You are on page 1of 23

2019 ‫مارس‬

‫ الصومال‬- ‫مركز الكتاب للبحوث والدراسات | بوصاصو‬

DHALINYARADA DADKA FURTA

(MAXAA KEENAY, MAXAASE LAGU XALLIN KARAA?)

SAALIM CABDIWAHAAB SAYID

0
Page |1

TUSMO

LM Cinwaanka Bogga
1 Ururin 2

2 Hordhac 3

3 Sooyaal taariikheed 5

4 Da’da dhalinyarada wax furata 7

5 Sababaha ku kallifay inay wax furtaan 9

6 Baaxadda dhibta ay gaystaan inta ay le’egtahay 11

7 Noocyada dhibaatooyinka ay gaystaan 12

8 Noocyada dadka wax furta 15

9 Xalku muxuu yahay? 17

10 Gabogabo 20

11 Tixraacyo 22
Page |2

URURIN

Qormadaan waxay ka hadlaysaa “dhalinyarada dadka furata, maxaa


keenay? Maxaase lagu xallin karaa?”, waxay diiradda ku saaraysaa
sababaha, baaxadda, saamaynta dhibaatadu keentay, iyo qaabka loo xallin
karo, waxaa loo adeegsaday qormadaan manhajka daraasadda xaaladda
(‫)منهج دراسة الحالة‬.

Qoraagu wuxuu cutubka 1aad uga hadlayaa halbeegyada uu cuskaday


iyo xogta dadkii buuxiyey foomkii su’aalaha ama (questionare-ka), sidoo
kale wuxuu iftiiminayaa sooyaalka taariikheed ee wax furashada.

Cutubka 2aad wuxuu qoraagu kaga hadlayaa xaaladaha iyo da’aadda


dhalinyarada dhibaatada ku haysa bulshada, sabaha ku kallifay inay wax
furtaan, noocyada iyo baaxdda dhibta ay gaystaan.

Intaas kaddib wuxuu qoraagu ku muujinayaa cutubka 3aad ee ugu


dambeeya aragtida dadka ee ku aaddan xalka dhibaatada, iyo
masuuliyadda cidda iska leh.

Ugu dambayn waxay daraasadaan muujinaysaa baahida loo qabo in


lagu xalliyo dhibaatada hababka ugu haboon iyadoo la tixgalinayo
baahiyaha dhalinyarada, iyo baahiyaha bulshada.
Page |3

CUTUBKA 1AAD loo yaqaanay barigii hore,


sababta nagu kaliftayna
HORDHAC
waxay ahayd xaafaddii
Ugu horreyn ilaahay baa mahad magaaladda oo loo kala
iska leh, mahad alle kaddib yaqaano magacyo kala
waxaan cilmi baadhistaan ku duwan iyo qaybsanaanta
salaynay baahida bulshadu u xaafadaha oo lagu kala
qabto xal u helidda dhibaatada ay duwan yahay sidaa
ku hayaan dhalinyarada wax daraadeed waxaan kusoo
furta magaalada Boosaaso, koobanay labada
hadaba waxaan qodobbada soo xaafadood ee caanka ahaa
socda ku soo koobaynaa oo kala ah:
habraaca aan wax ku salaynay ➢ BAALADE- dhanka
iyo warbixinta xog ururintii aan galbeed laamiga wayn
samaynay: ➢ IYO BIYOKULULE-
dhanka bari laamiga wayn
1. Cilmi baadhistaan waxaan
ka samaynay magaalada Laamida wayn ee magaaladda
Boosaaso oo kaliya, waxii kaxiga dhinaca bari
waxaana ku salaynay waxaan ku magacaabay
labadii xaafadood ee biyokulule, waxii kaxiga xaga
asalka ahaa ee magaalada

