00 aynu ka soo hadalnay. Tidda soonfurku waa tan soongaadka ka danbaysa. Maalitaas in la soomoma bannaana, waxaana lola danleeyahay in muslinku nasto, is-arko, xarragoodo, dadka dhibaataysanna wax la taro. Tidda carrafadu waxay ku jirtaa bisha toban iyo labaad oo sannadka dayaxaadka,laga bilaabo maalinta tobnaad ila iyo maalinta laba iyo tobnaad. Bishaas waxaa la yiraahdaa bisha Xajka ama Carrafa. liddani tiddaha muslinka waa tan ugu weyn uguna dheer, Waxaa loo xajiyaa maka 00 ay ku taal "Kacbadii", waxaana kale 00 la soo siyaartaa Maddiina oo uu ku yaal gabrigii nabigeenna Muxamed, naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee, Tiddaha ummadda 00 waaweyn waa sadex; siday u kala fil weyn yihiin haddaan u kala hor marinnana waa: 1. Dabshidka 00 ah kowda sannadka soomaalida. 2. Lix yo labaatanka bisha Juun oo ah maalintii uw gobannimadiisa qaatay gobolka wagooyi ee jamuhuuriyadeena, 3. Kowda bisha Luuliyo 00 ah maalinta xoriyada gobolka koonfuureed, iyo israaca labada gobol. LAYLI: Ka jawaab su'aalahan. Ie Waa imisa iiddaha ummadda soomaalidu? 2 Tiddaha aan diniga ahayn tee baa ugu weyn 00 si gaar ah waddan dhan looga iiddaa? ny CASHARKA AFAR IYO LABAATANAAD MACALLINKA Saddexdii ka waaweeynaa goortii mid beere qode nogday, 00 mid geeda qore nogday midna birtume, ayaa Dirir 00 da’afaraaddii Bare ahaa, wwxun doortay inuw nogdo macallin. Dirir wun ahaa wiil wax garad ah 00 maskax furan. Wie aad u jeclaa waxbarashada. Wiouu qabay in gof walba dadnimadiisu ku xiran tahay inta agoontiisu le’egtahay. Wixuu macallin nimada u dooratay inuu dadka aan wax ‘goon baro. Buug walba waa akhrin jiray, qofwalba 00 wax yaqaanna waa la sheekaysan jiray. Dad wax barta waa u bogaadin jiray, wana jeclaa. Habeenkii wea mu dhafrijiray casharrada wu ardaydiisa bari stin doono. Maalin walba ardayda dugsiga wuw uga soo hor mari jiray. Dirir wuxun ahaa cod kar ardadana si wanaagsan buu wax u dhacsiin jiray, ayaguna way jeclaayeen. Wax weydiinta ardayda Dirir kama daali jirin. ardayga aan fahmo badan lahayn ama damiinka ahna ma nici jirin ee waa taageeri jiray, waana dhiiri galin jiray, Dirir ardaydiisa ma dili jirin ee waa waanin jirey. Dirirxoolaha iyo lacagta walaalihiis helaan ma helijirin. Macallin nimada ‘mushaar yar ayuu ku qaadan jirey. Markut wax agoon la’aanta ka digayo, wuxuhad iyo goor kumaahmaahi jirey "Ma waxaan wax ogeyn baynu wax la qaybsannaa mase badda ayaynu dhurnaa?", LAYLI: Ka jawaab sw’aalahan. J. Dirir muxuu macallin nimada w doortey? 