You are on page 1of 1

ogaysiis

Bismilaahi raxmaani raxiim Asalaamu calaykum Waraxmatulahi Wabarakaatu.

Ugu horayn Xubnaha Ururka SAMO WADE Waan idin wada salaamaya DHamaantiin xili kasta oo ay idiin
tahay iyo meel kasta oo aad joogtan..

Dhamaan Xubnaha Ururka ee SAMO WADE Waxan idinku Wargalinaya in uu inoo bilaabmayo shirkeeni
bilaha Ahaa ee Bishiiba halmar iskugu iman jirnay marka waxa uu inoo bilaami doona maalinta jimcaha
ee ay bishu ku taarikhaysan tahay 14/10/2022 inzha allah waxaana uu kadhacaya hotelka Aadan
xaashi ee kaso horjeeda dhakjtarka gargaar ee suuqa wuxuuna ino bilaabi doona salaada maqrib kadib
inzha Allah marka wakhtiga Aynu Ilaalino DHamaanteen suuqa aynu kuwada tukano

Waanad mahadsantihiin DHamaantiin

ALLA MAHADLE… AFhayeenka URURKA SAMO WADE Mr. Nimcaan Axmed Cllaahi

You might also like