You are on page 1of 69

Kun Erey oo English ah

CabdulWaaxid Axmed Cali


1
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah
Nolosha maalinlaha ah la adeegsado

CabdulWaaxid Axmed Cali


“Barashada afafka shisheeye waa waajib, in
wax lagu barto afafka shisheeyena waa
gaboodfal ilbaxnimo iyo dadnimo”
-Axmed ibnu nucmaan
Arar
Afka English-ka ayaa ah mid aad ugu fidaya
uunka, iyada oo ay jiraan dad aad u tiro badan oo
kamid ah bulsho weynta soomaaliyeed kuwaas oo
danaynaya barashada afkaan si ay ula jaan qaadaan
horumarka dhaqaale iyo bulsho ee ka jira uunka,
sidoo kale ay garasho fiican uga helaan aqoonta
tirada badan ee ku qoran afka englishka.
Hadaba waxaa mahad dhammaanteed iska leh
EEBBE weyne oo ii fududeeyey iina oggolaadey in
aan dadaal badan ka dib diyaariyo buuggan oo aan
isugu soo ururiyey 1000 erey oo english ah kuwaas
oo ah kuwa la adeegsado nolosha maalinlaha ah iyo
ereyada la ujeedka ah ama ugu ujeed dhow ee afka
soomaaliga ah, waxaanna filayaa in uu ka dheefsado
qofkii danaynaya barashada afka English-ka ah.
Si gaar ah :
Waxaan filayaa in ay ka dheefsadaan ardayda iyo
barayaashuba.
Kun Erey oo English ah

English Af-soomaali
able awoodid / karid
about ku-saabsan / ku-dhawaad
above kor
accept oggolaansho / aqbalid
accident shill
account akoon
act fal
add ku-darid
address ciwaan
advise talo siin
affair arrin
affect saameeyaa
afraid baqdin
after ka-dib
again mar kale

5
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

against kasoo horjeeda / lid


age da`
ago xilli ka hor
agree ku-raacid / oggolaansho
air layr / hawo
all dhammaan
allow oggolaansho
also sidoo kale
always mar walba
among ka mid ah / ku dhex jira
amount tiro
analysis falanqayn
and iyo
anger caro
animal bahal / xayawaan
announce dhawaaq / baahin

6
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

answer warcelin / jawaab


any mid walba
appear muuqasho
apple tufaax
apply adeegsi / dabbaqid
approach soo dhowaanaya
appropriate ku haboon
april bisha 4aad / abriil
area goob
argue dood
argument gorfayn / dood
arm dhudhun / gacan
army ciidan
arrange habaynb
arrive soo gaarid
art farshaxan

7
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

artist farshaxamiiste
as sida
ask weydiin
aspect dhinac
association urur
assume u qaadasho
attempt isku day
attitude dabeecadd
authority maamulka
available la heli karo
avoid ka fogaansho / ka badbaadid
aware ka digtoonaan
baby ilmo yar
back dhabar
bad xun
bag boorso

8
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

ball kubad
banana moos
bank bangi
base saldhig / asaas
basic asaasi
bathroom suuli / musqul
be ahaansho
bear adkeysi
beat garaacid
beauty qurux
become noqosho
bed rarrab / sariir
before ka-hor
begin bilow
behavior dhaqan
behind gadaal

9
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

believe rumeyn
belong ka tirsan / kasoo jeeda
benefit dheef
best ugu wanaagsan
better wanaagsan
between u dhexeeya
big weyn
bill biil
billion bilyan
bird shimbir
black madow
blood dhiig
blue buluug
board guddi
boat doon
body jir

10
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

bone laf
bonus gunno
book buug
both labadaba
bother lurid
bottom hoos
box sanduuq
boy wiil
brave geesinimo
bread rooti
break jebin
breath neef
bring keenid
brother walaalka / boowe
brown bunni
build dhisid

11
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

burn gubid
bus bas
business shaqo / ganacsi
busy mashquul
but hayeeshee
buy soo iibin
being joogitaan
bye nabadeey
calendar jadwal
call u yeerid
campaign olole
can awoodid
cancer cudurka kanserka
capital magaalo madax
captain hogaamiye
car gaari