LABADA XAAFADOOD EE AAN UKALA QAYBINAY MAGAALADA


BOSASO
60% 56%

50% 44%
40%
30%
20%
10%
0%
BIYOKULULE BAALADE
Page |4

galbeedna waxaan ku iyada oo aanaan waxba


magacaabay baalade. sharaxaada usamayn
Ayaan idin lawadaagnay.
Cilmi baadhista waxaan
3. Dadka aan su’aalaha
kusalaynay oo kaliya goobaha
uqaybinay waxay isugu
waxbarashada ee magaalada
jireen ardayda dugsiyada
bosaso gaar ahaan dugsiyada
sare, ardayda macaahida
sare, macaahida iyo jaamacadaha
iyo ardayda jaamacadaha,
qayb kamid ah,
macalimiinta intaas
2. Qaabka aan isticmaalnay qaybood ee aan soo
waxa uu ahaa waxaan sheegnay iyo maamulada
qaybinay sidookale.
su’aalo(questionaire) iyo 4. Nooca (Jinsiga) bulshada
su’aalo toos ah (interview) aan su’aalaha waydiinay
oo aan waydiinay dadka waxay kala ahaayeen lab
NOOCA(JINSIGA) BULSHADA SU,AALAHA AAN WAYDIIYAY
80%

70%

60%

50%

40%

30%

20%

10%

0%
LAB DHEDIG

aan ku tuhmaynay cilmi iyo dhedig oo ah dadkii aan


inay uleeyihiin xogna kubooqanay goobaha
kahayaan dhibaatada, waxbarashada waxayna
jawaabihii kasoobaxayna
Page |5

ukala badnaayeen sida SOOYAALKA TAARIIKHEED


hoos idiinka muuqata: EE DHALINYARADA WAX
FURATA

Ugu damabayn bulshada aan Dhalinyarada wax furata ee


lakulanay ee aan waydiinay aadka loo cabanayo sanadadii
su’aalaha waxay u dhaxaysay ugu dambeeyay magaalooyinka
da’doodu 15jir ilaa 60 jir waana wadanka kuwooda waawayn
da,da waxbarashada kujirtay ama taariikh ahaan kuma cusba
hadhigaan ama ha dhigtaane. soomaaliya, markaan wax
kawaydiinay dad taariikh ahaan
aan ku tuhunay xog ogaal u
yihiin waxay noogu jawaabeen
sidaan hoos ku cad:

• Dhalinyarada wax furata


waxay bilowdeen
sanadadii ugu dambeeyay
ee dowladii milatariga
ahayd ee uu hogaanka
uhayay siyaad barre
aakhirkii sideetamaadkii
waxayna ku bilowdeen
qaab ah inay dadka furtaan,
laayaan, kufsadaan(1),
waxayna kabilowdeen
degmada wadajir waxaana
magic ahaan la odhan jiray
FAY CALI (faadumo
cali)oo ah islaa dubi jirtay

(1)
Prof. Cabdirisaaq Axmed Xuseen, oo ah
aqoonyahan ku xeeldheer sooyaalka soomaalida
iyo waayohooda.
Page |6

muufada oo dhalinyaradu
agteeda ku cawayn jireen,
waxayna ka koobnaayeen
rag iyo dumarba, waxaa ay
baaba,een ama ay
dhamaadeen markii
dowladii dhacday, arinta
ugu muhiimsan waxay
tahay markii la waayay
dowladii dhalinyaradiina
waa la waayay waxay ku
dhisnaayeen barwaaqada
markii barwaaqadii
nadaamkii dhamaaday
iyagiina waa lawaayay(2).

• Marlabaad ayay soo rogaal


celiyeen iyagoo bilow day
sanadii bilowgii labadii
kun waxayna ku bilowdeen
dhalinyaro xaafad xaafad
isu abaabulay kadib iyagu
islaayay ugu dambayn
bilaabay inay bulshadii
usoo jeedsadaan ilaa manta
ay gaadhay inay guryaha
dadka ku dhex baadhaan (3).