2. Ardada aan fahmada lahayn Dirir sidee kula dhagnni jiray? j 37 CASHARKA SHAN IYO LABAATANAAD MAXAAD JECLAAN LAHAYD INAAD NOQOTID MARKAAD WEYNAATID? Arday waliba mar kasta wuxcuu niyadda ku haya weexuu nogon lahaa ama shagaduu gaban lahaa markuu weynaado, Macallinbaa ardeydiisa weydityay mid waliba wuxuu jecel yahay in ux nogdo markuu weynaado. Jawaabrii ugu homeysey waxaa sheegay Samatar 00 wuxuu yiri: " Anigu waxaan jecelahay inaan noqdo tagtar, sababtoo ah waddankeennu wuxuu aad iyo aad ugu baahan yahay tagtarro ka hor taga cudurrada halista ah 00 faraha badan. Waxaa istaagtay Batdan oo tirt: " Waan ka duwan yahay wiilkii hore, maxaa yeelay, waxaa ila wanaagsan inaan noqdo macallimad. Dadka horaumaray waxay ku gaareen heer kore tacliin iyo dadaal ay ka heleen aqoonta macallinka. Waddamada qaarkood dadkooda iinta badani wax qoraan, waxna ma akhriyaan. Taas waxaa looga nabad geli karaa inay helaan macallimiin waddani ah 00 u hura agoontooda abaal la’aan." Guuleed baa kuxigay 00 wuxuuyiri:" Marar badan baan anigu ku tashaday howsha aan u gaban doono waddankayga gota aan weynaado, waxayna talo tiga dhammaatay inaan nogdo askari, anigoo ula jeeda askarigu hadduusan jirin, nabadi ma jirteen. Dadka ninba ninkwu ka xoog weyn yahay buu xoola ka dhici lahaa, naftiisana halis galin lahaa. shisheeyuhu wu damei lahaa inuu gabsado dadka iyo datka aan lahayn askar daafacda.” Macallinkii ardaydii aad buu u ammaandy, Weuuna wu sheegay inay giddigoodba doorteen shoqooyin loo baahan yahay, ase doonayo in marka hore wax labartaa, kaddibna waddanka si daacad nimo ah loogu shaqeeyaa. LAYLI Ka jawaab su’aalahan. a) Samatar muxuw jeclaystay inue nogdo, maxaana u sabab ahaa? b) Ka waran waxay dooratay Beydan? c) Macallinkw muxut ardaydit ku Ae CASHARKA LIX IYO LABAATANAAD. BADOWNIMO REER MAGAAL Waxaa la yiri: SHEEKO MURTI IYO MAADBA LEH. Nin da’yar 00 ilbaxnimo magaalo wata ayaa beri Gu'banwaago ah miyi u fasax tagay. Wau u tagey reer ay ehel yihiin 00 baadiyaha ku noolaa xoolo tiro badan 00 isugu jir Geel, Lo’ iyo Ariba dhagda, Maalmo yar markuu joogey ayaa maalin maalmaha ka mid ah loo xil saaray in uu ariga raaco. Wuxuu arigii la socdaba waxaa la gaarey wagtiga gorraxdu aad u kululaato ee xooluhu harsadaan. Arigii baa geedo har-galay. Arigu wwxun isugu jirey ido iyo riyo. Ninkii wuxuu arkay idihii 00 wada raamsanaaya iyo riyihii 00 intay geed weyn oo hadh wanaagsan hooskiis ku aruureen orgi googani ku qalaadaya, taas 00 ahayd amuur ku cusub inankan reer magaalka ah. Halkii ayuu arigii uga dhagaagay. Gurigit bu ku laabtay si ux cunto iyo biyo u helo. Dadkii guriga joogey markey arkeen ninka ariga lagu hallaynayey oo keligiis laafyoonaya, ayey intay naxeen mar kaliya wada yiraahdeen " War aaway arigii?". Markaasuu si gabow wun ugu jawaabay “Idihii way qayillayeen, Riyihiina orgigii baa shallaad iyo xaddiis kula dhex meeraysanayey, wayna wada mirgaansanaayeen!” * — si LAYLI: 1. Faallo waxaad ka bixisaa sheekadani, adigoo ka waramaya badownimo reer magaal, iyo badownimo reer miyi? 2. Fasir ereyada kala ah: Gu'banwaago galaadayo hargal shallaad raamsanaayo googani

You might also like