12
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

card bidaaqad
care ilaalin
carry qaadid
case xaalad / arrin / dhacdo
cat dumad
catch qabasho
cause sababid
ceiling saqaf / ugu sarreeya
cell unug
center xarun
century fac / qarni
certain cayiman
chance kansho / fursad
change is bedel
chapter cutub
character tilmaan

13
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

charge lacag bixin


chat wada hadal
cheat qish / dhagar
chicken dooro
child cunug
choose doorasho
circle goobo / daa`iro
circumstance xaalad
city magaalo
claim sheegasho
class fasal
clean nadiif
clear muuqda / waadix
client macmiil
clock saacad
close xirid

14
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

cloud daruur
club koox
code baaq sir ah
cold qabow
college kulliyad
color midab
come imaansho
comment faallo
committee shir
common guud
community bulsho
company shirkad
compare is bar-bar dhig
competition tartan
complete dhamaystiran
concern walaac

15
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

concerned welwel
condition shardi
conference shir
confirmation adkeyn
connection xiriir
consider malayn
contain ka kooban
continue sii wadid
contract heshiis
control maamulid
cook karin
cool qaboow / diiran
cooperate iskaashi
copy nuqul
corn haruur
corner gees / xagal

16
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

correct sax
cost kallifaya
council kal fadhi
count tirin
country dal
couple lammaane
course koorso
court qasri / maxkamad
cover dabool
cow sac
create samayn / abuurid
credit amaah
crime dembi
cry oohin
culture hidde /dhaqan
cup koob

17
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

current soconaya
customer macmiil
cut goyn
dance qoob ka ciyaar / jaas
danger khatar
dark mugdi
data xog
date taariikh
daughter gabar
day maalin
dead mayd
deal heshiis
death geeri
decide go`aansasho
declare sheeg
deep qoto dheer

18
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

defeat jebin / ka guulaysasho


defense ilaalin
degree heer / shahaado
delay dib u dhig
deliver gaarsiin / bixin
demand codsasho
department qeyb
depend ku tiirsan
deplace xayiraad
describe tilmaamid
design naqshadayn
desire jecel / xiise u qabid
detail faahfaahin
determine go`aamin
develop horumarin
dictionary ereykoobe / qaamuus

19
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

die dhimasho
difference kala duwanaansho
different kala duwan
difficult adag
diploma dibloomo
direct toos / ku aadan
direction jiho
director agaasime
dirty uskag
discover soo saarid / helid
discuss ka doodid
disease cudur
dish xeero / saxan
divide qaybin
division qayb
do samayn

20
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

doctor takhtar
dog ey
door afsaar / albaab
double laban-laab
doubt labalaabow / shaki
down hoos
draw sawirid
dream riyo
drink cabid
drive wadid
drop dhicid
dry qalalan
due sabab
during inta lagu jiro
duty waajib
ear dheg

21
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

early xilli hore


east bari
easy fudayd
eat cunid
economy dhaqaale
education waxbarasho
effect raad / saamayn
effort dadaal
egg ukun
eight siddeed
either midkood / sidoo kale
election doorasho
electricity koronto
element curiye
emergency degdeg
employee shaqaale

22
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

empty faaruq
encourage dhiirri-gelin
end dhamaad
enemy col
energy tamar
entertainment madadaalo
enjoy ku raaxaysi
enough ku filan
ensure hubin
enter galid
environment deegaan
equal la mid
error khalad
especially gaar ah
establish samee / asaasid
even xataa hadii

23
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

evening fiid
event dhacdo
evidence caddayn / markhaati
example tusaale
exception laga reebo
exist jira
expect filasho
experience khibrad
explain sharraxid
express sheeg
extra dheeraad
eye il
face fool / weji
fact xaqiiq
factor caan
fail fashil / guul darro

24
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

fair cadaalad ah
fall dhacid
false aan jirin / been
family reer
far fog
farm beer
fashion moodo
fat buuran
father aabe
fear baqdin
feature muuqaal
feel dareen
female dhedig
few xoogaa / dhowr
field beerta
fight dagaal

