You are on page 1of 2

Proper Brushing (Habka isticmaalka buraashka ilkaha)

English

1. Place bristles along gumline at a 45°


2. Brush the outer and inner surfaces using a vibrating rolling motion starting from the gum
line towards chewing surfaces.
3. Tilt the brush vertically behind the front teeth.
4. Place the brush against the biting surface. Use gentle back and forth scrubbing motion

Somali

1. Ku aadi afka buraashka adiga oo kasoo bilaabaya ciridka mesha uu ka bilawdo 45°.
2. Ku buraash buraashka sagxadaha banaanka iyo gudaha ciridka adiga oo buraashka ku
wareejinaayo laga bilaabo ciridka Meesha uu ka bilowdo ilaa Meesha wax lagu calaaliyo.
3. Ku toosi buraashka si toosan ama taagan ilkaha hore gadaashood.
4. Ku aadi buraashka sagxada wax lagu calaaliyo adiga oo ku xoqaya buraashka una celcelinaya
hore iyo gadaal si wareeg ah.

Proper Flossing (Habka Isticmaalka Dunta Ilkaha lagu nadiifiyo ee loo yaqaano FLOSS)

English

1. Pinch floss between thumbs and index fingers, leaving 2 in between. Use thumbs to direct
floss between upper teeth.
2. Use index fingers to guide the floss between contacts of the lower teeth.
3. Make ‘U’ shape of the floss around the teeth and move it towards down
4. Make ‘U’ shape of the floss around the teeth and move it up.

Somali

1. Gali dunta suulka iyo farta afaraad (Maruubiso) dhexdooda, adiga oo galinaayo labadooda
dhexdooda. Isticmaal suulka si aad ugu hagto dunta ama xariga ilkaha sare dhexdooda.
2. Isticmaal farta afaraad (Maruubiso) si aad ugu aadiso daldaloolada ilkaha hoose dhexdooda
ah.
3. Ku dhaqaaji dunta ama xariga xaga hoose ee ilkaha dhexdooda adiga oo dunta u ekeysiinaya
sida xarafka ‘U’.
4. Ku dhaqaaji dunta ama xariga xaga sare ee ilkaha dhexdooda adiga oo dunta u ekeysiinaya
sida xarafka ‘U’.

You might also like