You are on page 1of 1

AWSANE PRIMARY AND INTERMEDIATE

TERM-ONE EXAMINATION 2022-2023

SCIENCE GRADE THREE

Qeybta 1aad: 30 marks

1. Qor saddex jimicsi ee dugsiga laga sameeyo. B} ____________________


T} ______________________ j} __________________________

2. Qor saddex xayawaanad kuwa dulaa. b} _____________________

T} _____________________ j} _________________________

3. Qor labba astaamo ee dhirta leeyaahay. B} ____________________

T} ____________________

4. Qor labba cuntooyin laga heloo xayawaanadka. B} _______________________

T} __________________

QEYBTA 2AAD: ISKU BEEG 30 MARKS

B T
1.Kuwa qolofta isku qariya B}Koosto
2.Dhirta ubaxa leh T}baaldi caag ah
3.Qudaarta J}Ayax
4.Keydinta biyaha X}Geedka yaanyo
5.kuwa bood booda KH}Diin

QEYBTA 3AAD: KU QOR RUN AMA BEEN 40 MARKS

1. Kalluunka waa xayawaannada xamaarta.{ }


2. Jimicsiga jirkeenna wuu dibciyaa. { }
3. Biyaha yar waxa lagu keydin kara biya xireen. { }
4. Digaagad iyo dabagaalle waa xayawaannadda socda. { }
5. Jiir,qorato,bakaylle waa xayawaannada carara. { }

You might also like