You are on page 1of 4

6/25/23, 7:40 PM DHIBATOOYINKA SIIGADA LAGA DHAXLO IYO SIDA KU JOOJIN KADHO

https://www.bulshomagazine.com/2023/03/daawashada-filmanta-xunxun-waxay.html 1/4
6/25/23, 7:40 PM DHIBATOOYINKA SIIGADA LAGA DHAXLO IYO SIDA KU JOOJIN KADHO

Home  DHIBATOOYINKA SIIGADA LAGA DHAXLO IYO SIDA KU JOOJIN KADHO SOCIAL PLUGIN

DHIBATOOYINKA SIIGADA LAGA DHAXLO IYO SIDA KU    


JOOJIN KADHO
   
BY Bulsho Magazine  March 15, 2023

MOST POPULAR
Daawashada  filmanta xunxun waxay keenaan dhibaatoyin nafsiyan iyo  mid jireed, islamarkaasna aadan kasoo
kaban karin sanado farabadan. 10 tallaabo oo kor uqaad
kalsoonida qofka.
 March 26, 2023

Xeeladaha qofka ufudud


inuu si dhaqso ah u kas
qalbiyada dadka ku hare
 March 23, 2023

Sida imtixaanka loogu g


 March 24, 2023

Cuntooyinka Marka la is
lagu sumoobo!
 March 11, 2023

ASTAAAMAHA AMA SIF


LAGU OGAADO INAAD
Siigadu waa aafo weyn oo ku habsatay boqolaal kun oo dhalin yara ahaa oo ku nool guud ahaan
UBAAHANTAHAY.
calamka kuwaas oo lahaa, Hami iyo himilo sare afeysana cadadan xun.  March 14, 2023

Intooda badani waxay caado ka dhigteen isticmaalida gacantooda iyaga karaadinaya dareen, ama shahwad,
Maxaa dhici karo hadii u
taasina waxay usoo jiidaa dhibatoiyn xanuun badan                                       
joogteeyo quraacda oo l
 March 22, 2023

 DHIBATADA SIIGADA LAGA DHAXLO  

1 Biyo bax deg dega: in qofku celin kari waayo  biyaha xiliga galmada, waa raad xanuun badan oo siigadu
kureebto qof cadeysta siigeysiga.

              

https://www.bulshomagazine.com/2023/03/daawashada-filmanta-xunxun-waxay.html 2/4
6/25/23, 7:40 PM DHIBATOOYINKA SIIGADA LAGA DHAXLO IYO SIDA KU JOOJIN KADHO
2   H a m i Ya r i d a / Q o f k a O o W a x b a   D a r e e m i n W a k h t i g a G a l m a d a : I n t a B a d a n W a x a K e e n a X a n u u n k a n M a r k a
Qofku La Qabsado Siigeysiga Una Noqoto Dookh 

3  Lumitanka tamarta jirkaaga ; qofka oo lumiya muuqalka jirkiisa iyo hab fekerkiisa waa dhibaato weyn oo
laga dhaxlo siigada 

4 Istaagida xubinta taranka ; Siigadu waxay keenta hawlgab ama in xubinta taranku istaakto oo shaqayn
weydo xiliga galmada 

inta badan qofka cadeysta siigadu, waxa la hu baa haduu joojiyo siigeysiga in jirkiisu dib isu kabaayo oo
kasuoo noqonayo sidiisi lkn waxay qaadataa inta qofku siigeysanayay 

HADABA SIDEE BAA LOO JOOJIN KARAA


                                                  

1 mashquuli maskaxdaada; maskaxdaadu waxay ubahantahy iney iloowdo waxaybihii balwadaa kuu aha si
midaa aad usameyso wakhigaga ha noqdo mid aad marwalba mashquultahay 

2 GUURSO; Hadii aad awoodo guurso, Guurku wuxuu kaa ilaalinayaa inaad sameyso caadadan foosha xun ee
sameysay boqolaal kun oo dhalin yara ah oo ku nool guud ahaan aduunkan                   

3 SOONKA IYO SALAADA; Hadii aad soonto inta badan waxad dareemeysa gaajo taas oo keeni kadha inaadan
marnaba siigeysaneen adigoo calooshada marantahy waana fursad weyn oo aad kaga faaideysaneyson ilhayna
danbi dhaaf kaga dhigaayo 

4  JOOJI DAAWASHADA FILMANTA ANSHAX XUN; Dawashada aflamta xun xun waxay keenan in marwalba oo aad
dawato iney kugu soo dhacdo inaad siigeysato taas oo ah inaad joojiso si aad uga soo kabato afadan aadka u xun

     

https://www.bulshomagazine.com/2023/03/daawashada-filmanta-xunxun-waxay.html 3/4
6/25/23, 7:40 PM DHIBATOOYINKA SIIGADA LAGA DHAXLO IYO SIDA KU JOOJIN KADHO
 OLDER NEWER 

Posted by Bulsho Magazine

YOU MAY LIKE THESE POSTS

Popular Posts

10 tallaabo oo kor uqaadaysa kalsoonida


qofka.
 March 26, 2023

Xeeladaha qofka ufududeen kara inuu si


dhaqso ah u kasbado qalbiyada dadka ku
hareeraysan.
 March 23, 2023

Sida imtixaanka loogu guulaysto!


 March 24, 2023

Created By Blogspot | Distributed By BULSHO MAGAZINE PRIVACY POLICY TERMS AND

https://www.bulshomagazine.com/2023/03/daawashada-filmanta-xunxun-waxay.html 4/4

You might also like