(2) (3)
Maxamed Xuseen Guudle, oo ah aqoonyahan Cabdikaafi Axmed Jaamac iyo Siciid Axmed Cali
khibrad u leh arrimaha bulshada. Maax oo ah aqoonyahan xog ogaal u ah
soomaalida iyo dhaqankooda.
Page |7

CUTUBKA 2AAD: Sida kamuuqata jaantus kore


dadka wax furta oo dhibta umada
DA,DA DHALINYARADA
ku haya waxay ukala qayb san
WAX FURATA
yihiin sadex qaybood marka laga
Markii aan dhexmaraynay fiiriyo xaga da’da.
magaalado bosaso si aan cilmi
1. Qaybta koowaad 89%
baadhis ugu samayno dhibaatada
dadka wax furta waxay
kataagan ee kusaabsan dadka
da’doodu udhaxaysaa 15
wax furta ee dhibta wayn kuhaya,
jir ilaa 25 jir taas oo aan ka
waxaana dadka way diinaynay
dheehankarno inay ubadan
waxa kamid ahaa da’ada dadka
yihiin dadka wax furta
wax furta, su’aashuna waxay
ardayda dhigata dugsiyada
udhignayd sidaan waa imisa jir
sare ama macaahida iyo
dadka wax furta?
jaamacadaha dhigata,
Badanka dadka aan way diinay waana boqolayda ugu
su’aasha waxay noogu badan ee dadku isku
jawaabeen sida hoos ku cad oo ah raaceen inay da’daas yihiin
boqoley aan kusoo uruurinay dadka wax furta, waana
jawaabihii dadku ku jawaabeen. dadka wali lanool
waalidiintooda oo aan wali
DA’DA DADKA WAX noqon reer kabax san
FURTA SIDA waalidkood ama aan wali
guursan. Arinta muhiimka
15-25 26- 36- 46 JIR- ah waxay tahay dadka wax
JIR 35 45 ……… furta ma ahan dadka
JIR JIR soomaalidu utaqaan
dibjiriin.
2. Qaybta labaad 9% dadka
89% 9% 2% 0% wax furtaa waxay
da’doodu udhaxaysaa 26
jir ilaa 35 taas oo aan ka
dheehan karno in dadka
Page |8

wax furtaa inay yihiin jawaabaha dadku waxay


da,daas aan kor kuxusnay qabaan in dadkaas yihiin
taas oo dadka aan dad iyaguna nolosha
waydiinay kujawaabayaan kadhacay ama dib jir, waxa
inay yihiin dad ka dhacay kale ee dadku ku
nolosha ama aan jawaabayaan in dadka wax
kutiirsanayn cidna waana furtaa ee da,da wayn inay
dadka soomaalidu utaqaan yihiin dadka tuugtada ee
dibjir. guryaha usoo dhaca oo
3. Qaybta sadexaad 2% isku dhex qarinaya
dadka wax furta da’doodu caruurta wax furata
waxay udhaxaysaa 36 jir
ilaa 45 jir waana boqoley 4. Qaybta ugu dambaysa oo
yar laakiin marka lafiiriyo dadka kawayn 45 kuma
da,da ay joogaan waa jiraan dadka wax furta.
boqoley kubadan iyagoo
da,daas ah inay wax
furtaan, dhinaca kale

DA,DA DADKA WAX FURTA


100%
90%
80%
70%
60%
50%
40%
30%
20%
10%
0%
15 JIR- 25 JIR 26JIR-35JIR 36JIR-45JIR

Series 1
Page |9

Ugu damabayn waxaa sifiican u SABABAHA KU KALIFAY


faahfaahinaya sida ay ukala INAY WAX FURTAAN
badan yihiin garaafka hoos
kamuuqda.
Sababaha ku kalifay dadka
wax furta way kala duwan tahay
waxaana ukala qaadaynaa
qaybahaan soosocda

Sababaha ku kaliftay dadka


wax furta iyo boqoleyda sida ay ku
jawaabeen bulshadu
SHAQO ANSHAX
BAAHI
LA’AAN XUMO

41% 49%
10%

Sida kaaga muuqata shaxda


boqoleyda ah dadka wax furta
waxay ukala qayb sanyihiin
sadexqaybood oo kala ah:
1. Qaybta koobaad oo
ah qaybta ubadan 49% dadka
wax furta waxaa ku kalifay
anshax xumo ama edabdaro, taas
oo macnaheedu yahay majirto
sabab ku kaliftay inay wax furtaa
oo aan ka ahayn anshax xumo,
marka lafiiriyo boqoleyda waxaa
ubadan inay dadku qabaan
fikirka ah dadka waxaa u geeya
inay wax furtaa anshax xumo.
P a g e | 10