25
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

figure shakli / qaab


file fayl
fill buuxiya
film filim
finer aad u dhuuban
financial maaliyad
find helid
fine fiican
finger far
finish dhammayn
fire dab
firm shirkad
first ugu horreyn
fish kalluun
fit le`eg / ku filan
five shan

26
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

fix hagaajin
flag calan
floor dhul / dabaq
flower ubax
fly duulid
follow raacid
food cunto
foot lug
force awood
foreign shisheeye
forget iloobid
fork fargeeto
form foom
four afar
free madaxbannaan / bilaash
fresh cusub

27
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

friend wadey / saaxiib


front horey
full buuxa
function shaqo
fund dhaqaale
future aayo / mustaqbal
game ciyaar
garden beer
gas gaas
gate ganjeel / irid / albaab
general guud
generation jiil
get helid
gift deeq / hadiyad
girl gabar
give siin

28
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

glass dhalo / galaas


go socod
goal han / hadaf
god ilaah
gold dahab
good wanaagsan
goverment dawlad
gray cawl
great weyn
green cagaar
ground oogada dhulka / asaas
group koox
grow korid
guard ilaaliye
gulf gacan
gun madfaca / qori

29
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

hair timo
hand gacan
happen dhaca
happy rayrayn / farxad
hard adag
hat koofiyad
have haysasho
he isaga
head madax
headache madax-xanuun
health fayoobi / caafimaad
hear maqal
heart wadne
heavy culus
hell jahanamo
help kaalmo

30
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

here halkan
hero halyeey
high sarreeya
history sooyaal
hit ku dhufasho
hold qabasho
hole dalool
honey malab
home hoy / guri
hope filo / rajo
horse faras
hospital cusbitaal
hot kulayl
hotel huteel
hour saacad
house guri

31
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

how sidee
human dad
hurt dhib / dhaawac
husband say
ice baraf
idea fikrad
ideology aragti
ill xanuun
image sawir
immediate degdeg
immigration tahriib
important muhiim
impossible aan suurtoobayn
improve wanaajin
include ka koobma / ku darid
incom dakhli

32
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

increase kordhid
indeed dhabtii
index tusmo
indicate tilmaamid
individual shakhsi
industry warshad
information xog
insist ku adkayn
institution haayad
intend niyaysi
intensive xoog leh
interest danayn
international caalami / duwali
interview waraysi
introduce hordhac
investment mira dhalin

33
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

invitation yeermo / casumaad


involve ku lug leh
is waa
island jasiirad
issue arrin
item walax
job hawl
join ku biirid
joke kaftan
judge garsoore
juice casiir
keep dhawrid
key fure
kill dilid
kind jaad / nooc
king boqor

34
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

kitchen jiko
knee ruug
knife mindi
know ogaan
knowledge aqoon
labor shaqo
lady marwo
land dhul / soo degid
language af / luuqad
large weyn
last ugu dambeeya
late daahid
laugh qosol
laundry dhar
law xeer
lead hogaamin

35
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

learn barasho
leave ka tegid
left bidix
leg lug
legal sharci ah
less yar
let daa
letter xaraf / warqad farriimeed
liar beenaale
liberary maktabad
liberal fikrad ballaaran leh
lie been
life nolol
light iftiin / khafiif
like ka helid
likely siday ubadantahay

36
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

line xariijin
lip dibno
list liis
listen dhegeysi
little wax yar
live nool
local maxalli
long dheer
look eegid
lose lumin
lot badan
loud dheer / sarreeya
love jacayl
low hooseeya
luck ayaan / nasiib
machine aalad

37
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

mad waalan
magic fal
main xarun
maintain joogtayn / ilaalin
major ugu weyn
make samayn
male lab
mall suuq
man nin
manage maamulid
manual gacan laga sameeyo
many badan
map khariidad
market suuq
marriage guur
marry guursasho

38
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

match u eg / kulan
material wax
muscle muruq
matter walax / arrin
may laga yaabee
mean ula jeeddo
measure cabirid
medical dawayn
meet kulan
member xubin
memory xusuus
mention xus
method hab
middle dhexdhexaad
mile mayl
militry askari

