You are on page 1of 1

10ka Malaa’ig aay Waajib Tahay Inaa Baratid iyo Shaqadooda.

1) Jibriil : waa Malaga uu Alle u wakiishay inuu gaarsiiyo Waxyigiisa Anbiyadiisa


iyo Rusushiisa.
2) Miikaa’iil : waa Malaga uu Alle u wakiishay inuu soo daayo Roobka.
3) Israafiil : waa Malaga Buunka Qiyaamaha Afuufi doono.
4) Izraa’iil : waa Malaga Nafta ka qaado Dadka. Magaciisa kale waa malakul-
mowt.
5) Ridwaan : waa Malaga Furaha Janada haayo.
6) Maalik : waa Malaga Furaha Naarta haayo.
7) Raqiib : waa Malaga Qoro Qofka Samaan tiisa. Wuxuu na saaran yahay Garab
kiisa Midig.
8) Catiid : waa Malaga Qoro Qofka Xumaan tiisa. Wuxuu na saaran yahay Garab
kiisa Bidix.
9) Munkar : waa Malaga qofka ku weydiiyo Su,aabaha Qabriga.
10) Nakiir : waa Malaga Qofka Su,aalaha ku weydiiyo Qabriga.
F.G Munkar iyo Nakiir waa labada Malaga oo Qofka Su,aalaha ku
weydiiyo Qabriga.

‫المالئكة العشرة الواجب علي كل مسلم و مسلمه معرفتهم‬.


‫ أمين الوحي‬: ‫ جبريل‬:١.
‫ لألرزاق‬: ‫ ميكائيل‬: ٢.
‫ نافق الصور‬: ‫ اسرافيل‬: ٣.
‫ ملك الموت‬: ‫ إزرائيل‬: ٤.
‫ خازن الجانان‬: ‫ رضوان‬: ٥.
‫ خازن النيران‬:‫ مالك‬: ٦.
‫ كتابة الحسنات‬: ‫ رقيب‬: ٧.
‫ كتابة السيئات‬: ‫ عتيد‬: ٨.
‫ سؤال الميت في القبر‬: ‫ منكر‬: ٩.
‫ سؤال الميت في القبر‬: ‫ نكير‬: ١٠.

Waxaa qoray Elmi Ahmed

You might also like