2. Qaybta labaad waa wakhtiga ardayga wax labarayo


41% dadka wax furta waxaa ku oo aad u kooban iyo inaysan jirin
kalifay shaqo la’aan, hadii ay heli firfircooni lagu abuuro ardayda
lahaayeen shaqo way kamaarmi oo loosameeyo nashaadhaadh)
lahaayeen inay wax furtaan masuurta gasheen inay helaan
dhibkuna waa kayaraan lahaa wakhtibadan oo ay kaga fakaraan
heerka uu manta joogo. dhibaatada bulshada.
Inay wax furtaaan 3. Qaybta sadexaad
waxyaabaha ugu muhiimsan ee (10% baahi) jawaabayaashu
ku kalifay waxa ugu muhiimsan: waxay isku raaceen dadka wax
➢ Shaqo la’aan furta inay ugaysay baahi taas oo
➢ Mashquulin la’aan aan ka eegayno dhawr dhinac:
oo laga rabay sadex dhinac sida o Xaga dhalin yarada
waalidiinta, dugsiyada iyo oo bartay balwad badlwaduna
dowlada oo laga rabay inay waxay ubaahantahay lacag
jihayso dhalin yarada. iyaddoo dhalin yaradu ubadan

SABABAHA KU KALIFAY DADKA WAX FURTA

10%

49%
41%

ANSHAX XUMO SHAQOLA,AAN BAAHI

➢ Waxaa kale oo tahay shaqo la’aan waxay ku


kamid ah tayada wax barashada kalafitay inay wax furtaan si ay u
oo hoosaysa, hadii ay heli helaan balwadooda.
lahayeen dhalinyaradu o Nolosha casriga eek
waxbarasho adag (sida xeerarka u dhisan teknoolojiyada oo ku
dugsiyada oo aan shaqaynayn, dhisan lacag sababta oo ah dhalin
P a g e | 11

yaradu waxay ubaahan yihiin BAAXADA DHIBTA AY


mobile casri ah iyo inay GAYSTAAN INTA AY
isticmaalaan khadka interneetka LE’EGTAHAY
labadaas oo u baahan lacag
Dhibaatooyinka ay gaystaan
waana sababta ku kalifaysa inay
wayna noocyo badan baaxada
baadhaan ama waxfurtaan.
dhibta ay gaystaana way badana
o Waxaa kale oo jira
tahay sida ka muuqata hoos:
dad ay u gaynayso baahi si ay
uhelaan nolol. Jawaabaha ay ay dadku
Ugu damabayn marka bixinayeen marka ay cabirayeen
lafiiriyo boqolayda baahidu waa dhibaatada baaxadeeda waxaa
tan ugu yar marka loo fiiriyo laba kamid ahaa
kale.
1. Dadka qayb ayaa ku
Gabogabada markaan jawaabaysay in dhibaatadu
fiirinayno sababha ku kalifa dada ay yartahay oo aanay
wax furta waxaan waynayn waxayna
kumuujinaynaa garaafka hoos lahaayeen sidaan (10%-
kamuuqda: 30%) waxay qabaan in
dhibaatadu ay tahay ay
tahay 20% taas oo
kadhigan in dhibtu aaanay
waynayn.