39
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

mind maan /caqli


mineral macdan
minister wasiir
minute daqiiqad
miss u xiisid
mistake gef
mix isku qasan
model qaab
modern casri
moment waqti yar
money lacag
month bil
moon dayax
morning subax
mosque masjid
most ugu badan

40
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

mother hooyo
mouth af
move dhaqaaqid
much badan
murder dil kas ah
music muusig
must lagama-maarmaan
nail mismaar
name magac
narrow ciriiri
national qaran
nature abuur / dabeecad
near ku dhow
necessary daruuri
neck qoor / sur
need u baahasho

41
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

negative diidmo
neighbor deris
nervous walwal
net shabaag
network shabakad
new cusub
news war
nice fiican
night habeen
nine sagaal
no maya
noon duhur
normal caadi
north waqooyi
nose san
note qormo-qabyeed

42
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

nothing waxba
now hadda
noun magac
number tiro
nurse kalkaaliso
obtain helitaan
occur dhicid
offer bandhigid
office xafiis
oil saliid
old duq
one kow
only keliya
open furan
operate shaqayn
oppurtunity kansho / fursad

43
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

opposite lid / kasoo horjeed


or ama
orange oronjo
order farriin / amar
organization urur
original asli
other mid kale
out dibadda
page bog
paper xaashi
parent waalid
parecious ayaan darro
part qeyb
particular gaar
party xaflad
pass dhaafid

44
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

past tegey
patient dulqaad / xanuun
pattern qaab
pay mushahar
peace nabad
pen qalin biire
pencil qalin rasaas
people dad
percent boqolleey
performance gudasho
period goor
person qof
personal shakhsi
pick dafid / qaadid
picture sawir
piece gabal

45
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

pig doofaar
place goob
plan khidad
plane diyaarad
plant geed
plate saxan
play dheel
please fadlan
point dhibic / meel
police boolis
policy siyaasad
political siyaasi
poor sabool
popular caan ah
population bulsho
position meel

46
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

possible suurto gal


poral gardarro
power awood
practice samayn
prepare diyaarin
present jooga
president madaxweyne
press saxaafad
pressure cadaadis
prevent ilaalin
previous hore
price qiime
primary asaasi ah
principle mabda`
private gaar
problem dhib

47
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

procedure nidaam / dhaqan gelin


process geedi socod / camaliyad
produce soo saar
professional xirfadle
profit faa`ido / dheef
program barnaamij
project mashruuc
property hanti
proposal soo jeedin
prove caddayn
provide siin
public guud
publish daabacid
pull soo jiidid
pupil arday
purpose ujeedo

48
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

push riixid
put dhigid
quality tayada
quantity tirada
question weydiin / su`aal
quick degdeg
quiet degenaan
quieted aamusnayd
quotation maragsasho
radar raadaar
radio warbaahin / idaacad
rain roob
raise kor u qaad
range kala duwan / taxan
rapid dhakhso
rate sicir

49
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

reach gaarid
reaction fal celin
read akhrin
ready diyaar
real dhab
reason sabab
receive helid / soo gaarid
recent cusub
reception soo dhoweyn
record duubid
red guduug
reduce hoos u dhig
refer u tilmaamid
reverse dib u celin
refuse diidid
regular nidaamsan

50
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

relate la xiriira
relax nasasho
remain haraaya
remember xusuus
remittance xawaalad
remove saarid
rent kiro
replace bedelid
reply warcelin
report riboot
represent u taagan
require u baahan
research baaritaan
resource khayraad
respect ixtiraam
response jawaab

51
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

responsibilty masuuliyad
rest nasasho
result natiijo
return soo laabasho
revise dib u eegid
rich maal qabeen
right midig
rise kicid
risk khatar
river webi
road wado
roof saqaf
room qol
royal boqor
rule sharci
run orod

52
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

sad murugo
safe nabad / aamin
sail dhoof
sale iibin
salt cusbo
same lamid
save kaydin / badbaadin
say dhehid
scheme khidad
school dugsi
science saynis
sea bad
search raadin
season nur / xilli
seat fariisasho
second labaad

