You are on page 1of 1

WAKAALADA DARAASAADKA, SRS STUDY, DESIGN & SUPERVISION

NAQSHADAYNTA & DABAGALKA WORKS ENTERPRISE


EE DDS

Summad_IDOMVWSP lot 3(04)/2021_


Ref.No/ቁጥር
Taariikh _18/4/2021______________
Date/ቀን
Ku: Ugaas Sahal General Construction Company

Jigjiga

Og
 Waaxda dabagal mashaariicaha ee WDND DDS/SDSWE
 Engineerada Xaf.Hor biyaha DDS

tixraac: - construction of Idishala Dhadhabane-Obosha Water Supply Project Lot-3

Ujeedo: - keenid fittings

Iyada oo latixraacayo codsiga ugaas sahal general construction company ee ku,aadanaa fittingska
looga baahanyahay lotka aay gacanta kuhayso shirkada magaceeda kor kuxusanyahay ayaa
waxaan halkaan idinkuugu soo gudbineynaa fittingyada loo baahanyahay iyada oo lafilayo in
qaar kamid ahi laga heli karo bakhaarkiina sida TEE 225*200*225 maadaamaa aay kamid ahayd
fittingyadii horay lasoo iibiyay lacagteeduna labixiyey islamarkaana aysan jirin meel lageliyey ilaa
iyo wakhti xaadirkaan ayaa waxaa laidinla socodsiinayaa inaad keentaan fittingyada lifaaqa kucad
goobaha looga baahanyahy, hadii aay soo iibintahayna soo iibisaan.

Waxaa kale oo laidinkula talinayaa inaad tixgelin siisaan talo bixinta kuxusan qeybta faalada ee
lifaaqa si loo tix geliyo tuubada loo haayo goobaha kala ah fayan chapsa iyo cobasha.

Wada shaqayn wacan

+251 25 775 2161 / 2422 Email: srs.sdswe@gmail.comP.O.Box: 542 Jijiga, Ethiopia

You might also like