BAAXADA DHIBAATADU LE,EGTAHAY

41 41

18
0 0 0

10%-30% 40%-60% 70%-100%

BAAXADA DHIBAATADA BAAXADA DHIBAATADA2


P a g e | 12

2. Dadka qaar ayaa qaba NOOCYADA


iyaguna in dhibaatadu ay DHIBAATOOYINKA AY
badan tahay waxayna lee GAYSTAAN
yihiin waxay gaadhaysaa
Dhibaatooyinka ay gaystaan way
60% taas oo macanaheedu
badan yihiin laakiin waxaan
yahay dhibta aad ayay
kusoo koob nay sadex nooc oo
ubadan marka lafiiriyo
kala duwan oo markaan bulshada
fikirka ah ama boqolayda
waraysanay ay jawaabahoodu
qabta qabta in dhibtu
ubadnaayeen waxayna kala
badantahay.
yihiin sidaan hoos ku cad:
Arinta ugu muhiim san waxay
tahay xaafadaha magaaladu NOOCAYADA DHIBTA AY
way kukala duwan yihiin GAYSTAAN
xaafado ayaa qab in dhibtu
aanay badnayn, meesha DHAC DHAAWAC KUFSI
xaafada kalana qabaan IYO IYO DIL
inaanay dhibtu badnay, taas BOOB
oo laga fahmayo xaafadana
dhibtu way kubadan tahay 46% 13% 41%
xaafadana furashadu way
yartahay hoos waxaa kaaga
muuqda garaaf sheegaya Sida ka muuqata shaxda kore
dhibtaadu baaxada ay noocyada dhibaatooyin ee ay
leedahay: gaystaan waxaa kamid ah

1. Dhibta xaga maalka oo ah


inay dadka dhacaan ama ay
boobaan taas oo ay
sameeyaan dhalin yarada
yar yar khaasanatan,
waxyaabaha ugu badan ee
ay boobaan waxaa kamid
P a g e | 13

ah moobilada oo laga dafo ama u dhaawacyaan waxa


haweenka dadka culus sida weeye inay ka helaan
odayaasha ama dadka ay waxyaabaha ay karabaan
isleeyihiin ma ordi karaan, sida, lacag, moobeel,
waxa kale oo ay saacadaha ,dahab iyo
sameeyaan inay habeenkii waxyaabaha lamidka ah ee
ama maalintii marka ay gadan karaan ama ay
shanqadhu yaraato ama rabaan inay iyaga laftoodu
laseexdo duhurkii inay isticmaalaan, dhalinyaro
furtaan iyaga isticmaalaya qof ilaahay sharafay
tooreeyo ama hubkale udilaysa wax yaabahaa
waana boqolayda ugu yaryar inay helaan waxay
badan ee dadku ku saamayn wayn kuleedahay
jawabeen oo ah inay horumarka bulshada
maalka bulshada furtaan. sababta oo ah bari
dhalinayaradaas ayaa
46% dadku waxay qabaan
looga faddhiyaa inay
dhibaatada ugu badan ee
noqdaan hogaanka
bulshada ay ku hayaan waa
umadaaan seebuu u noqon
maalkooda inay kadhacaan
hogaanka bari haduu kusoo
ama ay kaboobaan ama ay
bar baaray dhac iyo boob
kafurtaan.
maalka umada ah ama
2. 41% bulshadu waxay dhaawac iyo dil nafeed?
aamin sanyihiin Waxaa aad u adag in
dhalinayarada dhibataada bulshadaas in ay hormarto
ku haysa magaalada inay hadii dhalinayaradaas aan
gaystaan dhaawacyo iyo laga qaban.
dilal sababaha way kala 3. 13% bulshada aan
duwanaan karaan ay u su’aalaha way diinay
dhaawacayaan ama ay waxay kujawaabeen kufsi
udilayaan laakiiin sababta ayay sameeyaan
ugu wayn ee ay udilayaan dhalinaradu runtii marka
P a g e | 14

lafiiriyo boqolayda ma Ugu dambayn dhibaatada


ahan boqoley badan waa ay muuqataa baaxadeedu
dhinaca kale marka laga waa la arkaa sida bulshadu qabto
fiiriyo waa boqoley badan 41% inay dadku kujawabaan
sababta oo ah 100kii qof ee waxay gaystaan dil iyo dhaawac
su’aashaa ka jaawaabayba (tusaale 100 kii qof ee su’aashaas
13 qof oo kamid ayaa lawaydiiyay 41 qof oo kamid ah
waxay ku jawaabeen waxay
kujawaabay waxay
gaystaan dhaawac iyo dil) waa
gaystaan kufsi, inay tiradda
dhibaato aad u wayn, oo ubaahan
intaaa le’eg kujawaabto
in la fahmo inta shimbirta baalka
kufsi waa dhibaato aad lahayo hadii ay kafakato gacanta
uwayn. waxaa suurta gal ah inaan dib loo
arkin ama ay adkaato xalku.
Waxaa sifaahfaahsan
idiinku tusi garaafkaan sida
ay ukala badan yihiin
jawaabaha bulshadu
soojeediyeen:

NOOCYADA DHIBAATOOYINKA AY GAYSTAAN


60
46
41
40

20 13

0
DHAC IYO BOOB DHAAWAC IYO DIL KUFSI

NOOCYADA DHIBAATOOYINKA AY GAYSTAAN


P a g e | 15

NOOCYADA DADKA WAX ▪ 52% oo ah tirade


FURTA ugu badan ee dhibta ku haysa
umada waa arday.
▪ In tirada heerkaas
Dadka wax furta way noocyo ah ay noqdaan ubaxii umada waa
badan yihiin laakiin waxaan dhibaatoaad uwayn
kasoo qaadanaynaa sadex ▪ Jiilkii soo
qaybood oo aanu kusoo kacayay ee umadaan lagu
qaadanay cilmibaadhistanadaan aaminaa lahaa mustaqbalka
aan wadnay waxayna kala yihiin soosocda inay ku barbaaraan
sidaan hoos ku qoran: inay dhacaan, oo laayaan umadan
NOOCYADA DADKA WAX waa nasiib daro kale.
FURTA IYO II.ASKAR waa tirada labaad ee
BOQOLEYDOODA sooraacda ardayda waana 44%
waana tiro aadd ubadan marka
laga eego dhawr dhinac:
ARDAY- ❖ Askartu waa
52%
dadkii loogu tala galay inay
amniga sugaan haday iyagii
kashaqeeyaan inay baadhaan oo
ASKAR
dhaawacaan oo laayaan yaa
44%
sugaya aminiga umada, hadii
biyuhu haraadaan yaa haraadka
umada kabixin waa yaab!
GABDHO
4% ❖ Askartu waa
astaanta nabada hadii ay nabadii
noqoto colaad xagee loo raadin
nabad
I.ARDAYDA oo ah tirada ugu ❖ Askartu inay
badan oo dadka furta waxayna noqdaan tirada labaad ee ugu
gaadhaysa 52% waa tiro aad badan ee dhibta umada ku haysa.
ubadan marka laga fiiriyo laba III.GABDHO waa tiro aad uyar
dhinac waana boqolay 4% oo ah tiro yar
laakiin marka loo eego nooca
P a g e | 16

dadka dhibta ku haya waa tiro


badan, jawaabaha ay bixiyeen
bulshadu markaan way diinay
waxaa kamid ahaa inay:
Gabdhuhu
saamayn kuleeyihiin dadka wax
furta marka laga eego inay way
diiyaan wiilasha dhaqaale ama
mobile inay ugadaan taas oo ku
kalifta wiilasha inay wax furtaan
markay gabdhihii way diiyaan
lacag ama wax lamid ah
Waxaa Iyana
jawaabuhu u dhacayaan sidaan
inay gabdhuhu sooracaan
wiilasha iyaga oo qof uu is
dhahayo war waaba gabdho oo
dhibi majirto kadibna wiilashu
saas ku baadhanayaan qofkiina
saas ku kadsoomayo.
P a g e | 17