53
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

secret sir
secretary xoghaye
section qeyb
security amni
see arkid
seek raadin
seem u muuqda
sell iibin
send dirid
sense dareen
series taxane
serious halis
serve u adeegid
set dhig / isku hagaajin
seven todoba
share la wadaagid

54
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

sharp af leh / fiiqan


she iyada
sheep ido
ship markab
shirt shaati
shoe kabo
shop dukaan
short gaaban
show bandhig
shut xirid / damin
side dhinac
sign saxiix
significant muhiim
silver qalin
similar u eg / lamid ah
simple fudud

55
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

single keli
sister walaasha / baaye
sit fariisasho
site degel / goob
situation xaalad
six lix
size cabbir
skill farsamo
skin maqaar
sky cir
sleep hurdo
slow gaabin / tartiib
small yar
smile dhoola cadeyn
smoke qiiq / sigaar cabid
society bulsho

56
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

soft jilicsan
some qayb
son wiil / igaar
song hees
sorry ka xumaansho
sort nooc
sound jabaq
source ilaha
south koonfur
space meel / boos u dhexeysiin
speak hadlid
special gaar
spell higaadin
spend kharash
spoon qaado
spring guga

57
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

staff shaqaale
stage masrax
stand istaagid
standard heer
star xidig
start bilaabid
state gobol
statement bayaan
station xarun
statistic tirokoob
stay joogid / ku sugnaan
step talaabo
stick ul
stomach calool
stone dhagax
stop joogso

58
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

store bakhaar
story sheeko
strange shisheeye
street wado
strong xoog-weyn
structure qaab dhismeed
student arday
study barasho
style qaab
subject mawduuc
success guul
sudden kedis
suffer cabasho
sugar sokor
suggest soo jeedin
summer xagaa

59
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

sun qorrax
support taageerid
suppose male
sure hubid
surface oogo
sweet macaan
swim dabaal
system hannaan / nidaam
table miis
take qaadasho
talk hadal
tall dheer
task hawl adag
tax cashuur
teach barid
team koox

60
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

technique farsamo
technical farsamo
tell sheegid
ten toban
term kalmad
test tijaabo
thank mahad
that kaa
theory aragti
there halkaa
they iyaga
thing wax
think maamin / fekerid
this kan / tan
three saddex
throat cunaha / hunguriga

61
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

through dhex marid / iyada oo loo maraayo


throw tuurid
ticket boono / tikid
time ammin / waqti
tired daal
title cinwaan
together wadajir
tommorow berri
tongue carrab
tooth ilig
top kor
total dhammaan
town magaalo
trade ganacsi
train tababar / tareen
translate afcelin / turjumid

62
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

travel sadcaalid / safrid


tray saxan ballaaran
threat dawayn
tree geed
true sax / run
try isku day
turn jeedin
two labo
type jaad / nooc
umbrella dallad
understand garasho / fahmid
union midow
unit unug / cutub
university jaamacad
use adeegsi
usual caado

63
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

value qiime
variety kala duwan
versatile dhexdhexaad
very aad
view daawasho
village tuulo
visit booqasho
voice cod
wait sugid
walk socod
wall gidaar / derbi
want doonid
war dagaal
warm diirran
wash dhaqid
water biyo

64
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

watch saacad / daawasho


way dhabo / hab
weak liita / daciif
wear xirasho
week toddobaad
well fiican
were ahayd/ ahayn/ ahaayeen/ ahaydeen
west galbeed
wet qoyan
what maxay
when goorma
where halkee
which kee
while goortii
white caddaan
who kuma

65
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

whole giddi
why sabab
wide ballaaran
wife xaas
will doonis
win guul
window daaqad
winter jiilaal
wise garaad badan
wish filasho
with la jira
women naag
wonder yaab
word erey
work hawl
world adduunka

66
CabdulWaaxid Axmed Cali
Kun Erey oo English ah

worry welwel
write qorid
wrong gaf
year gu` / sannad
yes haa
yesterday shalay
you adiga
youth dhalinyaro
zebra dameer farow

67
CabdulWaaxid Axmed Cali
EEBBE mahadii ayuu ku dhammaaday

You might also like