You are on page 1of 3

SU’AALAHA FASALKA 8AAD

1. Dhawaaqa Erayga ‘’iswaydaarsi’’ waa;-


B, /is/way/daar/si/ T, /is/wa/y/da/ar/si/ J, /isw/ay/da/ar/si/ X. Midna
2.Erayada af-soomaaliga waxaa loo kala saaraa .
B, tix iyo tiraab T, sal iyo baar J, qurub iyo lifaaq X. dhamaan
3, Guud ahaan, Afka soomaaligu wuxuu u qaybsamaa labbo qaybood oo kala ah;.
B, tix iyo tiraab T, sal iyo baar J, qurub iyo lifaaq X. dhamaan
4, ‘’Caasha way waysaysanaysaa’’ gooraynteedu waa.
B, fal-foolane T, Fal-jooge J, Fal-jooge socda X, fal-tagay
5, ‘’Dugsiga waxa aan ku dhiganaa maaddada afka soomaaliga’’ gooraynteedu waa.
B, fal-foolane T, Fal-jooge J, Fal-jooge socda X, fal-tagay
6, “ Cali maanta ayuu yimid” Fal-kaab gooreedka ku jira weedhu waa;
B, Ayuu T, Cali J, Maanta X, T&J
7, “Hadda ka hor Deegaan keennu malahayn taallooyin” Falkaab Gooredku waa;
B, ka hor T, Deegaan J, Taallo X, Midna
8, Ayaa lahaa hashii Garawo ?
B. Cigaal Shiidaal T, Sayid maxamed J, Shiil Cismaan X , Dhamaan
9, Gabaygu waa;-
B, Boqorka Maansada T, Boqorka Tiraabta J, Boqorka Heesaha X, B&T
10, Maansada Qaybaha ugu muhiimsan waxaa kamid ah;-
B, Geeraarka T, Gabayga J, Buraanburka X, Dhamaan.
11, ‘’___________Waxaa lagu soo gudbiyaa jiib, jaan, sacab iyo durbaan’’
B, Geeraarka T, Gabayga J, Buraanburka X, Hees.
12, ‘’__________Wuu labbo dhacaa ama uu saddex dhacaa”
B, Geeraarka T, Gabayga J, Buraanburka X, Hees.
13, ‘’___________Wuu mardhacaa ‘’
B, Geeraarka T, Gabayga J, Buraanburka X, Hees.
14, “___________Dumarka ayuu ugaaryahay Qaafiyadana waa laga bixi karaa”
B, Geeraarka T, Gabayga J, Buraanburka X, Hees.
15, ‘’Cuqlaa adiga kuu baxay haddaan kuu curaaftamaye’’ waa meeris kamida gabaygii.
B, Qamaan Bulxan T, Sayis maxamad J, Axmed ismacil (Qasim) X. Midna
16, ‘’Dacartuba Marbay malab dhashaa, aad muudsataa dhabaqe’’waa meeris kamida gabaygii.
B, Qamaan Bulxan T, Sayis maxamad J, Axmed ismacil (Qasim) X Raage Ugaas
17, Meeriska gabayga waxaa loo qaybiyaa labbo qaybood;
B, Tuduc & Beyd T, Qaafiyad & Xaraf-raac J, Hojis & Hooris X, Tix &Tirab
18, ‘’Ardaydu Cashar bay Qorayaan’’ Weedhani waa;-
B, Tooxane T, Matooxane J, Midna X, dhamaan
19, “kubbad baa laciyaarayaa’’ Weedhani waa;
B, Tooxane T, Matooxane J, Midna X, dhamaan
20, Erayga Hirar Dhigiisu waa;-
B, Ruwaayad T, Hurdo J, Mawjad X, T & J.

JAWAABAHA SU’AALAHA
1, B 6, J 11, X 16, J
2,T 7, X 12, T 17, J
3,B 8, J 13, B 18,B
4,J 9, B 14, J 19, T
5,T 10, X 15,T 20, J

You might also like