CUTUBKA 3AAD: o DHAMAYSTIRKA AGABKA


XALKA MUXUU YAHAY? CIIDANKA tusaale ahaan in loo
dhamaystiro tababarada iyo
qalabka oo isticmaalo sugida
Xalka waxaan waydiinay amaanka shacabka.
bulshadii aan su’aalaaha o JOOGTAYNTA
waydiinaynay waxay MUSHAHARKA CIIDANKA
kujawaabeen fikraddo aad ukala waxaa kale oo iyaduna meesha
duwan oo midho dhal ah kujirtay in mushaharka ciidan
anfcayana bulshada waxayna aan laga kala goynin loona
udhcayeen jawaabuhu sidaan kordhiyo.
hoos kucad: o DAMAANADA waxaa kamid
ah oo in lajoojiyo
1. AMNI SUGID bulshadu waxay dambiilayaashan laga daba
ku jawaabayeen markay tagayo oo lasoo damiinanayo
kajawaabayeen aminaga hala tusaale qofkii wax furtay ayaa
sugo, amniga hala adkeeyo iyo isaga oo la ogyahay ay daba
odhaahyo kale kuwaas lamid ah ordayaan dad mansab leh oo
waxayna kutalinayeen dhahaaya ama anaa damiin ah
siyaabahaas soosocda: ama dambiile ma ahan iyo wax
o ISKU TASHI DADWAYNAHA yaabo kale oo lamid ah, waan
IYO DOWLADA taas ay dambiiluhu dhadhamiyaa
kadhalanayso in hal meel looga dambiga uu galay ciqaabtiisa.
soowada jeedsado dhabaatada o XABSIYO KABAXSAN
nooc kasta oo tahay MAGAALOOYINKA waa in la
o BOOLIS GAAR U AH waxaa sameeyo xabsiyo kabaxsan
kale oo talada kujirtay in loo magaalooyinka oo lagu xidhaayo
sameeyo boolis gaar u ah oo caruurta tuugta ah iyo waxii kale
kashaqeeya hawlaha furashada ee amni xumo ku ah bulshada.
iyo waxii kale oo lamid ah. o ASKAR KUTIIRSAN
o ANSHAXA ASKARTA IN XAAFADAHA AMA GAAR U
LAWANAAJIYO waxaa kale oo AH SUGIDA AMNIGA
kamid ah talooyinka in anshaxa XAAFADAHA waxaa laga
askarta lawanaajiyo. waddaa in la sameeyo askar gaar
P a g e | 18

ah oo xaafad kasta amnigeeda kaaftoomi karaan tuugnimada,


sugta mushahar koodana laga baadhashada boodka iyo
qaado xaafada ay amnigooda garaafatnta bulshada, sidoo kale
sugayaan. waxaa ay jawaabuhu udhacayeen
o LAALUUSHKA OO in la mashquuliyo dalinyarada
LAJOOJYO dhamaan bulshadu sida in loo sameeyo cayaaro
waa inay joojiyaan laaluushka noocyo kala duwan ah
waadhibta ugu way nee umada
haysata, kan qaadanaya, kan 3. XABSI bulshada qaybteed
lasiinayo iyo ku kaalmaynaya waxay xalka ka dhigeen in
inuu qaato laaluush intuba waa xabsiyo lagaliyo sida:
inay joojiyaan, tusaale tuug ayaa
lasoo qabtay waalidkii dhalay In xabsi dheer loojaro tusaale
waxa uu bixinayaa laaluush dhawr sano oo kale
askarigiina waxa uu qaadanayaa
laaluush xataa haday maxkamad In xabsiyo kabaxsan
gaadho laaluush wuu soconayaa, magaalooyinka lagu xidho.
dhibtaa hadii ladaayo bulshadu
3. WACYI GALIN in la sameeyo
waxay ka bogsoon dhibaatooyin
wacyigalin dhinacyo badan laga
badan.
o GUDIYO XAAFADEED waa in samaynayo sida:
lasameeyo gudiyo xaafadeed oo ❖ In masaajidda laga wacyi galiyo
lashaqeeya dowlada. oo culimadu kacaan baraarujin
o SIRDOONKA WAA INLA guudna lasameeyo oo loo
XOOJIYAA waan laxoojiyaa sharaxo shareecada islaamku
ama ladhisaa hadaanay jirin meesha ay kataagantahay
sirdoon dharcad oo loo arimaha tuuganimada iyo dilka
dhamaystiraa qalabka iyo agab umada loogaysanayo.
ay ubaahanyihiin. ❖ In baraarujin sameeyaan
goobaha wax barashada oo ah
2. SHAQO ABUUR iyo goobaha ugu saamaynta badan
MASHQUULIN in loo sameeyo bulshada sababta oo iyaga ayay
dhalinyarada waan arinta kaliya wax kabartaan dhalinyaradu.
ee ugu muhiimsan oo ay kaga
P a g e | 19

