You are on page 1of 1

maanta waa 15/12/2022 waxa ka hadhay sanadkii 2023 mudo ah 15 maalmood waxan

doonaya in aan nolashayda ka furo bayj cusub alle haygu guulayo


inhadafkayga ka rumeeyo isbadal baan nolashayda la doonay
caawa waxaan bilaabay bilowga ninka ugu maalka badnaan doona aduunka tobananka
sano ee soo socda inshalah waxan ku noolahy burco
somaliland waxan ahy grade 8 baxaya sanadka 2023 inshalh
waxan gali doona kaalinta kowaad ee somaliland hadafkaygu waa jano ka adoonyo waa
inan noqdo muslinka ka lacagta batay gaalo aasaasona munadamo
ka shaqaysa arimaha muslimiinta inshalah tacaal intani waaa bilow ee ha isu kay
diyaariyo calaamku waan soo socda inshalah tacaal.

16/12/2022
maanta waxa guriga yimi sahra saleban iyo caruurteda kolay aniga way i xiijiyen
waxan qaybay imtixaanki englishta alle ha igu guuleyo
waxan diyaariyay vocabularigi englishta beri waxan diyaarin tarbiya iyo english
inshlahu tacala madax i xanuunaya aniga beri fasax baan ahy
waana sabti imtixanku wuxu i bilaabmaya axada waxan doonaya inan timaha iska
hagaajiyo xooga yaro jeego ahna xiirto oo aan la dareemayn
kolay dumar waxan arkay sadex mid waa mumtaas,labada magacooda garan maayo waan
arkay uun lkn waan isku dayi ta pareefadka koly waxan ku jira
excel oo iyaduna maraysa maanta waa intaa waa inoo maalmaha kare inshlahu tcl

17/12/2022

You might also like