You are on page 1of 3

Asc Tusaale iska soo qaad in aad tahay ninkan oo aad wax soo

saar laheyd horaantii bisha ama sanadka , waxaa aqrineysay


buugaag badan , waxaad si joogto ah u sameyneysay jimicsi , oo
aad shaqadaada ku tageysay waqti loogu talagay, adiga oo sidaa
productivitigaaga u wanaagsanaa ayey xaaladu kugu adkaatey ,
wax walb awaxey kuugu muuqdaan kuwa xoogaa adag in la
sameeyo , waad daalantahy, waxaad lumisay dhamaan
dhiirigelintii aad hore u laheyd inaad ahaato mid dadaal badan ,
Oo xataa ma garan kartid sababtii aad markii hore wax soo saar
u laheyd laakiin hada aadan u laheyn , nasiib darose dhiirigelin
laaantan waxey bilaabtaa iney dhex gasho qeybaha kale ee
noloshaada , waxaad ka caajiseysaa in aaad aado goobta
jimicsiga oo aad jimicsato. Hal maalin waxey isu beddeshaa
labo maalmood , labo maalmoodna waxey isu bedelaan
toddobaad. Waxa kale oo aad bilaabeysaa inaad cunto cunto aan
caafimaadkaaga u fiicneyn, daawato tvga muddo dheer, ciyaarto
gameska maalayacniga ah , habeen walba aad dhafarto oo
subixii adigoo daalan soo kacdo xilli danbe , oo aad ka
welwesho in aadan sameynin waxyaabaha muhiimka ey tahay
in aad sameyso,
maxeynu weli sidaa u nahay?
Dadbadan mudadaas dheer ee isburburinta iyo guul darada
waxey u heysaan wax iska caadi ah halka dadka qaar ey
dareensanyihiin in eey rafaad ku jiraan. Waxaan doonayaa in
aan ku siiyo hage wax ku ool ah sida aad rafaadkaas uga bixi
laheyd
Istiraatijiyada koobaad: waa in aad isticmaasho mabda’a wax samee

Mabda,ani waa kicinta ficilka hadii aanad laheyn dhiirigelin aad wax
ku sameyso waxaaad ubaahantahay shay dhalin doona dheerigelin ,
mabda’a wax samee waa hab aad ku dhaqaaqdo marka aanad
heysan dhiirigelin aad wax ku qabato, marka dadka badankooda
waxey u maleynayaan in si ay wax u qabtaan u baahanyihiin
dhiirigelin, tusaale youtubeka ayaad ka daawatey video dhiirigelin
ah si aad talaabo ugu qaado yoolalkaaga yoolalkaaga lakin
dhiirigelintan marwalba ma heysan doontid laakiin in aad
isticmaasho mabda’a wax samee marka waxaa aad u wanaagsan in
aad ficil ku bilaawdo si ficilka aad uga hesho dhiirigelin. hadii aadan
niyad u hayn in aad wax sameyso markaa waa inaad wax uun
sameysaa taasi waxtar bey leedahay waxaa ka mid ah in xitaa aad
ilkahaaga cadaysato taas waxey ku siineysaa dhiirigelin aad wax
kale ku qaban karto. Hadii ay tahay inaad qorto curis weyn kaliya ka
fakir in aad ducumintiga aad fureyso aadna bilowdo inaad qorto
wixii maskaxdaada ku soo dhaco.

Istiraatijiyada labaad: waxey u muuqataa mid liddi ku ah


wixii aan hadda sheegnay taasina waa in aad naftaada ku
abaal mariso guulo yaryar.

Marka aad waxqabato ama aad guulyar gaarto waa inaad


abaalmarin siisaa naftaada taasi waxey kugu dhiirigelineysaa in aad
guulo kale oo badan gaarto. Teeda kale marka aan ku leeyahay
isticmaal istiraatijiyada wax samee maahan inaad ka dhigto xad
dhaaf oo marweliba aad wax sameyso ee sidoo kale isticmaal
istiraatijiyadan inaad is abaalmariso oo aad nasato aadna raaxeysato
shaqo dheer kadib taasi waxey ku siin doontaa awood aad dib ugu
qalabsato oo aad isku diyaariso istiraatiyada wax samee .

Lambarka seddexaad :culeyska xad dhaafka ka day nafta.


markii aad soo marto waqti dheer oo is halaag ah ku mashquul sidii
aad naftaada u korin laheyd usameyso qaab nololeed aad si tartiib
tartiib ah. Oo aad is barbar dhigto ciddii aad shalay aheyd iyo qofka
aa manta tahay , si aad u noqoto qof wax soo saar leh waa inaad si
tartiib tartiib ah ugu qaado talaabo cusub oo aad joogteyso waxaad
noqonesaa mid wax soo saar leh oo faraxsan.
Ugu danbeyn in aad iska hagaajiso alle ka cabsiga haduu Alle sw
raali kaa yahay wax walba wey kuu fududaanayaan oo aadna
istiraatijiyadahan isticmaasho rafaadka wuu kaa dhamaanayaa ,
maxaad sameysaa si aad u hesho dhiirigelin? haddii aad ka heshay
muuqaalka suul saar nagu soo biir si aad u hesho muuqaalo noocan
ah saaxiibadaa usharegarey aad baa u mahadsantahay by

You might also like