❖ In dowladu kaalinteeda SHAREECADA ISLAAMKA


kaciyaarto oo siiguud iyo IN LAGU XUKUMO
sigaaraba uga wacyigaliso
idaacadaha tlefishinada websites bulshada jawaabahooda waxaa
yada iyo goobaha bulshadu ku kamid ahaa in dhalinayarada lagu
kulmaanba. xukumo shareecada islaamka oo
❖ In waalidiintu dib u eegis qofkasta oo falalkaas gala lagu
kusameeyaan awlaadooda oo xukumo shareecada islaamka.
dhaqanka wanaagsan baraan,
caruurtoodana ay kawarqabaan
habeen iyo maalinba.
XALKU WAXA UU KALA BADAN YAHAY MARKA LA EEGO
JAWAABAHA BULSHADA

AMNI SUGID
9%
SHAQO ABUUR
13%
35%
WACYI GALIN

16%
XABSI

27% XUKUMID SHAREECADA


ISLAAMKA

Ugu dambayn waxaan rabaa


inaan in kumiijiyo jaantus sida
xalalka bulshadu ukala
badnaayeen markay ka
haddlayeen maxuu noqon karaa
xalku fiiri garaafka hoose.
P a g e | 20

GABOGABO

Ilaahay baa mahad iska leh oo nagu kaalmeeyey inaan qormadaan usoo
gudbinno bulshada, waxaan ka baryeynaa inuu shaqo wajigiisa loo
qabtay ka dhigo, ajarkeedana na siiyo.

Intaas kaddib waxaan kusoo gabogabaynayaa qormadaan inaan soo


bandhigno natiijooyinkii kasoo baxay iyo talooyinka aan siinayno
dhamaan qaybaha bulshada.

➢ Natiijooyinka:
1. Waxaan xog ururinta ku samaynay ardayda iskoollada xaafadaha
baalade iyo biyo kulule, iyo jaamacadaha qayb kamid ah.
2. Dhalinyarada dadka furata waxay bilowdeen sanadihii u
dambeeyey ee dowladdii millatariga ahayd.
3. Waxay dhalinyarada dadka wax furta u dhaxeeyaan 15-25 jir sida
xog ururintu muujisay.
4. Sababaha ku kallifay dadka wax furta inay dadka furtaan waxay u
badan yihiin anshax xumo iyo shaqo la’aan.
5. Baaxadda dhibka ay gaystaan aad ayey u badan tahay waxayna
celcelis ahaan u dhaxaysaa 50-80%.
6. Noocyada dhibaatooyinka ay gaystaan dhalinyaradu waxay u
badan yihiin dhac iyo boob, waxaana kusoo xiga kufsi.
7. Noocyada dadka wax furta waxay u badan yihiin arday, iyo askar.
P a g e | 21

8. Aragtida dadweynaha ee xalku wuxuu u badan yahay in amniga la


sugo, shaqo abuurna loo sameeyo dhalinyarada.

➢ Talooyinka:
1. In la sameeyo daraasado qoto dheer oo si ballaaran u taxliiliya
dhalinyarada, iyo mushkiladohooda.
2. In wacyigalin ballaaran loo sameeyo dhalinyarada si loo kobciyo
qiyamka bulshada loona toosiyo akhlaaqda dhalinyarada.
3. In wax laga qabto amni ahaan dhibaatooyinka bulshada haysta.
P a g e | 22

TIXRAACYO

1- Prof. Cabdirisaaq Axmed Xuseen, oo ah aqoonyahan ku xeeldheer


sooyaalka soomaalida iyo waayohooda.
2- Maxamed Xuseen Guudle, oo ah aqoonyahan khibrad u leh
arrimaha bulshada.
3- Cabdikaafi Axmed Jaamac oo ah aqoonyahan xog ogaal u ah
soomaalida iyo dhaqankooda.
4- Siciid Axmed Cali Maax oo ah aqoonyahan xog ogaal u ah
soomaalida iyo dhaqankooda.

You might also like